Islaan faalisa oo reer Balidhiig ah ayaa ii sheegtay in sanadka 2012 aan helaayo UK Lottery Jackpot. Maansho Alla, lacagta badh ayaan ku caawinayaa Dawladda Somaliland. Magaalada Burco, halkii ay ahaan jirtay taaladdii Sheikh Bashir waxaan ka dhisayaa boodh weyn oo aan ku dhejiyo sanad kiiba mar Sawirka iyo Magacyadda Dadka-Xun ee cadawga u ah Somaliland ( Public Enemy Number One Poster).
Sanadka 2012, Dadka aan sawirkood ku dhejinaayo boodhka waxaa ka mid ah:
- Dawladda TFJ
- Khaatumo-Seeg iyo SSC
- Magaalada Buuhoodle
- Moorgan
- Ali Khaliif
- Rashiid AwNuur—Awdal State
- Abdi Ismail Samatar
- Saado Ali
- Daahir Allasow-Waagacusub
- HCTV
- Sirdoonka Somaliland (Waa Khasaare)
Liiskani waa furan yahay ee kudar dadka Illaahay iyo adiguba aad nacdeen
Ahmed Jamac Hure
ahmedsoleman@tiscali.co.uk
London
—————————-
Afeef: Aragtida maqaalku waa mid u gaar ah qoraaga, anaguna hadaanu Oodweynenews nahay waxaanu leenahay Magacaagu yuu noqon mid xumaan ka marag kaca, haka talin dhibaatiyo wax makhluuqa kalla dilla,