Quantcast
Viewing all articles
Browse latest Browse all 54547

CINTIRAAFKA SOMALILAND WAXA HORTAAGNAA UCID IYO UDUB WAXA AY KA XANAAQEENA WAA CINTIRAAFKII OO AAD U DHOW . By- saleebaan maxamud dhiidhi

 
waxan salamaya muwaadiniinta somaliland  ee wadanka jecel meel kalena an ka aadin mar qudha 
somalida oo dhami waa walaalo  lakiin waa kala mabda dadkasta iyo qabiil kastana meesha alle ku abuuray iyo xuduuda uu hoos yimaado buu ka mid yahay.
waxa ka soo baxaya raga ciradu iskaga dhigtay ee danbiilayaasha ah ee ku jira xusbigii la odhan jiray ucid ee baabay ee laga baxay iyo udubtaa la isku haysto-
qaar kamida waxay malin kaste saxafada u sheegayaaan waa hadal qaran xumayna ee maha masuuliyad shacabka iyo dhalintu ha ogaadeen in somaliland 
muqadis tahay oo cida soo doonata calamku fara galin doono . somaliland waxay haysataa nabad aad u wayn wana wax eebe loogu mahad naqo cid nabadaa-
laga baryayaana majirto faysal iyo waran cade  waxay dagaan  xafada hargaysa ugu yar tuulada daroor waxan leeyahay faysalow tuuladii daroor maha hargaysi
ee waa casimad casimadana cida qurxisaa lagu ixtiraama ee horta magalada dhankaaga qurxi sida siinay iyo jigjiga yar u quruxda badantahay u qurxi xafada aad 
intaa sheegato hadii burco iyo ceeri gaabo iyo lascaanood iyo saaxil laga diiday  hargaysada aad sheeganayso qayladada bay ka saaxan laday ee yeelo cid hadal yaqana-
oo ku hadasha . waran cade waxan leeyahay xil baad doonaysaa ee hab wacan ku doon dowladani cidna kareem iyo subag danbe marin mayso waa qaran adag -
oo aduunka isku halayn ka qaba . somaliland dowlado waawayn baa ilashanaya cid wax yeeli kartaana ma jirto cintiraafkeeda waxa hortaagnaa  kuwaa hada 
cadowga la soo safanaya ee danbiilayaasha ah lagu daba jiro xisaabtay lunsadeen iyo faysal oo dadkuu basaasay loo haysto qarankan somaliland  cidna -
loo baryi maayo hada shacabka iyo dhalinyarada waxa u dana wax barasho nabad caafimaad nidaam daacada raga qabyaalada soo celinaya waa niman cidla -
taagan oo hadhay madax wayne riyaale waxa uu ahaa nin sharaf leh ee waxa xumeeyay qaar reer hargysa u sheegtay lakiin wadanka an dan kalahayn .
somaliland ha noolaato cadowgeed ha jabo saxafadu dadka wadaniga ah wax ha ka qorto lakiin maha in ay cadowga somaliland dhagaystaan cid ilaalinta umada lagaga cabsanayaa ma jirto qarankan waa la dhisayaa hadii diinta lagaga baxayo somaliland waa jiraysaa wana la cintiraafayaa.
Alle mahad leh 
saleebaan maxamud dhiidhi 
————————————————-
 
Afeef: Aragtida maqaalku waa mid u gaar ah qoraaga, anaguna hadaanu Oodweynenews nahay waxaanu leenahay Magacaagu yuu noqon mid xumaan ka marag kaca, haka talin masiibiyo wax makhluuqa kalla dilla.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 54547

Trending Articles