Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live

Hees Cusub Uu Soo Saaray Fanaanka Wayn Ee Maxamed Axmed Qoomaal [HAKA TEGIN...

  WAAH-WAAH.Waxaad ku soo dhawaataan  hees cusub oo aad u macaan uu soo saaray  Fannaanka waynee Maxamed Axmed Qoomaal , Heestan  macaan waxa magaceeda la yidhaahdaa HAKA TEGIN DURUUFAHA, heestan oo ah...

View Article


SAWIRKA MAANTA. Geedka Tiin-ka

  Sawirka maanta ee shabakada caalamiga ah ee Oodweynenews waa sawiro ku saabsan Geedka Tiin Tiin-ka oo laga bilaabay in lagu iibiyo meelo ka mid ah suuqyada magaalada Muqdisho si loosiiyo Xoolaha...

View Article


Taliyaha Ciidammada Xoogga Dalka iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Ku Sugan Gobolka...

Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa dhowaanahaan ku sugnaa wafdi uu hogaaminayo taliyaha Ciiidamanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayna ku wehliyaan safarkiisa saraakil ka tirsan ciidamada Amiso. Wafdigan ayaa...

View Article

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo marka laga reebo...

View Article

Dhagar Qabihii Isku Haligay Hargaha Iyo Saamaha Oo Cod Uu Iska Duubay Ku...

Dhagar qabihii isku haligay xaruntii Hargaha iyo Saamaha islamarkaana dad badan oo Soomaaliyeed salfaday ayaa cod uu iska duubay ka hor inta uusan is haligin ku cadeeyey in bartilmaameedkiisa uu ahaa...

View Article


Guddiga Dabagalka Xuquuqda Aadanaha Sharmoc oo Cambaareeyey Xasuuqii...

Guddiga Dabagalka Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed (SHARMOC) ———————————————————————————– Ref: Sharmoc30110010 Date: 05 October 2011 Ujeeddo: War Saxaafadeed Guddiga Dabagalka Xuquuqda Aadanaha Sharmoc...

View Article

Van Persie oo shaki galiyay Mustaqbalkiisa Kooxda Arsenal.

06 Oct 2011-  Captainka Kooxda Arsenal ahna weeraryahanka kooxdaasi Roben Van Persie ayaa shaki galiyay mustaqbalkiisa ku aadan siijoogitaanka garoonka Emirates,waxa uuna calaamatul su aal dul saaray...

View Article

Dr Cabdiqaasim Salaad oo qeylo dhaan ka muujiyay xadeynta badda Soomaaliya

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdiqaasim Salaad Xasan ayaa ka hadlay arrinta xadeynta badda Soomaaliya taasoo maalmahan ay sii kordhaysay hadal haynteeda. Dr Cabdiqaasim oo waraysi siiyay mid ka...

View Article


No Easy Way Out: Traditional Authorities in Somaliland and the Limits of...

The point of departure for this paper is the fact that Somalia has been without effective state institutions since 1991. Markus Virgil Hoehne explores how moderately effective state-like institutions...

View Article


Saddex maalmood baroor diiq kadib qaraxii lagu dilay in ka badan 70-ruux

Shalay ayaa caasimada Muqdihsu u aheyn maalin 2aad oo murugo iyadoo ay indhahaaga qabanayeen Dad tiiraanyeysan ooa dusha ka wada saarnaa baabuuro ay kor ka saran naxashyo siday qaar ka mid ah meydadkii...

View Article

Faadumo Qaamis Hillowle Oo Ku Geeriyootay Lodon Lagu Wado In Lagu Aaso halkaas

Allaha u naxariistee fanaanaddii caanka aheyd ee Faadumo Qaasim Hilowle oo maanta ku geeriyootay London ayaa lagu wadaa in maalinta Sabtida lagu aaso isla magaalada London. Maxamed Maclow Nuur oo ah...

View Article

Allaha u naxariisto Fanaanada Faadumo Qaasimo Hilowle oo ku geeriyootay...

Fanaanada Faadumo Qaasim Hilowle ayaa saaka ku geeriyootay Isbitaal ku yaala Magaalada London ee dalka Ingiriiska, kadib markii maalmahan xanuunsaneysay. Fanaanada ay dadka Soomaaliyeed u yaqaanaan...

View Article

Faadumo Qaasim Hilowle oo Saaka ku geeriyootay magaalada London

View Article


Dhaawacyadii qaraxii Hargaha iyo Saamaha oo maanta loo duuliyay Turkiga

Dowlada Turkiga ayaa ka dhabeysay balan qaad ay xalay u sameysay dowlada KMG Soomaaliya kaasi oo ahaa in ay dalkeeda kusoo daweyn doonto dadka aadka u liito ee ku dhaawacmay qaraxi ka dhacay Muqdisho....

View Article

Madax ka tirsan Dowladda oo maanta tagay Suuqa Bakaaraha iyo hawl-gallo laga...

Dowladda Soomaaliya ayaa waxay maanta hawl-gallo saf balaaran leh ay ka fullisay Suuqa weyn ee Bakaaraha, iyadoo dhinaca kalana ay maanta taggeen masuuliyiin ka tirsan Dowladda Somaliya. Dowladda...

View Article


Kulan ballaaran ay isugu yimaadeen Ururada Bulshada Rayidka oo lagu...

Kulan ballaaran oo maanta Magaalada Muqdisho ay ku yeesheen Ururada Bulshada Rayidka deegaanada Ex Banaadir ayaa lagu cambaareeyay weerarkii lagu laayay shacabkii u badnaa Ardayda Soomaaliyed ee maalin...

View Article

Dagaalo culus oo laga cabsanaayo inay ka dhacaan magaaladda Dhuusa Mareeb iyo...

Dagaalo xoogan ayaa waxaa laga cabsi qabaa inay ka dhacaan magaaladda Dhuusa Mareeb ee Gobolka Galgaduud, kadib markii laga war hellay in ciidamo ka tirsan Xarakada Al Shabaab, ay magaaladda ku soo...

View Article


Dowladda KMG oo sheegtay inay jawaab ka bixin doonaan qarixii ay Al-shabaab...

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda KMG Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in Wasaaradda Gaashaandhiga ay dib u bilaabi doonto howlgaladii iyo dagaaladii magaalada Muqdisho si ay gebi ahaanba...

View Article

qaar ka mid ah dhaawacyadii ku gubtay qaraxii ismiidaaminta oo loo qaaday...

37-ruux oo ka mid ah dadkii ku dhaawacmay qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee dorraad lala beegsaday wakaaladda Hargaha iyo Saamaha ayaa maanta loo duuliyey dalka Turkiga si halkaas loogu soo daweeyo....

View Article

Diyaarad goor dhow lagu soo riday Soomaaliya

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Bardaale ee Gobolka Bay ayaa sheegaya in diyaarad nooca aan duuliyaha wadin ah ee wax basaasta lagu soo riday degaankaas.   Diyaaraddaas oo la sheegay in laga...

View Article
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>