Qarax ka Dhacay Magaalada Nairobi
Wararka ka imanaya magaalada Nairobi ayaa sheegaya in goor dhawayd uu qarax ka dhacay wadada Moi ee bartamaha magaaladaasi. Qaraxan ayaa la sheegay inuu ahaa banbaano lagu tuuray goob ganacsi oo ku...
View ArticleQarax ka dhacay Nairobi
Qarax ka dhacay magaalo madaxda Kenya ee Nairobi ayaa dab qabadsiiiyay dhismo tukaan
View ArticleNatiijada Doorashadii Dalka Masar oo lagu Dhawaaqay
Guddiga Doorashooyinka ee dalka Masar ayaa sheegay in natiijadu aanay wax beddelnayn sidii horay loo maqlay, wax khalad ahina uu dhicin. Warbixin arrintaas ku saabsan hoosta ka dhagesyo.
View ArticleKenya oo Sheegtay in Qaraxii uu ahaa Fal Argagixiso
Ra'iisal Wasaaraha Kenay Raila Odiga oo goobtii qaraxu ka dhacay booqday ayaa sheegay in qaraxu uu ahaa fal argagixiso ka dambeyso. Wareysi arrintaas la xiriira hoosta ka dhageyso.
View ArticleSaxalladu suulimaayaan. Qalinkii iyo fikraddii Bashiir M. Hersi (Fikrad gaar ah)
Saxalladu suuli maayaan! Kala guur yaan ku jirnaa, kolkii horana ku meel gaar yaan ku jirnay. Waa kala guran, isu guran, wada guran, aan marna la kala guurin. Marar badan ma istiraa, sida wax u...
View ArticleCiidamadda Dowladda oo la-wareegay Deegaanka Calayaale iyo Degmada Balcad oo...
image: Ciidamadda Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya oo garab ka hellaaya Ciidamadda Midowga Afrika ee Amisom, ayaa waxay la-wareegeen qeybo ka mid ah Gobolka Shabeellaha Dhexe, oo ay ka saareen Xarakada...
View ArticleSoomaali lagu xiray Denmark
Booliiska Denmark ayaa sheegay in ay xireen laba Soomaali ah oo isla dhashay, kuwaasi oo looga shakiyay falal argagixiso. Waxaa lagu kala xiray labada nin magaalooyinka Aarhus iyo garoonka diyaaradaha...
View ArticleShirkii Golaha Wasiirada Galmudug oo lagu taageeray Shirka Istanbul
29,May,2012 Gaalkacyo-sonna)Shir ay maanta Xarunta Madaxtooyada Galmudug ku yeesheen Golaha wasiirada Galmudug ayey ku taageereen Shirka Magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga ka socda ee looga hadlayo...
View ArticleSoomaali lagu xiray Denmark
Laba walaalo ah ayaa lagu xiray Denmark. Waxay damacsanaayeen ayaa lagu eedeeyay weerar argagixiso.
View ArticleKismaayo oo dhinaca badda laga weeraray
Wax noqonaya xaajo ugub ah, maraakiib dagaal ayaa la sheegey in ay madaafiic ku ganeen magaalada shacabka badan ku dhaqanyahay ee Kismaayo, laakiin nasiib wanaag cidna waxbo kuma noqon. Dad...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya oo khudbad xasaasi ah u jeediyay shacabka ku dhaqan...
image: Madaxweynaha Soomaaliya ayaa wuxuu maanta uu khudbad uu u jeediyay shacabka ku dhaqan Deegaanka Ceelasha Biyaha ee Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose, oo laga saaray Xarakada Al...
View ArticleSheekh Ibraahim Barre oo ka soo baxsaday Al Shabaab iyo Dowladda Soomaaliya...
image: Sheekh Ibraahim Barre ayaa wuxuu ka soo baxsaday Xarakada Al Shabaab, oo dagaalo culus kala kulmeysa Ciidamadda Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya, Ciidamadda Amisom, Ciidamadda Kenya iyo kuwa...
View ArticleMadaxweyne Shariif oo Booqday Afgooye
Madaxweynaha DKMG, Shariif Shreekh Axmed ayaa maanta markii ugu horreysay tagay degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose kaddib markii ciidamada AMISOIM iyo kuwa DKMG ay halkaasi qabsadeen...
View ArticleShiikh Shariif oo ka badbaaday weerar
adaxweynaha Soomaaliya, Shariif Shiikh Axmed, ayaa ka badbaaday weerar ay al Shabaab ku soo qaadday.
View ArticleXusuus Xabaasha - By Sheikh Said Rageah
Xusuus Xabaasha - By Sheikh Said Rageah Muxaadaro - Xusuus Xabaasha - By Sheikh Said Rageah From: TaleexWacaan Views: 25 0 ratings Time: 09:14 More in Education muxaadaro:
View ArticleTurkiga iyo shirka Soomaalida
Turkiga waxaa uu mar kale beesha indhaha beesha caalamka ku soo jeedinayaa Somalia. Madax caalami ah ayaa ka soo qeybgalaya shirka Istanbul.
View ArticleQarax ka dhacay Galkacyo
Magaalada Galkacyo ee bartmaha Soomaaliya ayaa qarax saakay ka dhacay ay ku dhinteen shan ruux.
View ArticleCharles Taylor oo lagu xumay konton sano
Madaxweynihii hore ee Liberia Charles Taylor ayay ku xukuntay konton sano oo xarig ah maxkamad qaas ah ee Sierra Leone oo ku taala magaalada Hugue.
View ArticleAmniga DKMG Somalia oo Adkeeyey Ammaanka Afgooye
Agaasimaha Hay'adda Nabad-suggida DKMG, Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in ammaanka waddada iyo degmada Afgooye labadaba la adkeeyey. Arrintan ayaa timid kadib markii maalintii shalay ahayd ay kooxda...
View Article