Somali forces conduct security operation in Afgoye, nab suspects
Somali security forces nabbed several people linked to Al-Shabaab during an overnight operation in Afgoye district in Lower Shabelle region, 30Km northwest of Mogadishu. Abdulkadir Mohamed Mursal, the...
View ArticleDhageyso:-Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle
Muqdisho (SMN) – Halkaan ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/02/Warka-Duhur-05022019.mp3 The post...
View ArticleDekedda Boosaaso Oo maalintii labaad xiran
Boosaaso (SMN)– Wararka naga soo gaaraya gobolka Bari ayaa sheegaya in maalintii labaad ay xiran tahay Dekedda magaalada Boosaaso ee gobolkaasi. Xirnaashan ayaa loo sababeynayaa dilkii shalay loo...
View ArticleCiidamo ka tirsan kuwa DF Oo qarax lagula eegtay Sh/ Hoose
Marka (SMN)– Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda barqanimadii maanta lagula eegtay waddada xeebta ee isku xirta magaalooyinka Muqdisho iyo Marka ee...
View ArticleTurkiga Oo cambaareeyay qaraxii Xamar Weyne
Ankara (SMN) – War ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Turkiga ayaa si kulul loogu cambeereeyay weerarkii qaraxa ahaa ee shalay ka dhacay M/Muqdisho. Xukuumadda Ankara ayaa sheegtay in...
View ArticleKhayre Oo kordhiyay saacadaha Ololaha Isxilqaan
Muqdisho ( SMN)– Waxaa si habsami leh u soconaya barnaamijka Isxilqaan oo lagu dhisayo xarumaha danta guud,iyadoo ay ka qeyb qaadanayaan dhamaan shaqaalaha iyo mas’uuliyiinta hay’adaha kala duwan ee...
View ArticleDagaal xoogan oo markale ka dhacay degmada Balcad
Balcad (SMN)– Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in dagaal xoogan maanta uu ka dhacay degmada Balcad ee gobolkaasi. Dagaalka ayaa salka ku haya xiisad u dhexeysa guddoomiyaha...
View ArticleMootooyinka oo laga ururinayo Muqdisho
Dowladda Soomaaliya, ayaa labadii maalmood ee la soo dhaafay guud ahaan magaalada Muqdisho ka xareysay mootooyinka labada lug leh, gaar ahaan nooca loo yaqaano Fekonta.
View ArticleSaraakiil ka tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka oo la dilay
Waxaa maanta degaanka Dhanaane ee gobolka Shabeellaha Hoose lagu dilay laba korneyl oo ka tirsan ciidamada dowladda Soomaliya.
View ArticleXaraash mise suuq-geyn:- Shirka shidaalka Soomaaliya ee London:
Waxaa 7-da bishan lagu wadaa in London uu ka dhaco shir looga hadlayo shidaalka Soomaaliya
View ArticleIED explosion kills two military officials killed in outside Mogadishu
An IED explosion was reported to have killed two senior Somali military officials killed in Dhanaane village, south of Mogadishu on Tuesday.The explosion left the deputy Commander of Sector 12th April...
View ArticleCudurrada Galmada: Maxaad ka taqaan 4-ta Cudur ee cusub ee halista ah?
Cudurrada jabtida iyo waraaboowga ayaa kamid ah cudurada galmada lagu kala qaado, balse kuwo kale ayaa soo baxay
View ArticleMa laga yaabaa in buuggaan uu xal u bidhaamiyo waalidiinta qurba joogta?
Ruqiyo Cabdi oo ka mid ah Soomaalida deggan gobolka Minnesota ee waddanka Mareykanka, ayaa dhawaan qortay Buug ay ugu magac dartay Waalidnimo Wanaagsan.
View ArticleXasan Sheekh oo socdaal ku tegay Beledweyne
Madaxweynihii hore ee Somalia Xasan Sheekh Maxamuud, iyo masuuliyiin ka tirsan Xisbiga uu hogaamiyo ee Midawga Nabadda iyo Horumarka, ayaa socdaal ku tagay magaalada Beledwayne.
View ArticleMourinho oo xukun xabsi lagu riday
Macallinkii hore ee Manchester United, Jose Mourinho ayaa ogolaaday xukun xabsi oo ah qiyaameyn la xiriirta canshuuraha dalka Spain, hase yeeshee ma geli doono xabsiga.Xukunka xabsi ee halka sano ah,...
View ArticleDhageyso: Warka Habeen ee Idaacada Shabelle
Muqdisho (SMN) – Akhristayaasha idaacada Shabelle ee ku xiran website-keena waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa warka Habeen.Hoos ka...
View ArticleWararkii ugu dambeeyay dagaalka ka dhacay Balcad
Muqdisho (SMN) – Warar dheeri ah ayaa kasoo baxaya dagaal mar kale maanta ka dhacay degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Dagaalka oo u dhaxeeyay ciidamo ka kala amar-qaata Gudoomiyaha degmada...
View ArticleRa’iisul Wasaare Khayre oo sagootiyay safiirkii Ingiriiska
Muqdisho (SMN) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kulan sagootin ah Muqdisho kula yeeshay safiirkii Ingiriiska ee Soomaaliya, David Concar oo dhamaystay xilli howleedkiisii...
View ArticleDhageyso: Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle
Muqdisho (Sh.M.Network) – Dhageystayaasha idaacada Shabelle ee ku taxan website-keena waxaan halkaan hoose idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle.Hoos riix si aad...
View ArticleKhudbadda sanadlaha ah ee Madaxweynaha Mareykanka oo lagu casuumay wiil yar...
Wiil yar oo iskuulay ah oo loo bahdilay magaca awoowgii - Trump - ayaa waxa uu ka qeybgeli doonaa khudbadda sanadlaha ah ee uu Madaxweynaha Maraykanka Talaada jeedinayo.
View Article