Sawirka maanta ee shabakada caalamiga ah ee Oodweynenews waa sawiro ku saabsan Geedka Tiin Tiin-ka oo laga bilaabay in lagu iibiyo meelo ka mid ah suuqyada magaalada Muqdisho si loosiiyo Xoolaha kasoo barakacay dhulalka fog fog ee Miyiga ah ee ay abaaruhu saameeyeen, waxaana magaalada Muqdisho maalmahan lagu arkayaa Gaadhi-Dameero lagu rarayo Geedka Tiin-ka, DAAWASH WACAN.
SAWIRKA MAANTA EE SHABAKADA CAALAMIGA AH EE OODWEYNENEWS
↧
SAWIRKA MAANTA. Geedka Tiin-ka
↧