Sawirka Maanta ay Caalamiga ah ee Oodweynenews idiin soo gudbinayso,waa sawir ka turjumaya NAXARIISTA. ninkani markii uu ka bukooday dameerkii u shaqaynayay isagii ayaa ku riixaya gaadhigii intuu saaray, Sawirkan oo runtii aad cajiib u ah isla markaana dad badani la yaabayaan , Hadaba waxaan filaynaa maanta inay sawirkan sharaxaad ka bixin doonaan asxaaabta Sawir Hadhsato, Maxay idinla tahay? DAAWASHO WACAN.
SAWIRKA MAANTA EE SHABAKADA CAALAMIGA AH EE OODWEYNENEWS
↧
SAWIRKA MAANTA. Nin Dameerkiisa Oo Bukooday Riixaya
↧