Axkaamu Ramadaan Casharka 1aad - خصائص رمضان
Axkaamu Ramadaan Casharka 1aad - خصائص رمضان Muxaadaro ku saabsan أحکام رمضان , waxaa soo jeediyey Sheekh Max'ed Cabdi Umal حفظه الله تعالی وجعل الجنة مثواه موضوع الحلقة : ١ - خصائص رمضان ٢- شروط...
View ArticleQM oo Digniin U jeediyay Dad ey Ku Sheegay Qaswadayaasha Soomaaliya.
Nairobi (SONNA) Ergeyga Gaarka ,ah Ee QM Arimaha Soomaaliya August Mahiga Oo Maanta Shir Jaraa’id kuqabatay Magaalada Nairobi Ee dalka Kenya ayaa ka hadalay Xaalada Guud Ee Dalka Soomaaliya. Mahiga...
View ArticleShabaab oo laga qabsaday Afgooye
Ciidamada Midowga Afrika iyo kuwa dowladda Soomaaliya ayaa sheegay inay qabsadeen magaalada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose.
View ArticleMadaxweyne somalia Sh, Shariif Oo Maanta La Kulmidoona Dhiggiisa South Africa
Madaxweynaha dalka Soomaaliya mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo oo habeenkii xalay gaaray dalka South Africa Ayaa lagu wadaa in uu maanta ka qeybgalo munaasabad lagu xusayo...
View ArticleGeneral C/Qaadir Diini oo sheegtay in ciidankiisu jabiyey Xarakada Al Shabaab
General C/Qaadir Sheekh Cali Diini ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in si wanaagsan dagaalada looga itaal roonaaday Xarakada Al Shabaab, wuxuuna xusay in Al Shabaab ay ka saari doonaan dalka Soomaaliya oo...
View ArticleXarakada Al Shababa oo sheegtay inay qarax ka geysatay Saldhiga Afgooye, ayna...
image: Xarakada Al Shabaab ayaa waxay sheegtay inay qarax culus ka geysatay Saldhigga Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose, halkaasoo ay sheegtay inay ku dishay tiro badan oo ka mid ah...
View ArticleWar Deg Deg AH: ciidammada oo la wareegay waddada Muqdisho iyo Balcad
Ciidammada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa goor dhow la wareegay waddada isku xirta Muqdisho Balcad kaddib howlgalka ballaaran oo ay halkaasi sameeyeen. Ciidammada dowladda oo kaashaniya...
View ArticleGuddoonka Gunnimada!:By Bashir M. Hersi
Dalku wuxuu ku jiraa xaalad adag, waxaa lagu jiray ku meel guur, iminkana waxaan ku jirnaa kala guur, waxaa madlan in laga guuro kala guur iyo ku meel gaarba, sida looga guurayo, qaabka loo guurayo iyo...
View ArticlePuntland iyo Galmudug oo Diiday Shirka Istanbul
War-saxafaadeed ay soo saareen labada madaxweyne ee labada maamul-goboleed ee Punland iyo Galmudug ayaa lagu sheegay in labada maamul ay qaaddaceen oo aanay ka qeyb gali doonin shirka qeybaha...
View ArticleWaraysi madaxwaynaha Puntland
Puntland ayaa sheegtay in ay qaadacayso kulanka dalka Turkiga lagu wado in Soomaalida ay dowladda Turkigu ugu qabato.
View ArticleGalmudug oo qaadacday shirka Istanbul
idoo kale madaxwaynaha maamul goboleedka Galmudug, Maxamed Axmed Caalami ayaa isaguna si la mid ah sheegay in maamulkiisu uu qaadici doono shirka Istanbul.
View ArticlePuntland iyo Galmudug oo qaadacay shirka Istanbul
Madaxwaynayaasha Puntland iyo Galmudug Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Iyo Maxamed Ahmed Caalin, ayaa qaadacay shirka Istanbul lagu wado in uu ka dhaco dhowaan.
View ArticleSomaliland oo ka Qeyb galaysa Shirka Istambul
Wasiirka Warfaafinta Somaliland ayaa sheegay in Somaliland ay ka qeyb gali doonto shirka toddobaadkan ka bilaabanaya magaalada Istanbul. Laakiins, Wasiirku waxa uu sheegay in Somaliland ay ka qeyb...
View ArticleXaaladda Afgooye oo Deggan
Xaaladda Afgooye iyo Ceelasha Biyaha ayaa maanta deggan kadib markii ay halkaas ka baxeen xoogagga Alshabab ee gacanta ku hayey. Sida uu VOA-da u sheegay Sareeye Guuto Caanood, waxa dhawaan magaalada...
View ArticleMadasha Dastuurka: M. Goboleedyada iyo Kheyraadka
Barnaamijka Madasha ee toddobaadkan waxan kusoo qaadanaynaa hanaanka maamul-goboleedka iyo qeybsiga kheyraadka gobol walbaa leeyahay. Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.
View ArticleDowladda Soomaaliya oo sheegtay inay la-wareegtay gacan ku heynta Degmada...
image: Saraakiisha Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya ayaa waxay shaaca ka qaadeen inay si buuxda leh ula wareegeen Degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose, oo la-wada ogsoon yahay inay difaacyo waaweyn...
View ArticleCiidamadda Dowladaha Kenya iyo Somaliya oo weeraro ku qaaday Degmooyinka...
image: Ciidamadda Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa waxay weeraro abaabulan ay ku qaadeen Degmooyinka Bu’aale iyo Baardheere, oo labaduba ka kala tirsan Gobolada Jubbada Dhexe iyo Gedo. Saraakiisha...
View ArticleShariif Xasan Sheekh Aadan oo la-sheegay in uu ka tanaasulay in uu yahay...
image: Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ay kal hore xil ka qaadis ku sameeyeen Xildhibaanada Baarlamaanka Kmg ah ee Soomaaliya, ayaa waxaa la-sheegay in uu ogolaaday in uu ka tanaasulo xilkii...
View ArticleQarax ka dhacay Nairobi
Waddada Moi ayaa goor dhow qarax ka dhacay. Hal qof ayaa laga baqayaa in uu ku dhintay.
View ArticleShir Soomaalida uga Furmay Dalka Turkiga
Shirkan oo shalay furmay ayaa waxa qeybihiisa hore ka qeyb galay ururada bulshada, odayada dhaqanka, aqoonyahanada iyo dhalinyarada. Qeybaha siyaasadda ayaa shirkoodu furmi doonaa maalinta 31ka bishan...
View Article