Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 54547

Qasaaraha Duqeyntii degmada Jilib oo korodhay

$
0
0

11-ruux ayaa ku geeriyootay 50-kalena waa ay ku dhaawacmeen duqeyn diyaarado dagaal maanta duhurkii ka geysteen degmada Jilib ee Gobolka Jubada Dhexe. Warar goor dhow soo gaaray Shabakada Jowhar.coma ayaa sheegaya in qasaaraha uu ka batay duhurtii markii labo gantaal ay diyaaradaha ku tuureen Xero barakacayaal ku taalay degmada Jilib. Qaar ka mid ah dhaawacyada [...]


Viewing all articles
Browse latest Browse all 54547

Trending Articles