Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live

Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Wada Beledweyn Qaraxii Saaka Kadib

Ciidamada Dowladda ayaa howgallo ka wada magaalada Beledweyn kadib Qarax saaka ka dhacay magaaladaasi. Braqanimadii maanta ayaa ciidamada dowladdu waxa ay howgal ka billaabeen xaafadda Xaawo taako ee...

View Article


Hadii Bidaar aad wadada lamariweyse Daawadaan raadso

Tv-yadda war-geysyada iyo dhammaan war-baahinta caalamka ayaa baahinayay maalmahan siiba war-baahinta Dalka lubnaan oo ay ku sheegayeen in kaadida geela faa’iido weyn u tahay timaha qofka isla-markaana...

View Article


Beledweyne: Qaraxyo lala eegtay Ciidamada Ethiopia

Wararka ka imaanayaa magaalada baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saacadahi hore ee manta laba qarax logu weerar gaadiid ay la socdeen ciidamada Ethopia oo marayay xaafada Xaawo...

View Article

Raysal Wasaaraha DKMG ayaa marki u horeysay ka hadlay arrigtidiisa ku wajahan...

View Article

Todobaadka iyo Aragtida Dadweynaha Burco

 

View Article


ASTAADKOO KU CAYNSHIYO ANOO KU CAFA MOOYAANE WALEE CAAFIMAAD UMA FADHIDID...

Ugu horayn waxan halkan hambalyo aan lasoo koobi karin uga dirayaa dhamaan mujtamaca reer somaliland gudaha iyo Dibedaba, hambalyo midaas la mida waxan u dirayaa bahweynta saxaafada reer somaliland ee...

View Article

Somaliland Enemies Number One By: Ahmed Jamac Hure

Islaan faalisa oo reer Balidhiig ah ayaa ii sheegtay in sanadka 2012 aan helaayo UK Lottery Jackpot. Maansho Alla, lacagta badh ayaan ku caawinayaa Dawladda Somaliland. Magaalada Burco, halkii ay ahaan...

View Article

Tacsi Loo Dirayo Dhamaan Ehelkii uu Ka Geeriyooday Ashkir Cabdi Jiijiile,

Norwayd:(GMN) Dhaman Reer Farah Ciye Abdille haaji shekh ahmed mohamed farah dr abdicasiis abdi farah cali abdulahi abdi farah hamdi shekh abdi farah Abdulqadir shekh abdi farah Muxumed hassan farah...

View Article


Munaasabad lagu xusay 20-guurada Isbitaalka Keysaney iyo Saallo qaliin casri...

Munaasabad ballaaran oo lagu maamuusayay sanad guuradii 20aad ee aasaaskii isbitaalka Keysaney isla markaana xariga looga jarayey saalo qaliin (OT) cusub oo casri ah ayaa waxaa lagu qabtey Isbitaalka...

View Article


siyaasada turkiga ee somalia

dalka turkey waa dal dhul ahaan kala qaybiya yurub iyo asiya waxuuna xuduud laleeyahay wadamo badan dhinaca koonfurta waxuu xuduud lawadagaa syria ciraaq iyo iran halka wadamo kale dhinaca waqooyiga...

View Article

SOMALIA FAMINE ENDS, BUT SITUATION STILL DIRE

FAO’s new Director-General prioritizes Horn of Africa : 3 February 2012, Nairobi – The United Nations declared an end to famine conditions in Somalia today, but warned that with recurrent droughts in...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Al Shabaab iyo dadka deegaanka oo ku dagaalamay duleedka deegaanka Raage...

Deegaanka Raage Ceele wararka laga helayo ayaa sheegaya in halkaas uu ku dhexemaray iska hor-imaad hubeysan dadka deegaanka iyo xoogagga al Shabaab. Iska hor-imaadkan oo ka dhacay deegaanka Buulo Xoor...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Diyaarad nooca aan duuliyuhu la socon oo ku soo dhacday meelo u dhow xero...

Xerada Qaxootiga Badbaado ee magaalada Muqdisho duleedka ayaa la soo sheegayaa inay ku soo dhacday diyaarad ka mid ah diyaaradaha wax burburiya ee aan duuliyuhu la socon (Drone). Afhayeenka Ciidamada...

View Article


Baarlamanka Somaaliya oo loogu Hanjabey in Cunaqabatayn la Saari doono Haddii...

Waxaa Dalka Jabuuti weli ka socda Shirkii ICG oo ah Wadamada Daneeya Arrinta Soomaaliya ayaa arrimihii laga hadlay waxaa ka mid ahaa Road Map-ka. Shirkan oo ay ka qayb galayaan Ra’iisul wasaaraha...

View Article

Shirkii Kooxda Xiriirka Caalamiga Oo Lagu Soo Gebagebeeyay Jabuuti

Shirkii Kooxda xiriirka caalamiga ah ee ICG ee ka soconayey magaalada Jabuuti ayaa maanta si rasmi ah loo soo gebogebeeyey ayadoo dhinacyadii ka qeybgalayna ay isla gaareen go’aanno dhowr ah....

View Article


Siyaasiyiinta Iyo Shacabka Rer Somaliland Oo Si Wadajir Ah U Raali Galiyay...

View Article

Shirkii Kooxda Xiriirka Caalamiga ah oo maanta lagu soo gaba gabeeyay...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali ayaa maanta soo xiritaankii shirkii ICG ee magaalada Djibouti ka soo jeediyey khudbad xiritaan ah (Closing Statement). Shirka ICG oo shalay iyo...

View Article


Shirkii ICG oo lagu soo gabo gabeeyey Djibouti (Daawo-Sawirada)

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali ayaa maanta soo xiritaankii shirkii ICG ee magaalada Djibouti ka soo jeediyey khudbad xiritaan ah (Closing Statement). Shirka ICG oo shalay iyo...

View Article

Ciidamada Dowladda oo maalintii 3aad wada howl galo dadka degan guryaha...

Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa maalintii 3aad ka wada Magaalada Muqdisho howl galo ballaaran oo dadka degan guryaha hantida guud looga saarayo, kadib markii ay dhamaatay mudadii horay Dowladda u...

View Article

Madaxweyne Siilaanyo oo Ethiopia Tagey

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa sheegay in aanay waxba ka jirin wararka sheegaya in xiriirka labada dhinac uu mad-madow ka jiro, sida warbaahinta Somaliland qaarkeed ay xiliyadan...

View Article
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>