Ciidamada Kenya oo gacanta ku dhigay labo ruux British ah .
Ciidamada amaanka dalka Kenya ayaa qabtay labo nin oo Biritish ah oo loo malaynayo inay ku biiri rabeen xarakada Al-shabab xili baaritaano ay ka wadeen degaanka Lamu oo ah Jaziirad loo dalxiistago oo...
View ArticleTaliska Ciidamadda Dowladda oo sheegay inay meel wanaagsan wax u marayaan,...
Taliska Ciidamadda Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Jubooyinka ayaa waxay shaaca ka qaadeen inay meel wanaagsan wax u marayaan, ayna qorsheynayaan inay dagaalo culus ku qaadaan Xoogaga Shabaab. Taliyihii...
View ArticleJabhadda Raaskambooni oo sheegtay in dagaalada ay ku soconayaan sidii loogu...
Taliska Ciidamadda Raaskambooni ayaa waxay sheegeen in dagaalada lagula jiro Xarakada Al Shabaab uu ku soconaayo sidii loogu talla gallay, waxayna sheegeen inay dhawaan soo afjari doonaan dagaalada...
View ArticleTirada Dadka Dunida Ku Nool Oo Toddobaadkan Gaari Doonto 7 BILLION
Tirada dadka ku nool dunida ayaa gaari doonta toddobo bilyan oo ruux toddobaadkan sida ay sheegtay Qaramada Midoobay. Tiradan dadka dunida ku nool ayaa waxaa ay gaartay lix bilyan oo ruux muddo haatan...
View ArticleMosas watangula oo Muqdisho soo gaaray
Muqdisho-GMN-Wafdi uu hogaaminayo wasiirka arimaha dibada dalka kenya ayaa maanta soo gaaray magaalada muqdisho ee caasimada dalka soomaaliya. Musawatangula wasiirka arimaha dibada ayaa garoonka...
View ArticleWasaaradda Haweenka Oo Deeq U Qeybisay Cuuryaamiin
Wasaaradda Haweenka iyo arimaha Qoyska ayaa maanta deeq gargaar ah u qeeybisay dad naafo ah. Wasiirka wasaaraddaasi Maryan Aweys Jaamac ayaa maanta xafiiskeeda deeq lacag ah ku guddoonsiisay ilaa iyo...
View ArticleWasiirka Arrimaha Dibada Kenya iyo Xubno kale oo soo gaaray magaalada Muqdisho.
Waxaa maantay barqadii Caasimada magaalada Muqdisho soo gaaray Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibada Dalka Kenya, waxayna haatan wafdigaasi kullan albaabada u xiran Madaxtooyada...
View ArticleSadex boqol iyo toban kun oo caruur agoomo ah ayaa ku nool Deegaanadda...
Garowe(Puntlandi.com);- Xarunta Laybareeriga ee magaladda Garowe maanta waxa ka dhacey kulan ay soo qaban qaabisey hay’adda daryeelka Bulshadda uqaabilsan Puntland,kulankaasi oo lagu soo bandhigeyey...
View ArticleCiidammada Dowladda Oo Howlgallo Ay Ka Sameeyeen Degmada Hurwaa Kusoo Qabtay...
Ciidammada Dowladda Soomaaliya ayaa howlgallo ay ka sameeyeen qeybo ka mid ah degmada Hurwaa ee gobolka Banaadir waxa ay kusoo qabteen waxyaabo qarxa oo ay horey u diyaariyeen Maleeshiyada Kooxda...
View ArticleDawlada Puntland Oo Shaacisay in ay Qarajisay Gacan ku Dhiiglayaashii Dilalka...
Galkacyo(Puntlandi.com);- Dawlada Puntland ayaa shaacisay in ay qaarijisay oo xukumo dilal ah lagu fuliyay gacan ku dhiigalayaashii dilalka qorshaysan iyo qaraxyada ka fulinjiray magalada Galkacyo....
View ArticleMeydka taksiile ay gowraceen Khawaarijta Shabaab oo lagu arkay Carbiska
Meydka nin ay gowraceen malleeshiyaadka Shabaab ayaa saaka laga helay Deegaanka Carbiska ee gobolka Shabeellada hoose. Barqanimadii saaka ayaa dadka ku dhaqan deegaanka Carbiska waxa ay la kulmeen mid...
View ArticleQormada Maakhir:- Marka hore Midooba
Salaama caleykum, umadda soomaaliyeed guud ahaan, waxaan si gaar ah u salaamayaa Bulsha weynta reer maakhir. Waxa aan shaki ku jirn in is kaashiga, is bahaysiga, midnimada, iyo is raaciddu ay tahay...
View ArticleGudomiyaha Barlamaanka Iyo Wasiirka Cadalada Oo ku Mashquulsan kamira...
Galkacyo(Puntlandi.com);- Gudomiyaha Barlamaanka Dawlada Puntland C/rashiid Maxamed Xiri iyo Wasiirka cadalada xukumada Puntland C/khaliif Xaji Xasan ayaa ku mashquulsan kamira dhalinta qodabadii laga...
View ArticleHaweeney Carmalad Ah oo Reer Fillibiin oo Ayeeyo U noqotay 247 carruur
Bai Ulan waa ayeeyo reer Filibiin ah oo carmalad ah ayaa mar kaliya soo jiidatay indhaha caalamka kadib markii lagu qoray buuga caalamka lagu qora layaabka dunida ee loo yaqaan Guinness World Record...
View ArticleDKMG iyo Kenya oo ku Heshiiyay Dagaal ka dhan ah Shabaab
Wasiirrada arrimaha dibedda iyo gaashaandhiga ee dowladda Kenya ayaa maanta booqasho ku tagay Muqdisho. Wasiirradan ayaa kulan la qaatay madaxda dowladda Soomaaliya. Kullamadaasi kaddib ayay saxaafadda...
View ArticleSaraakiil ka tirsan Shabaab oo gaaray Jowhar & is bedel saacadaha dhow lagu...
Saraakiil sar sare oo ka tirsan Xarakada Al-Shabaab ayaa gaaray Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabellaha Dhexe, iyadoo lagu wado in saacadaha soo socda ku dhawaaqaan is bedel lagu sameynayo...
View ArticleClinton in Libya to Cement Post-Gaddafi Ties
Boosting their relations ties with Libya’s new rulers Washington helped to install in power, US Secretary of State Hillary Clinton arrived in Libya on Tuesday, October 18
View ArticleWasiirada Arimaha Dibadda iyo Gaashaandhiga ee Kenya oo Muqdisho kulamo kula...
Wasiirka Gaashaandhiga Kenya oo Markii uu soo Gaarey Muqdisho Beeniyey in Ciidamada Kenya ay galeen Soomaaliya Xildhibaan Daahir Ciiro: ”Kenya waxay ka mid tahay Dowladaha Isbaarada u dhigtey...
View ArticleNapoli Vs Bayern munich Uefa champions League cawa la ciyaarayo iyo habeen...
18/10/2011 caawa waxaa kulmaya afarta group ee kala ah . groupA Man.city vs Villareal iyo Napoli vs Bayern groip kaan a ayaa la dhihi karaa waa group ka ugu adag marka loo fiiriyo groupada kale...
View Article