Halkan waxaan idinkugu soo gudbineynaa Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire Maxamed Cali Nuur Ameeriko ayaa u qabtay Soomaalida ku nool magaalada Nairobi kulan ku aadan Ammaanka dalkaasi.
Kulankan oo ka dhacay Xaafada ay Soomaalidu ku badan tahay ee Islii ayaa waxa uu sidoo kale Safiirku dadka Soomaaliyeed u faah faahiyey Kulammo uu la qaatay madaxda Dowladda Kenya.
Photo By:-Yuusuf Sheekh Ciise
↧
DAAWO SAWIRRADA:- Safiirka Kenya Oo Soomaalida Nairobi U Qabtay Kulan Ku Aadan Ammaanka Dalkaasi
↧