Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live

24kii askari ee Pakistan Qalad ayey ku dhinteen

Saraakiisha difaaca dalkan Mareeykanka ayaa Qamiistii shalay ku edeeyay wada shaqeynta xumo ay sameeyeen labadaba  Ciidamda uu Mareykanka horkacayo iyo Pakistan iney keentay weerar isbaheysigu uu...

View Article


24kii askari ee Pakistan Qalad ayey ku dhinteen

Saraakiisha difaaca dalkan Mareeykanka ayaa Qamiistii shalay ku edeeyay wada shaqeynta xumo ay sameeyeen labadaba  Ciidamda uu Mareykanka horkacayo iyo Pakistan iney keentay weerar isbaheysigu uu...

View Article


Tottenham & Chelsea oo dhibcihii kala qaatay boosaska 3aad iyo 4aadna kala...

Tottenham Hotspur ayaa kaalinta 3aad ee Premier League ku fariisatay markii ay  1-1 bareejo ah la gashay kooxda booska 4aad ee Chelsea, ciyaartii ka dhacday garoonka White Hart Lane xalay oo khamiis...

View Article

Guddoomiyaha degmada Waaberri: ” Raashiinka sidii loogu tala galay ayaan u...

Maamulka degmada Waaberri ayaa faahfaahin ka bixiyay Raashiin gargaar ah oo shalay dadka deegaanka loogu qeybiyay gudaha degmadaasi, isagoo dhan kale ugu baaqay dadka Soomaaliyeed iyo hay’addaha...

View Article

Golaha Wasiirada oo ansixiyay Miisaanad sanadeedka 2012

Shirkii Golaha Wasiirada ayaa shalay oo Khamiis ah shir ka dhacay xarunta Golaha Wasiirada  uuna Shir gudoominayay Ku-simaha Rasi`sul Wasaaraha ahna Wasiirska Warfaafinta, Boostada & Isgaarsiinta...

View Article


Gudoomiye kuxigeenka 2aad ee Baarlamaanka oo ku gacan seyray joojinta...

Gudoomiye kuxigeenka 2aad ee Baarlamaanka Axmed Dhimbil Casoowe ayaa ku gacan seyray go’aankii Wasaarada Arrimaha Gudaha muddo afar todobaad ku joojisay Kulamadii Baarlamaanka. Axmed Casoowe ayaa ku...

View Article

Tacsi marxuum c/raxman xaji fagaase

  INalilahi  wa inaa ilayhi rajacuun Waxan  tacsi  tiranyo leh   udiraynaa  qoyskii qarabdii uu kabaxay  marxuum c/raxman  xaji ahmed   c/raxman xaji fagaase  oo ku geeriyooday cariga ingriiska Waxan...

View Article

KULMIYOW XILKA DHIGA, BY: CABDILLAHI XASAN MATAAN

Waxaan odhanlaa Siilaanyo Waad Heshay Dariiqii Saxda ahaa Ee Maamulkaagu Ku Bad-Baadayey Mustaqbalka Isla Markaana Waxaan Ku odhanlaa Ku adkayso.Hana Ka Weeecan Halka aad Cagta Saartay oo ah Soo...

View Article


Zeynab Labadhagax oo Ka Dagtay Dalka Norwey.

Fanaanada Caanka ah ee Zeynab Laba dhagax oo ah Fanaanad aad Ummada Soomaaliyeed ujecelyihiin muda 16 sano ahna fanka ku jirtay ayaa Waayihii ugu danbeeyey waxa ay dib u casriyeen ku waday Fankeeda...

View Article


Fanaanka Axmed Naaji oo Maanta Muqdisho Gaaray 21 Sano Kadib.

Fannaanka weyn ee Soomaaliyeed Ustaad Axmed Naaji Sacad ayaa muddo 21 sano ah kadib maanta dalka ku soo laabtay. Ustaad Axmed Naaji Sacad oo ah Fannaan, Mulaxan, Musikiste, iyo Abwaan ayaa duhurnimadii...

View Article

“wa in loo aqoonsado shaqsiga ugu mudan caalamka Recep Tayyip Erdoğan Shirka...

    Shir aan caadi aheyn oo ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada oo uu shir-guddoominayey Ku-Simaha Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Ahna Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeen iyo Wasiirka Arrimaha Dibedda Mohamed...

View Article

Halkan Ka Daawo: Xafladda Furitaanka Diiwaan Suugaaneedka SAMA-DOON Oo Lagu...

View Article

Mataano Kudhashay Labo Madax iyo Hal Wadne

Caruur mataano ah oo ku dhashay gudaha dalka Baraasiil ee Koonfurta qaaradda ameerika ayaa ku dhashay arin la yaab ku noqotay dhakhaatiirta caalamka.Labadan cunug ee mataanaha ayaa leh labo madax, labo...

View Article


Dhaliil iyo talo soo jeedin ku socota DKM ee Soomaaliya

Waxaan kawada dheregsanahay in dowladu ay qabato waxyaabo badan oo wanaagsan oo muhiim u ah bulshada Soomaaliyeed ayna mudantahay in lagu bogaadiyo. Waxaana run ahaantii amaan usoo jeedin lahaa...

View Article

Cabdiraxman Saylici oo dilkii Seemaal ku tilmaamay dimoqraadiyad la gaadhay

Hoos ka daawo dadka ka barakacay degaanka Seemaal Hoos ka daawo dad la sheegay inay dhinaca kale ka barakaceen tageero degdegana lala gaadhay HADABA HADAAD AWAL HORE IS WEYDIIN JIRTEY MAXAA KEENAY...

View Article


(XOG) Kenya oo sheegatay inay dileen 200 askari oo Al-Shabaab ah

Nairobi:- Saraakiisha ciidamada mileteriga ee dalka Kenya ayaa waxa ay sheegeen in ka badan 200 oo ka tirsan xarrakada Al-Shabaab ay ku dileen dagaallo cirka ay ku qaadeen deegaanno ka tirsan gobollada...

View Article

Tacsi: marxuun muuse mahamed canbuun

  dhamaan  dadkan hoos  ku qoran oo kala ahwaxay tacsi  aabo siciid cabdilahi muhumad  mustfe siciid  cabdilahi (( coday)) liiban  ibrahmin  yare  (( baabuulahi)) mahad ibrahim yare(( mahad jeesto))...

View Article


uruka islamiga ah ee al-ictisaam ex (al-itaxaad) oo waji kale ku ku yimi...

  barakutuh. Salaantaa ka dib waxaan aad ula fajacay oo maankayga gali waayay markii aan daalacaday warbaahinta kala duwan ee ka soo baxda dalka Somaliland (ilahay ha ilaaliyee) kuwasoo qaadaa...

View Article

URURKA UMMADA WAA URUKA KELIYA U QALMA XISBI QARAN 15 URUR EE LAGU DHAWAAQAY...

Salaamu caleyku  dhamaan umada somaliland oo dhan    Hadaan fekerkeyga ka dhiibto ururada lagu dhawaaqay markaan wada eegay ama akhriyey fekerkooda aniga koley waxay ila noqotay ururka u qalma in uu...

View Article

WAXAA LAGU OGAA DAGAAL OOGE-NIMO RAGGA EE HADA WAXAA SOO IF BAXAYA DUMAR...

  Marka hore waxaan salaan hawada u marinayaa inta nabada, wanaaga iyo khayrkaba jecel doonaysana in nabad lagu wada noolaado danaysana qiimaha iyo qaaliga ay inagu joogto nabadgelyadu. Waxaan kale oo...

View Article
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>