Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 54547

Ma ku dhaafay barnaamijkii argagaxa lahaa ee 25/10/2011 laga sii daayay telefishinka Qaranka Finland? Waa barnaamijkii uu Weriye Wali Xaashi. Barnaamjikaas hoos ka daawo(Q.2aad)

$
0
0

Maku dhaafay barnaamijkii uu weriye Wali Hashi ka soo sameeyay mashaakilka maalinba maalinta ka dambeysa ka sii daraya ee Soomaalida ku dhaqan laga soo bilaabo Muqdisho ilaa iyo xeryaha Qaxootiga ee Kenya heysta?

Haddii jawaabtaadu haa tahay oo uu barnaamijkaas ku dhaafay waxaad isagoo ku celis ah shabakada cinwaankeedu hoos ku qoran yahay uga daawan kartaa si sahaln.

Waxaad u baahan tahay uun in aad gujiso cinwaanka hoos ku qoran.

iyo xaaladda guud ee Soomaaliya ku soo diri kartaa cinwaanka hoos ku qoran, waxaana sidoo kale dhowaan soo daabici doonaa barnaamijkaas waxyaabihii ay Soomaalidii iyo ajaaniimbii daawatay ay ka yiraahdeen. Adiguna ka qeybqaado.

halgankanet@gmail.

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 54547

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>