Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live

Qorshe Bomb oo uu helay Maraykanka

Masuuliyiinta Maraykanka ayaa sheegay inay heleen qorsho la doonayay in bobm lagu qarxiyo diyaarad maraykan, iyadoo bobm la soo galiyay dharka hoos laga xirto lagu soo qarinayo.

View Article


Nairobi: Ganacsigii Eastleigh oo Joogsaday

Ganacsata deegaanka Easleigh ee magaalada Nairobi ayaa ka dibadbaxay amni darro ay sheegeen in goobta ay aad ugu soo badatay. Habeenkii xalay ahaa ayaa la sheegay in dukaamo dhowr ah la jabsaday, maal...

View Article


Soomaali fara badan oo maanta dibad bax ballaaran ka dhigtay Xaafada Islii ee...

Kumanaan Soomaali ah ayaa maanta sameeyay dibad bax ballaaran oo ay soo qaban qaabiyeen Ganacsatada Suuqa islii ee Magaalada Nairobi. Banaanbaxa ayaa ka dambeeyey kadib marki xalay la dhacay qeybo...

View Article

Ciidamo ka tirsan dowladda oo toogasho ku dilay labo nin looga shakisan yahay...

Ciidamada ka tirsan dowladda dowlada Soomaaliya ayaa maanta toogasho ku dilay laba nin oo loogaga shakisanyahay in ay lug ku lahaayeen dilal kala duwan oo xalay degmada Wadajir ka dhacay. Goobjoogayaal...

View Article

Shirkii Guddiga Wadajirka Nabadgelyada Soomaliya Oo Muqdisho lagu soo...

Kulankii guddiga wadajirka nabadgelyada Soomaaliya oo muddo labo malamood ah ka socday caasimadda ayaa la soo gebagebeeyay iyadoo gebagebadiisa laga soo saaray qodobbo ay ka mid yihiin mideynta...

View Article


Suldaan Saleebaan Oo Si Diiran Maanta Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Boorama...

Boorama-(Idhanka) Waxaa maanta magaalada Boorama si diiran loogu soo dhaweeyay Suldaan Saleebaan Cali oo ka mid ah salaadiinta Gobolada Awdal/Selel Iyo Gabiley kaas oo maalmihii u danbeeyay ku sugnaa...

View Article

R/wasaare C/weli Oo Qaabilay Wafuud Ka Socotay Q.M. Midowga Yurub Iyo Mareykanka

R/Wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta siyaabo kala duwan magaalada Muqdisho Ugu qaabilay wafuud ka kala socotay Q.midoobay, Mareykanka iyo Midoowga Yurub. C/weli Maxamed Cali ‘Gaas’ ayaa ugu horeyntii...

View Article

Somaliland oo Diidday Hadalkii DKMG ee Shirka Odayada

Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inaanay Shirka odayaal dhaqameedka ee ka socda Muqdisho aanay ku jirin cid metelaysa Somaliland, waxayna masuuliyad darro ku tilmaameen in masuuliyiinta DKMG ah laga...

View Article


Muqdisho: Madfac Dilay Toddobo Qof

Toddobo qof oo labo ka mid ahi ay caruur ahaayeen ayaa ku dhintay madfac xalay ku dhacay xaafad ka mid ah degmada Hodan. Madfacan ayaa la sheegay in laga soo riday duleedka magaalada Muqdisho oo ah...

View Article


Dowladda Iiraan oo sheegtay in dagaalada sokeeye ee ka socda Soomaaliya ay...

Taliyaha ugu sareeya ciidanka Badda Iiraan Admiral Xabiibulaah Sayari ayaa sheegay in kooxaha Burcad badeeda Soomaalidu qiyaas ahaan ay sababeen waxyeelo ka badan $7 bilyan oo doolarka Mareykanka ah oo...

View Article

Ahlusuna iyo Shabaab oo guulo ka kala sheegtay dagaal ka dhacay Wabxo

Dagaalo xoogan ayaa xalay ku dhexmaray deegaanka Wabxo ee duleedka magaalada Ceelbuur Al-Shabaab iyo Ahlusuna, iyadoo labada dhinac ay guulo ku kala sheegteen. Sida wararku sheegayaan dagaalkan ayaa ka...

View Article

DAAWO VIDEO: Raysal Wasaare Ku Xigeenka Ahna Wasiirka Beeraha Oo Ugu Baaqay...

image: 

View Article

Dowladda Ingiriiska oo sheegtay in Maraakiibteeda dagaalka ay kala baxeen...

Dowladda Ingiriiska oo ka mid ah dowladaha reer galbeedka ee maraakiibta iyo ciidamada ka joogaan xeebaha Soomaaliya ayaa si rasmi ah ula baxday seddex markab oo ka joogay xeebaha gacanka Cadmeed iyo...

View Article


Dowladda Soomaaliya oo si hoose u qorsheyneysa in Odayaasha ku Dhaqan...

Wasiirka Dastuurka iyo dib u heshiisiinta xukuumadda KMG Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jabriil ayaa sheegay in dhamaan odayaasha ka qeybgalaya shirka dastuurka ay joogaan inkastoo oo uu shegay inay jiraan...

View Article

Ra’isal Wasaare Cabdiwali Gaas oo diiday in xilka laga qaado Maareeyaha...

Kadib markii dhowaan Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed uu ku amray Maareeyaha Dekeda Muqdisho inuu keeno warqadiisa istiqaalada, kadib markii ay sii xoogeysteen khilaafka ka taagnaa howlaha...

View Article


Dagaalo culus oo laba jeer dhacay oo dhex maray Ciidamadda Itoobiya iyo...

Dagaalo culus ayaa waxay shalay iyo xalay ay dhex mareyn Ciidamadda Milatariga ee Dowladda Itoobiya oo ay ka dhinac dagaalamayaan Ciidamadda Ahlu Sunna Wal Jameeca iyo Ciidamadda Xarakada Al Shabaab oo...

View Article

Raa’isal Wasaaraha iyo Wasiirka Gaanshaandhiga ee Somaliya oo kulan la-qaatay...

Raa’isal Wasaaraha Xukuumadda Kmg ah ee Soomaaliya Mudane C/Wali Maxamed Cali Gaas iyo Raa’isal Wasaare ku Xigeenka ahna Wasiirka Wasaaradda Gaanshaandhiga ee Xukuumadda Kmg ah ee Somaliya Mudane...

View Article


Dowladda KMG oo beesha caalamka iyo Qaramada Midoobay ka codsatay in gacan...

Kulan looga hadlayey arrimaha ammanka ee dalka Soomaaliya oo ay yeesheen Guddiga isku dhafka ah ee ammaanka dalka Soomaaliya ayaa waxa uu ka dhacya magaalada Muqdisho, kaas oo ay ka qeybgaleen xubno ka...

View Article

Baahi ka jirta Sudan

Madaxa jabhad la dagaallameysa dowladda Sudan ayaa ku baaqay in gargaar raashin oo deg deg ah lala soo gaaro shacabka.

View Article

Weerar Xalay ka Dhacay Dhadhab

Hal qof ayaa lagu dilay mid kalena waa lagu dhaawacay weerar ay dabley hubeysan ku qaaday dad qaxooti ah oo ku sugan xeryaha Qaxootiga ee Dhadhaab. Nin u dhashay qowmiyadda Gambeelaha ee degta Sudan...

View Article
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>