Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Viewing all articles
Browse latest Browse all 54547

Somalia iyo Somaliland oo London ku Kulmaya

$
0
0

21ka bishan aynu ku jirno ayaa xubno ka kala socda Somalia iyo Somaliland ay ku kulmi doonaan London, kulankan oo ah mid gogol-xaar ah.

Wasiirka Warfaafinta oo la hadlay Idaacadda VOA ayaa sheegay in ka hadalka Midowga labada dhinac uu yahay mid aan meeshaba soo galaynin, ee waxa kaliya ee laga wada hadli kanaa ay yihiin sidii labada dhinac isku kaalmeyn lahaayeen iyaga oo ah labo dal oo daris ah.

Wareysi arrintaas la xiriira hoosta ka dhageyso.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 54547

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>