Warbaahinta puntlandi waxay idiin soo gudbinaysaa qaybo badan oo ka mid ah muuqaaladii Degmada Jariiban iyo wafdigii puntland ee dhawaan deegaankaasi gaaray kadib codsiyo farabadan oo akhristayaasha puntlandi ee daafaaha caalamka ay noo soo gudbiyeen.
Daawo Sawirada kulamada Wafdii Puntland ay Jariiban iyo Deegaanada hoos yimaada kula yeesheen qaybaha Bulshada iyo Maamulka deegaanka:
↧
Daawo Sawirada kulamada Wafdii Puntland ay Jariiban iyo Deegaanada hoos yimaada kula yeesheen qaybaha Bulshada iyo Maamulka deegaanka.
↧