Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live

Maxkamada Denbiyada Dagaalka oo Amar Ku Bixisay In Lasoo Xidho Wasiirka...

HAGUE(OWN)- Maxkamada danbiyada dagaalka ayaa soo saartay maanta amar lagu soo xidhayo wasiirka difaaca ee dalka Sudan Mr: Cabdiraxiim Maxamed Xuseen iyagoo sheegay inay ku tuhunsan yihiin danbiyo...

View Article


Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Canada oo ka qayb-galay Xaflad dhaqaale...

        Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Canada, John Baird ayaa kala qayb-galay jaaiyadda Soomaaliyeed ee ku nool Ottawa xaflad dhaqaale loogu aruurinayey hay’adda dhakhaatiirta aan xuduudda lahayn...

View Article


Wasiirka Maaliyadda Somaliland oo golaha Wakiiladda faah-faahin ka siiyey...

Wasiirka Maaliyadda Somaliland, Eng: Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa maanta golaha Wakiiladda warbixin ka siiyey odoroska Miisaaniyad Sanadeedka 2012, meelaha loo qorsheeyey iyo mashaariicda horumarineed ee...

View Article

Kenya oo sheegtay inay ciidamadeeda kala baxayso Soomaaliya marka la gaaro...

Kenya oo ciidamadeedu ay gudaha Soomaaliya kula dagalaamayaan Al-shabaab ayaa sheegtay inay ciidamadeeda la baxayso sideed bilood kaddib, markaasoo ku beegan bisha Oktoobar ee sannadkan. Hadalkan ayaa...

View Article

David Cameron’s Welcome Colonial Arrogance

It was arrogance, sheer arrogance of colonial times; another British PM in the 21st century dictating his terms to a beleaguered African nation. David Cameron buoyed by his victory in Libya wanted an...

View Article


Somalia is a failed state but teaches African countries useful lessons

Dr. Michael J.K. Bokor Sunday, February 26, 2012 At long last, there is something on the horizon to assure us that the decades-long Somali crisis will be tackled to restore sanity to the Horn of Africa...

View Article

Daawo:Madaxweyne Siilaanyo Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Kana Hadlay Arrimo...

View Article

Daawo Sawirada kulamada Wafdii Puntland ay Jariiban iyo Deegaanada hoos...

Warbaahinta puntlandi waxay idiin soo gudbinaysaa qaybo badan oo ka mid ah muuqaaladii Degmada Jariiban iyo wafdigii puntland ee dhawaan deegaankaasi gaaray kadib codsiyo farabadan oo akhristayaasha...

View Article


Madaxweyne Shariif oo kormeeray goobihii laga qabsaday Al-Shabaab

Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa markii u horeysay booqday Xaafada Suuqa Xoolaha iyo Xerada Maslaxa, halkaas oo maalin ka hor laga qabsaday Xarakada Al-Shabaab. Kormeerka Madaxweynaha...

View Article


Somalis urge banks, lawmakers to find solution

Hundreds of Somalis gathered at an Islamic Center in Minneapolis Saturday and urged lawmakers and American banks to help find a solution to the ongoing funds-transfer crisis. “It’s a human rights issue...

View Article

British terror suspect still on the run

Police are yet to trace a British woman they linked to terrorism six months after she entered Kenya. Ms Natalie Faye Webb, 26, wh o entered the country at the Namanga border point on August 25th last...

View Article

Madaxweyne Shariif oo Mahiga u Jawaabay

Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in Augustine Mahiga ay maradu ka dhacay haddii ay rumoobaan hadalo Mahiga laga sheegay Madaxweynaha ayaa hadalkan sheegay isaga oo jooga goobihii shalay...

View Article

War deg deg ah: Wariye Cali Axmed Cabdi Oo Caawa koox hubaysani ku dishay...

Gaalkacyo (RBC Radio) Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug ayaa goor dhaweyd oo caawa ah waxaa lagu diley Wariye Cali Axmed Cabdi oo ka mid ahaa wariyeyaasha magaalada Gaalkacyo. Allaha u...

View Article


War Deg Deg ah:- Wariye Cali Axmed Cabdi oo Gaalkacyo lagu diley

Innaa lilaahi wa inaa ilayhu raajucuun Wariye Cali Axmed Cabdi oo horay uga tirsanaan jiray Puntlandi.com ayaa caawa fiidkii lagu dilay Gaalkacyo, Wariye Cali wuxuu ka mid ahaa Wariyaayaasha ugu...

View Article

Ardayda Somaliyeed ee dalka Bangladesh oo Shaaado gudoon-siiyay Safiirka...

Waxaa maanta safaaradada dalka Turkiya ee wadanka Bangladhesh kullan aad iyo aad muhiim ahaa ku yeeshay gudi matalayay ardayda Somaliyed ee wadanka Bangaladhesh iyo safiirka dowlada Turkiya ee...

View Article


DEG DEG:-Wariye Goor Dhoweyd Lagu Dilay Gaalkacyo

War goor dhow naga soo gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in kooxo hubeysan ay toogasho ku dileen wariye ka mid ah wariyeyaasha ka howlgalla magaaladaasi. Allaha u...

View Article

Tacsi loo Dirayo Dhamaan Reer Haaji Khaliif Ahmed Nuur

Innaalilaahi Wa Inaa Ilehi Raajacuun, waxaa halkaan tacsi tiiraanyo leh kadirayo dhamaan Ehelada Qaraabada iyo Asxaabta uu ka geeriyooday alle ha,u naxariistee  Haaji KHaliif Ahmed Nuur (KHaliif...

View Article


Wasiirka Dib u dejinta oo ka hadlay 350 guri oo ay u dhisayaan qoysas danyar ah.

Hargeysa(OWN)_Wasiirka Dib u dejinta Somaliland Md Cabdirisaaq Cali Cismaan, ayaa maanta ka warbixiyey hawlaha wasaaradiisa ee qorshaha dadka barokacayaasha ah. Wasiirka oo maanta xafiiskiisa ku qabtay...

View Article

Xarunta Gargaar ee Xawaaladda Dahabshiil oo Dib-u-habeyn Casri ah lagu...

“dhismahan dib u qurxinta xaruntaasi waxaa iska kashaday Al-beyt Constrcution company iyo Horyaal Allumunium”   Xarunta dhexe ee xawaaladda shirkadda Dahabshiil ee magaalada Hargeysa, ayaa lagu...

View Article

Shirkii Rajada Soomaaliya oo ka dhacay Holland iyo Farmaajo oo kusoo...

Holland(OWN)- Hotelka Bel Air ee magaalada The Hugue ee dalka Holland ayaa waxaa lagu qabtay shirkii loo bixiyey rajada iyo nabada Soomaaliya kaasi oo lagu marti qaaday Ra’iisul wasaarihii hore ee...

View Article
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>