Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live

Labada nin ee u eg Rodrigo Duterte iyo Kim Jong-un

Waxaa si weyn loo hadal hayaa labada nin ee iska dhigayay labada madaxweyne, waxaana la arkay iyagoo wada fadhiya maqaaxi oo cunaya hilib digaag.

View Article


Ciidanka iyo Saraakiisha Dagaalka ku Dhinto Xaq ma Helaan?

Qaar ka mid ah eheladda askar iyo saraakiil ka tirsan ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo ku dhintay dagaalada ay dowladdu kula jirto ururka Al-shabab ayaa ka cabanaya in aysan si wanaagsan u helin,...

View Article


Dhageyso:-Warka Subax Ee Idaacadda Shabelle

Muqdisho (SMN) – Halkaan ka Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/02/Warka-Subax-040219.mp3 The post...

View Article

Kenya Oo weli burburin ku heyso xarumaha Hormuud

Garbahaarey ( SMN )-Korneyl Aadan Rufle oo ka mid ah saraakiisha ciidamada dowladda ee gobolka Gedo ayaa ku eedeeyay ciidanka Kenya in ay wadaan dhaq dhaqaaqyo xoogan oo ay ku doonayaan in markale ay...

View Article

Faah faahinno ka soo baxaya dagaal xalay ka dhacay Balcad

Balcad (SMN)-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal khasaaro geystay oo xalay ka dhacay degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexe. Dagaalka oo ahaa mid xoogan ayaa waxa u dhexeeyay ciidamo kala...

View Article


Xaaladda magaalada Jigjiga Oo saaka dagan

Jigjiga (SMN)-Wararka naga soo gaaraya magaalada Jigjiga ee xarunta ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in saaka xaaladdu ay tahay mid dagan. Xiisadihii ka jiray magaaladaasi ayaa lagu soo...

View Article

QM Oo sheegtay in gargaar ay u baahan yihiin Somali badan

New York (SMN)-War ka soo baxay Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in 1.5 Milyan oo Soomaali ah ay haatan wajahayan cunno la’aantii ugu xumeyd , tan iyo bishii June ee sanadkii hore, kadib markii...

View Article

Madaxii shirkadda P&O Ports Ee dekedda Boosaaso Oo la dilay

Boosaaso ( SMN)-Wararka ka imaanaya gobolka Bari ayaa sheegaya in saaka madaxii P&O Ports oo hoostagta DP World ee Dekedda Boosaaso lagu dilay magaaladaasi. Ninkan oo lagu magacaabi jiray Paul...

View Article


Huge explosion heard in Mogadishu

A heavy explosion reported in Mogadishu, the Somali capital on Monday morning amidst tight security in the seaside city. A witness, speaking to Radio Shabelle said the explosion occurred in the area...

View Article


Qarax Gaari Oo goor dhow ka dhacay M/ Muqdisho

Muqdisho ( SMN) – Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qaraxa xoogan oo goor dhow ka dhacay degmada Xamar Weyne ee gobolka Banaadir. Qaraxa ayaa ka dhashay Gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa, kaas oo...

View Article

The head of P&O ports at Bosaso city killed by Al Shabaab

The Head of Dubai based P&O ports, a port operator owned by the UAE’s DP world in Bassaso town, Paul Anthony Fermosa has been killed on Monday morning. The initial report indicates that the officer...

View Article

Sawirro:-Faah faahin ka soo baxaysa qarax ka dhacay Xamar weyne

Muqdisho (SMN)– Faah faahin dheeri ah ayaa ka soo baxaya qarax Gaari loo adeegsaday oo maanta ka dhacay degmada Xamar Weyne ee gobolka Banaadir. Gaariga ayaa la sheegay in uu ku qarxay afaafka hore ee...

View Article

Yuu ahaa Paul Farmosa, ninkii Al Shabaab ay ku dishay magaalada Bosaaso?

Wuxuu kasoo shaqeeyay dalal dhowr ah oo ay kamid yihiin Sudan iyo Imaraadka

View Article


Madaxii DP World ee dekedda Boosaaso oo la dilay

Nin hubeysan ayaa maanta toogasho ku dilay madaxii shirkadda DP World ee dekedda magaalada Boosaaso.

View Article

Qarax 9 qof ay ku dhinteen oo Muqdisho ka dhacay

Ugu yaraan 9 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen 7 kalana ay ku dhaawacmeen qarax maanta ka dhacay wadada hormarta suuqa Muqdisho Mall ee degmada Xamar Weyne ee magaalada Muqdisho.

View Article


Somaliland Oo xukuntay dhalinyaro darbi jiif ah

Hargeysa ( SMN) – Maxkamad Ku taalla M/ Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa maanta 20 dhalinyaro oo darbi jiif ah ku xukuntay lix bilood oo Xabsi ah. Xeer ilaalinta maxkamadda ayaa...

View Article

Burburka diyaaraddii Sala oo la helay

Koox quusayaal ah oo maalmahi lasoo dhaafay baarayay burburka diyaarad uu la socday laacibka reer Argentina Emiliano Sala taasoo ku dhacday biyaha u dhaxeeya Ingiriiska iyo Faransiiska ayaa sheegay in...

View Article


Deni oo cambaareeyey dilka Paul Anthony

Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa cambaareeyey dilka madaxii shirkadda P&O ee dekedda Boosaaso.

View Article

Puntland Oo si adag uga hadashay dilkii Paul Fermosa

Garowe ( SMN)– Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dilka madaxii P&O Ports oo hoostagta shirkadda DP World ee Dekedda Boosaaso, kaas oo saaka kooxo hubeysan ay ku dileen magaaladaasi. Ninkan oo...

View Article

Wasiir Beyle Oo la kulmay safiirka Britain ee Soomaaliya

Muqdisho ( SMN)– Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta la kulmay Safiirka Britain ee Soomaaliya Mr. David Concar oo ku jira todobaadkiiisii ugu danbeeyay ee...

View Article
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>