Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 54547

New York: Nin lala Xiriiriyey Al-Shabab oo Maxkamad la Horgeeyey

$
0
0

Maxamed Ibraahiim Axmed oo ah Eritrean haysta dhalashada dalka Sweden ayaa qirtay in uu taageero dhaqaale siiyey kooxda Al-Shabab ee Somalia.

Mr. Axmed waa 38 jir, waxana la qabtay isaga oo maraya dalka Nigeria, ka hor intii aan loo soo gudbinin magaalada New York ee Maraykanka oo hadda maxkamadiisu ka socoto.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 54547

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>