Dawladda Kenya ayaa kaalmo ka codsatay bulshada caalamka si looga taageero qabsashada magaalada Kismaayo ee koonfurta Somalia.
Hadalkan oo uu sheegay Ra'iisal Wasaaraha dalka Raila Odinga ayaa dadku isweydiiyeen waxa uu kaalmo caalami ah u codsanayo maaddaama ciidanka Kenya ay ka tirsan yihiin kuwa AMISOM oo markii horeba helayey taageerada dibadda.
Warbixin arrintaas lagu falanqeynayo hoosta ka dhageyso.