Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live

Guddiga Maaliyadda Baarlamanka Oo Ka Hadlay Hoos U dhaca Sarifka Doollarka

Guddiga maaliyadda iyo ilaalinta hantida qaranka baarlamanka ayaa ugu baaqay xukuumadda in ay wax ka qabato dhibaatada ka dhalatay hoos u dhaca doollarka iyo qiimaha maciishada oo halkiisii jooga....

View Article


Kenya iyo Erataria oo ka hadlay taageerada Shabaab

Nairobi(GMN)-Dowlada Kenya ayaa u wacday Safiirka Kenya u jooga Dalka Erataria si ay su’aalo ugu weydiiso arimo la xiriira diyaarado hub u siday Ururka Shabaab oo ka degay Magaalada Baydhabo ee xarunta...

View Article


Dhibaatada Dhaqaale ee Giriig

Waddanka Giriig waxaa weli ka socda dhoolatus u dhexeeya dowladda, oo qaar ka mid ah mucaaradka sidiii ay wax uga qaban lahaayeen dhibaatada dhaqaale.

View Article

Salaamaha

Salaamaha

View Article

Madaxweyne Shariif Oo Ka Hadlay Mowduuc Ku Saabsan Fadaa’isha Xajka’Dhageeyso’

Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaliya mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo  ka hadlay Masjidka madaxtooyada qaranka ayaa ku boorriyay dadka Soomaaliyeed ee aysan u suuragalin gudashada waajibaadka...

View Article


Xajka 2011: Xujayda oo Barito Istaagi Doona Carafa iyo Soomaali Badan oo...

 In ka badan 2.5 milyan oo Muslimiin ah ayaa lagu wadaa in maalinta berito ee Sabtida ay guda galaan gudasha waajibaadka Xajka iyadoo berito ay ku beegan tahay sagaalaadka Carafo. Muslimiin ka kala...

View Article

Dagaal Khasaaro Geestay oo ka Dhacay Gobalka Hiiraan

Dagaalkaan ayaa goor dhow wuxuu ka dhacay deegaanka Diracle oo ku dhow deegaanka Beergadiid  ka tirsan gobalka Hiiraan ee bartaha dhulka Soomaaliya. Dagaalkaan ayaa wuxuu u dhaxeeyay ciidamada maamulka...

View Article

Hey”ada Musiibooyinka Oo ka digtay duqeynta Kenya ee Somalia.

C/laahi Maxamed Shirwac Guddoomiyaha hay’ada maaraynta musiibooyinka ayaa ka digey duqaynta ay dowlada Kenya ay sheegtay in diyaaradaheeda ay ka gaysan doonaan 10 magaalo oo ka tirsan dalka Soomaaliya...

View Article


Xarakada Al Shabaab oo beelaha Somaliyeed ugu wada yeertay inay ka qeyb...

Xoogaga Al Shabaab ayaa waxay maanta shacabka Soomaaliyeed oo dhan ay ugu yeereyn inay ka wada qeyb qaataan dagaalada ay Dowladda Kenya ku soo qaaday gudaha dalka Soomaaliya. Madaxa Siyaadda iyo...

View Article


Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukunno Ku Ridday 2 Guddoomiye Degmo...

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukunno kala duwan ku ridday qaar ka mid ah guddoomiyayaasha degmooyinka gobolka banaadir kadib markii ay ku caddaadeen danbiyada lagu soo oogay....

View Article

Kenya oo eedeysay Eritaria

Kenya waxay ka dalbatay xukuumada Eritrea in ay jawaab ka bixiso eedeynta la xiriirta in ay Eritrea u gaysay hub Al Shabaab

View Article

Click

Click

View Article

Barnaamijka Gurmad ee 65aad

Barnaamijkani waxaa uu maanta ka hadlayaa xaaladda xeryaha qaxootiga Soomaalida ee Itoobiya iyo dad barakacay oo dib loo celinayo.

View Article


MADAXWAYNE SIILAANYO MAXAY KA QORTAY TAARIIKHDU MUDADII UU TALADA DALKA HAYAY...

Sidaan wada ogsoonahay MADAXWAYNE SIILAANYO  waxay shacabka reer Somaliland talada dalka u doorteen muddo dhan 1825 maalmood, haatana waxuu talada dalka hayay 462 maalmood waxaana u hadhay 1363...

View Article

ururka dhalin yarada reer S/land ee Northern Ireland hadii aanu nahay waxa...

  waxaanu salamaynaa dhamaan shacabka reer  S/land waxa kale oonu salamaynaa saxafada madaxa banaan ee markasta u heelan in ay ka xaqab tirto hadba wixii ku soo kordha ama ka dhaca wadan kii hooyo:...

View Article


HALYEEYO ISBOORTI OO AXMED CABAAS BOOQDAY. (Warbixin + Sawirro).

5 Nov 2011: Waxa dhawaan Magaaladda ANN ARBOR ee ka tirsan Gobolka MICHIGAN hareeyey Jawi Islaanimo,Soomaalinimo iyo Isboortinimo ka dib markii ay Halyeeyo Isboortiga Soomaaliyeed u soo kifaaxay Magac...

View Article

HALYEEYO ISBOORTI OO AXMED CABAAS BOOQDAY. (Warbixin + Sawirro).

5 Nov 2011: Waxa dhawaan Magaaladda ANN ARBOR ee ka tirsan Gobolka MICHIGAN hareeyey Jawi Islaanimo,Soomaalinimo iyo Isboortinimo ka dib markii ay Halyeeyo Isboortiga Soomaaliyeed u soo kifaaxay Magac...

View Article


Ethiopia:President of the Somali regional set to be impeached

Addis Ababa (Somalilandpress)-According to reports received from top officials in Ethiopia’s Somali Zone,President Abdi Iley has been removed from office and relieved from all duties. It is expected...

View Article

Dalka Faransiiska oo Ugu Hanjabay Wadanka Giriiga Inuu Ka Saari Doono Ururka...

  PARIS(OWN)- Wasiirka arimaha Yurub u qaabilsan dalka Faransiiska Mr: Jean Unity ayaa ugu hanjabay in dalka Giriigu uu ka bixi doono midowga Yurub hadii uu ogolaan waayo qorshaha ay reer yurub...

View Article

Xukunno lagu Ridday Mas'uuliyiin Gargaar Leexsaday

Guddoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka sida, G/sare Xasan Maxed Xuseen Muungaab ayaa VOA u sheegay in maxkamadda ciidamadu ay maanta markii ugu horeysay xukunno kala duwan ku riday labo guddoomiye...

View Article
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>