Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live

Stop wasting lives, money in Somalia, US report urges

Sii Akhri Twenty Years of Collapse and Counting (The Cost of Failure in Somalia) 

View Article


Dahabshiil oo Bangi Cusub Bosaaso ka Furtay +Sawiro

Shirkada Dahabshiil Puntland ayaa Baanki Caalmiya waxay ka Furtay Maanta Magaalada Bosaso ,Waxaana Xafladii Furitaana Baankaas ay ka dhacday Maanta duhurkii Huteel Juba ee Magaalada Bosaso gaar ahaan...

View Article


Libya, Qaddafi ka Dib

Mustaqbalka Dalka Libya ayaa la isweydiinayaa sida uu u ekaan karo waxa ka dambeeya hogaamiye Mucammar Al-Qaddaafi oo shalay la dilay. Dalka Libya ayaa ka kooban qabiilo kala duwan, oo hogaamiyihii la...

View Article

Taariikhdii Qadaafi

Taariikhdii Qadaafi

View Article

C.Ronaldo “Real ayaa ah naadiga Aduunka Haatan”

21 Oct 2011-   26jirgaan reer Portugal ee dhanka weerarka uga ciyaara Kooxda Real Madrid ayaa sheegay in kooxda Real ay tahay naadiga ugu awooda badan xilikan, ayna haysato ciyaaryahanada ugu fican...

View Article


C.Ronaldo “Real ayaa ah naadiga Aduunka Haatan”

21 Oct 2011-   26jirgaan reer Portugal ee dhanka weerarka uga ciyaara Kooxda Real Madrid ayaa sheegay in kooxda Real ay tahay naadiga ugu awooda badan xilikan, ayna haysato ciyaaryahanada ugu fican...

View Article

Madaxweyne Faroole oo xaflad kala qeyb galay jaaliyada Puntland ee UK (Sawiro)

Wafti  sare oo ka socda dowlada puntland  oo uu hogaaminayo madaxweynaha Puntland oo maalmahan ku sugnaa magaalada london ee dalka britain ayaa hameenimadii xalay xaflad ay jaaliayudu u samaysay kaga...

View Article

Yuusuf Kaba-kudukade oo loo magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Dhexe

Munaasabad maanta ka dhacay Magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa halkaas waxaa lagaga dhawaaqay Maamul cusub oo uu yeesho Gobolka, iyadoo la bedelay Maamulkii hore ee muddo halkaas...

View Article


Golaha Sare Culumaa’udiinka Ahlusuna oo ugu baaqay Dowladda KMG inay shacabka...

Golaha Sare Culumaa’udiinka Ahlusuna Wal-jameeca ayaa bayaan maanta oo jimco ah soo saareen kaga hadlay xaalada ammaan ee Muqdisho, iyagoo ugu baaqay dowladda Soomaaliyed inay ammaanka sugaan. Bayaanka...

View Article


Universal, Somalichanel & Royal Tv oo loo diiday in uu Madaxweyne Faroole wax...

Illaa seddex tv oo ku hadla afka Soomaaliga ayaa loo diiday in ay galaan qol uu Madaxweynu hadal kooban ku siinaayey bahda saxaafada Tv yada universal somalichanel iyo rayal tv ayaa gabi ahaanba loo...

View Article

Faroole oo Taageeray Farogelinta Kenya ee Somalia

Madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole ayaa teegeeray faragelinta Kenya iyo Howlgalka ciidamada Kenya ay ka wadaan Koonfurta Somalia. Waxaana uu sheegay in ay xaq u leeyihiin in ay la dagaalamaan...

View Article

Afhayeenka AMISOM oo sheegay in labo askari nolol ku weysan yihiin, qaar...

Afhayeenka Ciidamada AMISOM Captain Paddy Ankuna ayaa sheegay in qasaare ka soo gaaray dagaaladii shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho, isagoo been abuur ku tilmaamay wararka sheegaya in todobaatameeyo...

View Article

Qarax Miino oo maanta ka dhacay degmada Wada Jir & labo ruux oo ku dhaawacmay

Qarax miino ayaa maanta ka dhacay degmada Wada Jir, kaasoo labo ruux ay ku dhaawacmeen, iyadoo qaraxa ka dhacay meel aad u saxmad badan oo goobo ganacsi ay ku yaalaan. Sida ay sheegayaan wararka qaraxa...

View Article


Muuqaalkii ugu dambeeyay ee Degmada Dayniile, & Ciidamada Dowlada oo ku...

Halkaan waxaan idinkugu soo gudbineynaa Sawirro aan idiinkaga soo qaadnay goobihii  laga saaray Maleeshiyada Kooxda  ah ee Al-Shabaab gaar ahaan xaafado ka tirsan degmada Dayniile halkaasi oo ah barta...

View Article

Shabaab oo Lafoole ku soo bandhigtay hub ay sheegtay in ay ka qabsatay...

Ururka Al Shabaab ayaa ku soo bandhigay Deegaanka Calamada ee Lafoole hub ay sheegeen in ay kaga qabsadeen dagaaladi shalay iyo maanta degaanka dayniile ku dhex maray Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM...

View Article


Maxaad Ka Taqaan Deegaanka Hadhwanaag ?

  Sidii aan horeba idiinku balanqaadney hadaad tihiin akhristayaashada sharafta leh, inaan idiin soo gudbino horumarada ka socda dalkeena hooyo anagoo isku dayeyna inaan deegaan walba iftiimino meelaha...

View Article

Dekada Muqdisho oo ku soo xiray doon gar-gaar sida oo ay Kuwait soo dirtay

Hay’adda Bisha cas ee Kuwait ayaa maanta sheegtay in dekedda magaalada Muqdisho uu ku soo xirtay Doon sida gar gaar dhan 650-tan cunto ah oo ay dawladda Kuwait u soo dhiibtay dadka tabaalaysan ee...

View Article


Gaas oo Indha ka qarsaday Kenyanka Gudaha Soomaliya kusugan.

Ra’isul Wasaaraha Dowlada KMG Dr C/Wali Maxamed Gaas ayaa sheegay in Ciidamada Dowlada Kenya aysan Gudaha usoo gelin Dalka Soomaaliya. Isagoo lahadlayay Raadiyaha Dowlada ayaa Dr Gaas Waxaa uu sheegay...

View Article

Xukuumada Somaliland Oo Soo Dhaweysay Dilkii Mucaamar Al-Qadaafi, Sheegtayna...

  Hargeysa(OWN)- Xukuumada Somaliland ayaa maanta markii ugu horeysay shaaca ka qaaday mawqifkeeda la xidhiidha dilkii maalintii shalay lagu khaarajiyay hogaamiyihii hore ee dalka Libya Mucaamar...

View Article

AMISOM oo sheegtay in waxyeelo ay ka soo gaartay dagaalo ay la galeen...

Afhayeenka ciidamada AMISOM Col. Paddy Ankunda  oo sugan magaalada Nairobi ee caasimadda u ah dalka kenya ayaa ka hadalay dagaaladii ugu dambeeyay oo ay ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda KMG Somalia...

View Article
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live