Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 54547

Dalalka Rwanda iyo Koonfur Afrika oo taageeray dagaalada ay dowlada Kenya ka wado gudaha dalka Soomaaliya

$
0
0

Madaxweynayaasha  dalalka xubnaha ka ah ururka barwaaqa sooranka  ayaa ka wada qayb galaya shir uga socdo   magaalada Perth ee galbeedka dalka Australia.
Labada wadan ee Rwanda iyo Koonfur Afrika ayaa noqonayo dalalkii ugu dambeeyay ee Afrikaan ah ee taageera weerarka ay Kenya ku gashay dalka Soomaaliya ay dowlada Kenya  sheeganayso inay la dagaalamayso Alshabaab. Halkan hoose ka daawo warkii oo dhan:
-


Viewing all articles
Browse latest Browse all 54547

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>