Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 54547

Faraantii Mobile laga soo sameeyay… DAAWO SAWIRO

$
0
0

Shirkad ku taal dalka Japan ayaa ku guuleystay sanadaan in ay soo saarto Faraanti kii ugu yaabka badnaa oo waligiisa la soo saaro kaa oo awood buuxdo u leh in aad u isticmaasho Kaamirad ahaan iyo waliba Mobile ahaan.
Faraantigaan ayaa ah mid mid haatan si toos ah loo soo galiyay suuqyada aduunka ee ganacsiga ayadoona sanadaan uu ahaa kii ugu cajaa’ibka iyo tayada badnaa ee soo mara aduunka ka dib markii uu booska ka bixiyay teleefoon gacmeedyada haatan aduunka yaala.
Muuqaalka Faraantigaasi ayaa ah mid aad u qurux badan ayadoona uu yahay mid wax badan ka badalay shirkadaha isgaarsiinta kale ee aduunka ayadoona uu noqday midka ugu qiimaha yar uguna tayada badan.




Viewing all articles
Browse latest Browse all 54547

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>