Shirkii Golaha Wasiirada ayaa shalay oo Khamiis ah shir ka dhacay xarunta Golaha Wasiirada uuna Shir gudoominayay Ku-simaha Rasi`sul Wasaaraha ahna Wasiirska Warfaafinta, Boostada & Isgaarsiinta C/qaadir Xuseen Mohamed (Jaahweyn) ayaa dood dheer ka dib lagu ansixiyey miisaaniyaddi dalka ee 2012. Miisaaniyad sanadeedkaan ayaa gaaraysa USD 126 million oo ka kooban Dakhliga gudaha iyo Kaalmo [...]
↧