Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaliya mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka hadlay Masjidka madaxtooyada qaranka ayaa ku boorriyay dadka Soomaaliyeed ee aysan u suuragalin gudashada waajibaadka xajka ee sanadkan in ay la yimaadaan fadaa’isha kale ee bishan ku jirta.
Madaxweyne Sheekh Shariif oo ku dheeraaday ka hadalka waajibaadka xajka iyo fadaa’isha uu helayo qofka aysan u suurta gelin gudashada xajka hadii uu Soomo Sagaalaadka Carafa oo maanta ku beeegan, isagoo soo qaadatay Aayado iyo Axaadiis Qur’aan oo ka tarjumaya fadaa’isha uu leeyahay Soonka maalinta Carafo iyo acmaasha kale ee ka ratimaysa Xajka.
Halkan hoose ka dhageeyso Khudbadda Madaxweynaha
Dhageyso Khudbadda Madaxweynaha
↧
Madaxweyne Shariif Oo Ka Hadlay Mowduuc Ku Saabsan Fadaa’isha Xajka’Dhageeyso’
↧