Quantcast
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live

Hadallo Is-khilaafsan oo ka soo baxaya qaabka loo ansixinyo Dastuurka Qabyada ah

Wasiirka Warfaafinta DFKMG Cabdulqaadir Xuseen Maxamed (Jaahweyn) ayaa sheegay in aan Dastuurka qabyada ah aan la ansixinayn ayadoo aan shacabka loo soo bandhigin, sidaas waxa uu May 18, 2012 u sheegay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Somaliland oo khudbad uu kaga hadlay arrimaha Soomaaliya iyo...

image:  Hargeysa(SONNA):- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, waxa uu khudbad uu ka jeediyey Fagaaraha beerta xorriyadda magaalada Hargeysa oo lagu qabtay xuska 21-guurada ka soo...

View Article


“Dagaalkii 77 ayaa la’iqabtay anigoo 13 jir ah” Q.1aad

Assalaamu Calaykum walaalaha qeymaha iyo qaayaha badan ee kuxiran websitekan ukhidmeeya shacabka Soomaaliyeed. “Waxaa la’isoo qabtey anigoo 13 jir ah waxaana ka soo baxay markaan 24 jirsadey, sanadka...

View Article

Shariif Xasan oo kulamo kula qaatay Baydhabo, Saraakiisha Itoobiya iyo...

Afhayeenka baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan Shiikh Aadan oo shalay gaaray magaalada baydhabo ayaa kulamo la qaatay saraakiisha Itoobiya, odayaasha dhaqanka, iyo mas’uuliyiinta Maamulka gobolka...

View Article

Ra'iisal wasaare Gaas; "Dastuurka la ansixinayo waa mid ku meelgaar ah...

Ra'iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya C/weli Gaas oo saxaafadda Muqdisho kula hadlay ayaa sheegay in dastuurka haatan Muqdisho kulanka ka socda ansixintiisa looga doodayo uu yahay mid ku meel gaar...

View Article


Prof A. I. Samatar and his fallacy on the new life in Mogadishu

By Abdirahman Omar Osman (Eng. Yarisow) engabdirahman@gmail.com, ayarisow@opm.gov.so In response to Professor Abdi Ismail Samatar’s article entitled “UN threatens the Somali democratic movement” which...

View Article

Somaliland oo dabaaldegeysa

Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa sheegay in dhinacooda ay diyaar ka yihiin wada hadalka ay la galayaan Soomaaliya.

View Article

Barnaamijka Salaamaha

Muusigga iyo Salaamaha

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

KA DHOWRSO ADDUUNYADA, SH MOHAMED SH. IBRAHIM KENYAAWI

KA DHOWRSO ADDUUNYADA, SH MOHAMED SH. IBRAHIM KENYAAWI "KA DHOWRSO ADDUUNYADA" WAA MUXAADARO ODENSE, DENMARK LAGA JEEDIYAY TAARIIKHDA MARKAY AHAYD 12.05.2012 From: itolkning Views: 5 0 ratings Time:...

View Article


Hoos u Dhac ku Yimid Miisaaniyadda DKMG

image:  DKMG ah ayaa sheegtay in miisaaniyadda dowladda oo aheyd 3 milyan bishiiba uu hoos u dhac uu ku yimid, daruuro jira awgood. Dowladda ayaa sheegtay in dhulka dowladda ay maamusho ee muqdisho iyo...

View Article

Hoos u Dhac ku Yimid Miisaaniyadda DKMG

DKMG ah ayaa sheegtay in miisaaniyadda dowladda oo aheyd 3 milyan bishiiba uu hoos u dhac uu ku yimid, daruuro jira awgood. Dowladda ayaa sheegtay in dhulka dowladda ay maamusho ee muqdisho iyo...

View Article

Beesha Jareerweyne oo ka soo horjeesatay 4.5-ka, kana soo horjeestay in loogu...

Kulan balaaran oo ay magaalada Muqdisho ku yeesheen Siyaasiyiin, Aqoonyahano, Culimaa’udiin, Haween, Dhalinyaro iyo qeybaha kala duwan ee qowmiyadda beesha Jareer-weyne ayaa waxay uga hadleen xaaladda...

View Article

Saraakiisha Ethiopia: Dib u dhac ayaa ku yimid qorshe Al Shabaab looga saari...

image:  Baydhabo: (Sh. M. Network)   Taliska Ciidamada Ethiopia ee ku sugan qeybo ka mid ah gobolada Bay iyo Bakool ayaa sheegay in uu dib u dhac ku yimid qorshe Xarakada Al Shabaab looga saari lahaa...

View Article


Kulan gaar ah oo ay dalka Itoobiya ku yeelanayaan saxiixayaasha Raod Map-ka...

Wararka naga soo gaaraya magaalada Adis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya ayaa waxay sheegayaan in magaaladaasi uu saacadaha soo socda ka furmi doono kulan ay yeelanayaan saxiixayaasha Raod Map-ka, kaas...

View Article

Nin Ajnabi u shaqeynayay Shirkada SKA oo shalay lacago kala goostay oo la qabtay

Warar ka imaanaya dalka Kenya ayaa sheegaya in sarkaal ka tirsanaa Shirkada SKA oo shalay la goostay lacago fara badan lagu qabtay magaalada Nairobi. Ninkaan oo ah nin Masaari isla markaana heysta...

View Article


Shir ka dhacaya dalka Shiinaha oo si weyn looga hadlayo xaaladda dalka...

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Shiinaha Yuusuf Xasan Ibraaahim {Yuusuf Dheeg} ayaa ka hadlay kulan uu la qatay Madaxwaynaha dalka Shiinaha Hu Jentao iyo wasiirka arrimaha dibadda dalkaasi, kuwaas...

View Article

Maamulka Somaliland oo sheegay in wadahadaladii u dhexmari lahaa dowladda KMG...

Wasiirka arrimaha dibadda ee maamulka Somaliland Maxamed C/laahi Cumar ayaa shaaca ka qaaday inay dhawaan dalka Ingiriiska uu ka furmi doono wadahadaladii ay beesha caalamku baaqday bishii Febuary...

View Article


Dowladda Itoobiya oo sheegay inaysan Soomaaliya ka bixi doonin illaa iyo inta...

Taliyaha ciidamada Itoobiya ee ku sugan magaalada Baydhabo ayaa sheegay inay qaadayaan tallaabooyin ay ku adkeynayaan ammaanka guud ee degmada Baydhabo iyo deeganada kale ee ay gacanta ku hayaan ee ku...

View Article

Ciyaarta horyaalka ee Chelsea V Bayern

Chelsea waa inay ka badiso Bayern Munich si ay markii ugu horreysay kor ugu qaaddo horyaalka Yurub. Waa ciyaar aad u adag.

View Article

Garoonka Muqdisho oo Lacag Lagala Baxsaday

Amaanka Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho ayaa maanta si aad ah loo adkeeyay maalin kadib  markii nin u shaqeynayay shirkadda maamusha garoonka ee SKA uu labaxsaday dhaqaale shirkadda ay ka...

View Article
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live