Ankara (SMN) – War ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Turkiga ayaa si kulul loogu cambeereeyay weerarkii qaraxa ahaa ee shalay ka dhacay M/Muqdisho.
Xukuumadda Ankara ayaa sheegtay in ay aad uga xun tahay weerarkaasi, iyadoo ku tilmaamtay in uu ahaa mid baahalnimo ah.
Qoraalka wasaaradda ayaa lagu yiri “waxaan si xoogan u cambaarayneynaa qaraxaasi, waxaana Tacsi u diraynaa shacabka iyo dowladdda Soomaaliyeed.
Al Shabaab ayaa sheegtay masuuliaydda qaraxan oo ay ku dhinteen ku dhawaad 10 Qof, halka ay ku dhaawacmen tiro intaasi ka badan.
Source:- Anadolu Agency
The post Turkiga Oo cambaareeyay qaraxii Xamar Weyne appeared first on Shabelle.
↧
Turkiga Oo cambaareeyay qaraxii Xamar Weyne
↧