Faraantii Mobile laga soo sameeyay… DAAWO SAWIRO
Shirkad ku taal dalka Japan ayaa ku guuleystay sanadaan in ay soo saarto Faraanti kii ugu yaabka badnaa oo waligiisa la soo saaro kaa oo awood buuxdo u leh in aad u isticmaasho Kaamirad ahaan iyo...
View ArticleHAMBALYO TALIYAHA CIIDANKA ASLUUBTA MAXAMED XUSEEN XIIRANE FIKRADA...
Waa arrin aad loogu baahnaa in ciidanka iyo Madaxdooduba ay la yimaadaan fikrado caafimaad qaba si looga faa'iidaysto Maxaabiista faraha badan ee iska dhex fadhida jeelasha wadanka si wadanka horumar...
View ArticleWahabiyada iyo Somalida (Qoraal muhiim ah) By: Prof Jamal Haji A H
Ibn Taymiyo Ilaah miyaa mise waa Nabi?! Qaar dhallinyarada boggan akhrisata ka mid ah ayaa wax iga waydiiyay Ibn Taymiyah ayaga oo u arka in uu yahay qof aanan wax laga sheegi karin oo macsuum ah oo...
View ArticleBooqashada Madaxwaynaha Ee Gobalada Bariga Soomaaliland (U Kuurgalid Xaalada...
Salaan ayaan u dirayaa warbaahinta iyo bulshada reer soomaaliland-ba waxaan leeyahay nabad iyo barwaaqo. Marka labaad waxaan filayaa inaydaan la yaabin in su,aashan maskaxdayda ku soo dhacday ee ah...
View ArticleAl-Shabaab oo gurmadyo u yimid Ceelasha Biyaha iyo Xaalad dagaal caawa ka jirta
Al-Shabaab ayaa caawa gurmad ciidan oo uga yimid Jubooyinka waxay soo gaareen deegaanada Ceelasha Biyaha, halkaasoo saacadihii u dambeeyay ay ka jireen dhaq dhaqaaq ciidan. Sida wararku sheegayaan...
View ArticleNin Rayid ah oo caawa lagu dilay meel ku dhow Dugsigii Maxamuud Xarbi ee...
Ragg Hubeysan ayaa caawa abaarihii 9-kii Fiidnimo ku dilay agagaarka Dugsigii Maxamuud Xarbi ee degmada Wardhiigley Nin Rayid oo alaabo ganacsi ku iibiya gaari gacan meel ku dhow Suuqa Bakaaraha Sida...
View ArticleQoraaga Wayn Khaliif Ashkir oo Soo Bandhigaya Haddalo uu kala Sheekaystay...
Nairobi:(GMN) Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan dadka Soomaaliyeed in magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya lagu soo bandhigi doono buug cusub oo uu qoray qoraa sare Khaliif Ashkir Diini, kaasoo...
View ArticleLibaax intay dushiisa bulbuli kutaal bahal macuno mujahid; siilanyo! By:...
hadaan maqaal kayga u dhaadhaco waxaa beryan ba safar aan hore looshacin oo dhinaca gobolada bariga somaliland isku kala bixiyay madaxweyne siilanyo isagoo soo taabtay xuduuda ay somaliland la...
View ArticleDood furan maxay tahay sababta uu wasiirka ciyaaruhu gobolada dalka qaar ka...
Marka hore waxaan salaamayaa bahda warbaahinta somaliland gaar ahaan oodweyne news oo mar walba inaga haqab tira wararka dalka iyo dibedaba Waxay nu ognahay in Somaliland ka koobantahay lix gobol oo...
View ArticleDamiirkee Aqbali Kara ? By: MK Ali
asc wrb waxaan halkan ka salaamayaa dhamaan umada muslimiinta ah waxaan si gaar ah u salaamayaa wixii jecel khayrka iyo horu marka iyo wax qabadka salaan kadib halkan waxan rabaa inaan idinka yara tuso...
View ArticleSawir Muujinaya Awooda Reer Faroole ee Sarcen International
Xasuusin Qofka Falaartu Muujinayso waa Wiilka Madaxwayne Faroole Labada shirkadood ee African Oil iyo Sarcen International ayaa Loolan dhanka Awoodaha ka dhex wada Gudaha Maamul Goboleedka Puntland,...
View ArticleThe Tears of Somalia
Somalia is suffering from the most severe drought and famine in the last 60 years, which has already resulted in the deaths of tens of thousands of people and endangers the lives of 750,000 more...
View ArticleThis is Minnesota, not Somalia, so stand up and be grateful
In the middle of last week, Amina Farah Ali decided to stand in court when she heard the words “all rise.” It was the third day of her trial in Minneapolis. She and Hawo Mohamed Hassan, both of...
View ArticleBaaq Ay Soo Saareen Gudida Raadinta Xaqa Dhalinyarada Ee Talada Dalka
Ku: Madaxweynaha Jamuuhriyada Somaliland Ku: Goleyaasha baaralamanka (Guuritida iyo Wakiilada) Ku: Xisbiyada Qaranka Ujeeddo: Baaq Waxay ognahay in ay dhalinyaradu tahay kuwa awood maanta ku leh...
View ArticleMaraykanka: Waxaan Fashilinay Shirqool
Maraykanka ayaa sheegay inay fashiliyeen shirqool la doonayay in lagu dilo Safiirka Sacuudiga u fadhiya Maraykanka. Wasaaradda cadaaladda ee Maraykanka ayaa Salaasadii shalay danbiyo ku soo oogtay laba...
View ArticleLaanta Socdaalka Dalka Finland Oo Sheegtay Inay Hoos Udhac Ku Yimi Sanadkan...
Finland(OWN)- Warar ay soo saartay laanta socdaalka Wadanka finland ayaa sheegtay in Sanadkan hoos u dhac kuyimid tirada dadka magangelyo doonka ah ee soo galay dalka Finland. Waxaa...
View ArticleRoobab xoogan oo ka da’ay magaaladda Muqdisho iyo reer Muqdisho oo ku diirsaday
Roobab xoogan oo lagu diirsaday ayaa waxay ka da’een magaaladda caasimadda ah ee Muqdisho, waxayna roobabka ay da’ayeen dhawr saacadood oo xiriir ah. Roobabka ka da’ay magaaladda Muqdisho, ayaa waxay...
View ArticleHeshiis La Dhex Dhigay Beelo Dhawaan Ku Dagaalamay Degmada Rako Ee Gobalka...
Rako (RBC):- Waxa shaley degmada Rako ee gobalka Karkaar heshiis kuwada gaaray beelo dhawaan labo jeer ku dagaalamay tuulooyin hoos yimaad Rako kuwaas oo isku heestay dhul daaqsiin iyo Ceel Biyoodyo....
View ArticleSidee Dowladda iyo shacabka Somaliyeed ay u tirtiri karaan kooxaha nabadiidka...
Taariikhdu waxay bani aadamka bartaa casharo muhiim u ah in ay tixraac ka dhigtaan si ay go’aan qaadasho wanaagsan u sameeyaan. Boqortooyadii Romanka ee Germania, Xoogagii Faransiiska ee Al jeeriya...
View ArticleCiidamo Badan o ka Tirsan Al-Shabaab oo lagu Soo daabulay Muqdisho
Muqdisho (RBC Radio) Ciidamo badan oo ka tirsan Al-Shabaab aya waxaa lagu soo waramayaa in ay soo galeen magaalada Muqdisho. Wararka ayaa sheegaya in ciidamadaan ay ka yimaadeen dhanka gobalada...
View Article