Saraakiil sar sare oo ka tirsan Xarakada Al-Shabaab ayaa gaaray Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabellaha Dhexe, iyadoo lagu wado in saacadaha soo socda ku dhawaaqaan is bedel lagu sameynayo Hogaanka Gobolka. Warar aanu ka helnay Magaalada Jowhar ayaa sheegaya in Saraakiisha Shabaab ujeedkooda yahay sidii ay u shaacin lahaayeen Maamul cusub oo loogu dhawaaqi [...]
↧