Al-Shabaab ayaa caawa gurmad ciidan oo uga yimid Jubooyinka waxay soo gaareen deegaanada Ceelasha Biyaha, halkaasoo saacadihii u dambeeyay ay ka jireen dhaq dhaqaaq ciidan. Sida wararku sheegayaan Gurmadkan oo watay ilaa 7- ka mid ah gaadiidka dagaalka ayaa waxaa hogaaminayay Shiikh Maxamed Dulyadeyn, kaasoo labo bilood ka hor Ciidamadii Shabaabka ee ka baxay Muqdisho [...]
↧