Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 54547

Khayre Oo kordhiyay saacadaha Ololaha Isxilqaan

$
0
0

Muqdisho ( SMN)– Waxaa si habsami leh u soconaya barnaamijka Isxilqaan oo lagu dhisayo xarumaha danta guud,iyadoo ay ka qeyb qaadanayaan dhamaan shaqaalaha iyo mas’uuliyiinta hay’adaha kala duwan ee dowladda Soomaaliya,waxaana la kordhiayay waqtida shaqada.
Saacadaha Shaqada Barnaamijka Isxilqaan ayaa la badiyay, iyadoona la soo galayo subixii hore,  lagana baxayo  gelinka dambe,si loo dardargeliyo howlaha ballaaran ee dhismaha xarumaha danta guud,kadib amar ka soo baxay xafiiska raiisul wasaaraha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre.
Ololahan oo haatan lagu dhisayo xarunta tiyaatarka Qaranka ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa si aad ah uga qeyb qaadanaya qeybaha kala duwan ee bulsahada, si dib loogu soo celiyo sharaftii iyo maamuuskii ay laheyd Soomaaiya.
Barnaamijka Isxilqaan oo muhiim u ah dalka iyo dadka ayaa waxaa kol hore ku dhawaaqay madaxweynaha JFS Mudane Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo.
The post Khayre Oo kordhiyay saacadaha Ololaha Isxilqaan appeared first on Shabelle.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 54547

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>