Quantcast
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sharx Kalimatu Tawxiid - شرح كلمة التوحيد

Sharx Kalimatu Tawxiid - شرح كلمة التوحيد Muxaadaro ku saabsan sharx kalimatu tawxiid, waxaa soo jeediyey Sheekh Axmed Daahir Aweys حفظه الله تعالی وجعل الجنة مثواه From: lfw82 Views: 2 0 ratings...

View Article


Bayern 1 - 1 Chelsea

Cayaartu hadda wey dhammaatay. waxaa lagu darayaa wakhti hor leh.

View Article


Chelsea waa horyaalka Yurub

Chelsea ayaa rigoorayaal ku qaadday horyaalka Yurub. bayern ayay ka badisay.

View Article

Qiblada Qabbaaniyaasha!:By Bashir M. Hersi

Maahmaah Soomaaliyeed ayaa tiraah: “Biyo ururo meel godan ayay isugu tagaan” mid kalene waxay leedahay: “Geel tegay tubihi ceel” mid kalena waxay ahayd: “Biddoow anigu ku sheegayee, yaan camalkaagu ku...

View Article

Taliska Ciidamada Ethiopia oo sheegay inay xun yihiin dilalka ka dhaca Bay...

image:  Baydhabo: (Sh. M. Network)  Saraakiisha Ciidamada Ethiopia ayaa sheegay inay aad ugu xun yihiin dilalka ka dhacay gobolada Bay iyo Bakool ee Koofurta Soomaaliya oo ay howlgallo ballaaran ka...

View Article


Madax da Maamulka Khaatumo Oo Daah Furayn Garoonka Sayid Maxmed Cabdule Xasan...

Madax da Maamulka Khaatumo State of Somalia ayaa si toos ah u daah furay garoonka caalamiga ah ee Sayid Maxamed Cabdule Xasan International Airport oo uu maamulka khaatumo state ka hirgaliyey degmada...

View Article

Shir magaalada Addis Ababa ugaga furmaya Saxiixayaasha Road Map-ka

Saxiixayaasha Road Map-ka ee Hogaamiyeyaasha siyaasada Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maalinta berri uu shir uga furmo magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, kaasoo looga hadlayo arrimaha Dastuurka....

View Article

Wararkii ugu dambeeyay dagaalo khasaaro geystay oo maanta ka dhacay Magaalada...

Dagaalo khasaaro geystay ayaa waxay maanta ka dhaceyn Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan, oo muddo dhan shan bilood kahor dagaalo culus loogala wareegay Xarakada Al Shabaab. Ciidamo ka wada tirsan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Arimaha Ilaahey Dambiyada ku Dhaafo

Arimaha Ilaahey Dambiyada ku Dhaafo Muxaadaro ku saabsan مكفرات الذنوب , waxaa soo jeediyey Sheekh Max'ed Daahir Rooble حفظه الله تعالی وجعل الجنة مثواه From: lfw82 Views: 1 0 ratings Time: 01:00:20...

View Article


Dowladda Soomaaliya oo Safaarad ka furatay Wadanka cusub ee South Sudan...

image:  Shalay oo ay taariikh ku beegneyd 19/05/2012 ayaa waxaa ka hirgalay wadanka cusub ee Koonfurta Sudan oo hadda uun helay madax banaanidiisa Safaarad ay leedahay Somaliya. Waxaana safaradda...

View Article

Ciidamadda Dowladda oo maanta hawl-gallo xoogan ka wada Suuqa Bakaaraha iyo...

image:  Ciidamadda Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya ayaa waxay maanta hawl-gallo xoogan ay ka wadaan Suuqa Bakaaraha, waxayna hawl-gallada ay maanta ka wadaan ay yihiin kuwo ka xoogan, kuwii shalay ay ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kheyrka oo la isla Jeclaado

Kheyrka oo la isla Jeclaado Muxaadaro ku saabsan الحث على الايثار, waxaa soo jeediyey Sheekh Axmed Daahir Aweys حفظه الله تعالی وجعل الجنة مثواه From: lfw82 Views: 1 0 ratings Time: 01:05:49 More in...

View Article

Mahiga oo ka Hadlay Iska-hor-imaadkii Hargeysa

War-saxaafadeed maanta ka soo baxay xafiiska Ergeyga gaarka ee XGQM ee arrimaha Somalia, Dr. Augustine Mahiga ayaa lagu sheegay in egeygu ka welwelsan yahay iska hor imaadkii dhowaan magaalada Hargeysa...

View Article


Madasha Dastuurka: Doorka Haweenka

Barnaamijka Madasha Dastuurka ee toddobaadkan waxan kaga hadli doonaa doorka haweenka ee hogaaminta. Waxa barnaamijka aad kaga bogan doontaan natiijooyinkii aragtida dadweynaha, su'aalo la weydiinayo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

MUXAADARO SH XUSEEN CALI TABLIIQ QEEBTA 2 AAD

MUXAADARO SH XUSEEN CALI TABLIIQ QEEBTA 2 AAD From: yaasaariya Views: 2 0 ratings Time: 01:00:19 More in Education muxaadaro: 

View Article


Dhul-gariir Saakay ku Dhuftay Talyaaniga

Dhul Gariir cabirkiisa lagu qiyaasay  6.0 cabirka Dhulgariirada ayaa gilgilay waqooyiga dalka Talyaaniga, saakay waaberigii, kaasoo ay ugu yaraan ku dhinteen lix qof , isla markaana bur buriyay guryo...

View Article

R/Wasaaraha Soomaaliya oo Addis Ababa kula kulmay masuuliyiin ka tirsan...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa gaaray magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, iyagoo xalay kulamo kula qaatay mas’uuliyiin ka tirsan Beesha Caalamka. Kulamada...

View Article


Miles Zanawi oo sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay ku soo...

Addis Abba: (SONNA) Raisal wasaaraha dalka Ethiopia Miles Zanawi oo kadib kulan sedex geesood ah oo Addis Ababa uu kulayeeshay wufuud kakala socotay dowladaha maser  iyo sudaan wareysi siinayay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Addis Ababa: Wakiilada Beesha Caalamka oo Xalay Si Kala Gooni ah ula Kulmay...

image:  Addis Ababa (SONNA Wakiilo ka socda Midowga Yurub, Qaramada Midoobay, Mareykanka iyo Midowga Afrika ayaa xalay siyaabo kala gaar ah ula kulmay raysul wasaaraha xukuumadda KMG Somaaliya C/weli...

View Article

Shir magaalada Addis Ababa uga furmaya Saxiixayaasha Road Map-ka

Waxaa lagu wadaa in saacadaha soo aadan uu ka furmo magaalada Adis Ababa, Shirka hogaamiyaasha Soomaalida ee saxiixay heshiiskii Geedi socodka Nabada Soomaaliya ee Garoowe. Shirkii ay isugu imaanayeen...

View Article
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live