Buurmadow oo Xarig Sannad ah lagu Xukummay
Maxkamadda Hargeysa ayaa Boqor cismaan Aw-Max'uud (Buur-Madow) ku xukuntay hal sanno oo xadhig ah kaddib markii lagu helay danbi ah inuu aflagaado u geystay madaxda sare ee Somaliland. Qareenka...
View ArticleMadasha: Xuquuqaha Dadka la Hayb-sooco
Barnaamijka Madasha ee toddobaadkani waxa uu ka hadlayaa xuquuqaha dastuurka Somalia ee la xiriira dadka laga tirada badan yahay. Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.
View ArticleMuqdisho oo Waddooyin Gaar ah la Xirayo
Guddiga Aminga Qaranka ayaa go'aamiyey in waddooyinka Muqdisho qaarkood la xiro, inta ansixinta dastuurku ay socoto. Warbixin arrintaas ka hadlaysa hoosta ka dhageyso
View ArticleMaansada: Shurugdiid:By Bashir M. Hersi
Waa maanso kooban, oo ka faallonaysa xaaladda wadanku marayo, jalleeco sooyaalna aan ka marnayn, male iyo mutuhis ka dheer, waa xog iyo xaajo warran, tagtada tilmaamaysa, timaadadana ka digaysa, si aan...
View ArticleMadaxweynaha Masar iyo Milateriga
Madaxweynaha cusub ee dhowaan la doortay dalka Masar ayaa isugu yeeray xubanaha baarlamaanka oo maxkamadda sare hore u kala dirtay
View ArticleBariise: Dilalka wariyaasha wax baan ka qaban doonaa
Cornel Cabdulaahi Xasan Bariiseoo ah afhayeenka ciidamadda booliska isla markaana ah Taliyaha ka hortagista dambiyadda culculus ayaa sheegay inay ka hortagi doonaan kooxaha caadeystay inay...
View ArticleMilitariga Soomaaliya oo shaaciyay in Xoogaga Shabaab laga sifeeyay wadada...
image: Militariga Soomaaliya ayaa wuxuu shaaciyay in Xoogaga Shabaab laga sifeeyay wadada xiriirisa Magaalada Muqdisho iyo Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Saraakiisha ayaa waxay...
View ArticleFannaan Aweys Khamiis Oo Sheekh Isku Badalay [Warbixin]
image: Aweys Khamiis Cabdalla Mabuuto oo ka mid ahaa fanaanintii ugu caansanaa heesaha banaadiriga dalka Soomaaliya, ayaa sheegay in uu joojiyay gabi ahaan heesaha, kaddib markii uu sheegay in uu ka...
View ArticleCali dheere: Shirkii Roma waa mid lagu simay Muslim iyo Gaal
Afhayeenka Al-Shabaab Cali Maxamuud Raage Cali Dheere ayaa ka hadlay shirkii dhawaan ku soo idlaaday Magaaladda Roma ee wadanka Taliyaaniga. Cali Dheere ayaa sheegay in shirkaasi ay ka qayb galeen...
View ArticleMidnimada Soomaaliya, xiliga kala guurka iyo Hadafka Faroole
image: 52 sanno ka hor,1dii Luulyo, 1960-kii Dhalashadii Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa niyad jab waxaa ka qaaday Gumeystiyaashii laga xuroobay iyo Boqorkii Imbaraadooraydii Dhulgoosatada Itoobiya,...
View ArticleXildhibaanada Masar Baaarlamaanka dhexgalay
Ciidamadii ilaalinayay dhismaha baralamaanka Masar ayaa ka tagay goobta taasoo u suurtagalisay inay xildhibaanada dhismaha galaan.
View ArticleMuqdisho: Ergadii Ansixinta oo Maalmahan la Filayo
Wasiirka Dastuurka DKMG, Cabdiraxmaan X. Jibriil ayaa sheegay in 40% ergadu ay joogaan, maalmaha soo socdana la filayo inay soo dhameystirmayaan. Dhinaca kalena, Ergeyga Gaarka ah ee XGQM ee Arrimaha...
View ArticleTartankii Ciyaaraha ee Toronto oo la soo Afjaray
Waxaa magaalada Toronto ee dalka Canada lagu soo gaba-gabeeyey tartan ciyaaraha kubbada cagta ah oo dhexmarayay dhowr kooxood oo Soomaali ah oo kala kala yimid, Canada iyo magaalooyin ka tirsan dalkan...
View ArticleMahiga: Odoyaashu Xaq uma laha Go'aannada Dastuurka
Augustine Mahiga, ergayga gaarka ah ee XGQM ee Somalia ayaa sheegay in odoyaasha dhaqanka aysan xaq u lahayn inay gaadhana go’aanno ku saabsan dastuurka, balse ay dareenkoda cabbiraan isla markaana ay...
View ArticleLiiska Ergada Ansixinta Dastuurka
Qaar ka tirsan odoyaasha dhaqanka ayaa sheegay inaysan wali gudbin liiska ergada ansixin doonta dastuurka sababo ay ugu wacan tahay is-faham waa ka dhexjira iyaga iyo guddiga farsamada. Max'ed Xasan...
View ArticleIbrahim Al-Qosi, Cunta-kariyihii ama kuugii Osama Bin Laden oo xabsiga...
Sawirka sare waa Ibrahim al-Qosi, kuugii Osama Bin Laden, hogaamiyihii Alqaacida oo ay ciidamada Mareykanku ku dileen gudaha dalka Pakistan. Al-Qosi wuxuu maanta ka soo degay garoonka diyaaradaha ee...
View ArticleJAAMACADA OXFORD OO ARADAYDA SABOOLKA AH KADHIMI DOONTA 3000 GINI SANADKIIBA
Jaamacada Oxford ayaa waxa ay heshay deeq lacageed oo gaadhaysa 75 milion ,taas oo ay ugudeeqeen ninka tijaarka ah iyo xaaskiisa ee lakala yidhaa Micheal Moritaz iyo Hariet Heyman,lacagtaas ayaa...
View ArticleSOMALIA: An Open letter to the Presidential hopeful Mr. Abdirahman Abdishakur...
image: An Open letter to the Presidential hopeful Mr. Abdirahman Abdishakur Warsame Said faadi faadi79@hotmail.com July 12 2012 OPINION Sir, Thank you very much for your clarification of the terms in...
View ArticleKumeel Gaarka (KMG) Hallaga boxo yaan lagu doorsan bililiqo loo geysto...
Farriin ku socota Odayaasha Dhaqanka ee shirku uga socdo Muqdisho — Kenya ha u hirgelina hamigeeda in ay goosato qayb kamid ah dhul-badeedka Soomaalida… Goor aan ka baxnaba KMG waan ka bixi doonaa...
View ArticleWareysi: Safiirka Somalia ee Turkiga
Dalka Turkiga oo labadii sanadood ee la soo dhaafay xiriir dhow la lahaa Somalia ayaa waxaa dhinaca kale ku jira xabsiyo ku yaala Somali tahriib ah, oo dalkaasi si sharci darro ah ku galay. Dhinaca...
View Article