Gob Maxbuus ah: Abwaan la kulmay xayawaan ay Soomaalida caan ku tahay oo sii...
Xayawaanka Gumburigu wuxuu dabeecad ahaan la mid yahay dameer farowga, oo isagana ka mid ah duur joogta
View ArticleNew England oo ku guuleysatay Super Bowl
Waxaa xalay lasoo gaba gabeeyay tartanka ugu xiisaha badan dalkaan Mareykanka ee loo yaqaano American Football Leage oo ah kubad gacanta lagu ciyaaro oo ay ciyaartooyduna kusoo bandhigaan ciyaar ku...
View ArticleDumar badan oo la guursado ma barwaaqo ayaa ku jirto?
Daraasadan ayaa laga yabaa in ayan jecleysan dumar badan oo Soomaaliyeed
View ArticleSomali Govt soldier kills a civilian in Mogadishu – witness
A Somali government soldier has shot and killed unarmed civilian in Mogadishu, the country’s capital on Monday. The incident took place at the busy Benadir junction. A witness confirmed to Radio...
View ArticleDhageyso: Warka Habeen ee Idaacada Shabelle
Muqdisho (SMN) – Akhristayaasha idaacada Shabelle ee ku taxan website-keena waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa warka Habeen.Hoos ka...
View ArticleKhayre oo gudoomiyay shirka Tubta Siyaasadda Loo Dhanyahay
Muqdisho (SMN) – Ra’iisul wasaaraha Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta guddoomiyay shirka Tubta siyaasadda loo dhanyahay oo lagu qabtay xarunta wasaaradda arrimaha gudaha kaas oo lagu soo...
View ArticleDhageyso: Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle
Muqdisho (SMN) – Akhristayaasha idaacada Shabelle ee ku xiran website-keena waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle.Hoos riix si aad u...
View ArticleWasiirrada Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Koongo oo heli doona mushaarkii...
Xukuumadda xilka sii banaynaysa ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Koongo ayaa waxa ay difaacday go'aanka ay wasiirradii hore ugu ballan qaadday inay heli doonaan mushaarkoodii inta ay nool yihiin iyo...
View ArticleSheekh caan ah oo Muslimiinta Bariga Dhexe ugu baaqay inay soo 'dhaweeyaan'...
Madaxa goobta ugu sarreysa ee lagu barto diinta Islaamka ayaa waxa uu ugu baaqay Muslimiinta Bariga Dhexe inay soo "dhaweeyaan" Masiixiyiinta la nool.
View ArticleAbaalmarinta Komla Dumor 2019-ka: BBC oo raadineyso xiddiga ugu wanaagsan...
Abaalmarintan waxaa loogu talagalay in lagu maamuuso Komla Dumor, oo ah saxafi u dhashay dalka Ghana oo BBC-da u shaqeyn jiray.
View ArticleDhageyso:-Warka Subax Ee Idaacadda Shabelle
Muqdisho (SMN) – Halkaan ka Dhageyso Warka Subax ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato:-http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/02/Warka-Subax-050219.mp3The post Dhageyso:-Warka...
View ArticleMaraykanka oo soo Qaadaya Qaxootigii Xeryaha Nauru
Dawladda Australia ayaa sheegtay in hadda wixii ka dambeeya ayna caruur ku heyn doonin xeryaha dadka magan-galyo doonka ah ee ku yaalla Jasiiradda Nauru ee Badweynta Pacifiga
View ArticleSoomaaliya Oo shir muhiim ah uga qeyb gashay Brussels
Brussels (SMN)– Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga XFS, Mudane Cabdulqaadir Axmed-kheyr Cabdi, ayaa ka qeybgalay shirka shanaad ee heer Wasiir ee Midowga Yurub iyo Jaamacadda...
View ArticleBaarlamaanka HirShabelle Oo eedeeyay madaxweyne Waare
Jowhar (SMN)– Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka HirShabelle oo la hadlay Warbaahinta ayaa eedeyn la xariirta musuq-maasuq u jeediyay madaxweynaha maamulkaasi Maxamed Cabdi Waare. Xubnahani ayaa...
View ArticleHowlgallo ballaaran oo laga sameeyay degmada Afgooye
Afgooye (SMN)– Ciidamada ammaanka ayaa xalay howlgallo dad lagu soo qab qabtay ka sameeyay degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose. Howlgalladan oo ahaa kuwa qorsheysan ayaa waxaa laga fuliyay qaar...
View ArticleTurkey condemns terror attack in Somalia
Turkey on Tuesday strongly condemned a car bomb attack that targeted a busy shopping mall in Somalia’s capital Mogadishu. In a statement, the Foreign Ministry said: “We strongly condemn this heinous...
View ArticleNISA Oo sheegtay in ay hub ka soo furatay Al Shabaab
Afgooye ( SMN)– War ka soo baxayhay’adda NISA ayaa looga hadlay howlgal Ciidamada dowladda ay ka fuliyeen deegaanka Forsooley ee gobolka Sh/ Hoose. Howlgalkan oo dhacay labadii bishan ayaa la sheegay...
View ArticleNISA says 40 militants killed in raid on Al-Shabaab camp
Somali National Intelligence Service Agency (NISA) said Tuesday that it had killed 40 Al-Shabaab insurgents in the country’s southern region.The Security forces launched a wide-scale operation in...
View ArticleMasaajid ayuu kabo "ka xaday", si layaab leh ayaana loo ciqaabay
Nin la qabtay isagoo kaba ka xadayo banaanka hore ee masaajid ayaa lagu qasbay inuu cuno basbaas.
View ArticleWaa kuwee wadamada ugu hilib cunka badan dunida?
Waddamada reer galbeedka ayaa sheegay in ay isku dayayaan in ay joojiyaan cunidda hilibka balse marka xaqiiqda loo dhaadhoco sheekada taasi waa ay ka duwan tahay.
View Article