Prime Ministership; Is it a real option?
The two Presidents continue their dialogue in Dubai after the successful mediation by the UAE and we continue to dig their minds to see what might be in there. Sharif: We agreed to continue the...
View ArticleShaqaale sama fal u dhashay Kenya oo lagu afduubtay Gobolka Mudug
Labo shaqaale sama falayaal u dhashay dalka Kenya ayaa gelinkii dambe ee shalay lagu afduubtay deegaan u dhow Bacaadweyn ee Gobolka Mudug, markii dabley hubeysan ay jidka u galeen. Sida wararku...
View ArticleXaalada deegaanka Laanta-Buuro oo saaka degan & Ciidamada Amisom oo fariisimo...
Xaalada deegaanka Laanta-Buuro oo ah xero milateri ay la wareegeen maalinimadii shalay Ciidamada dowladda iyo kuwa Amisom ayaa saaka ah mid degan. Wararka laga helayo deegaankaas ku yaal Shabellaha...
View ArticleShirkii lagu waday in maanta u furmo Ergooyinka ansixinta Dastuurka oo baaqday
Waxaa dib u dhac uu ku yimid shirkii lagu waday in maanta ay ku yeeshaan magaalada Muqdisho ergooyinkii lahaa Dastuurka qabyo qoraalka, iyadoo wali aan la soo dhameystirin ergada oo khilaaf baahsan uu...
View ArticleAfhayeenka Amisom oo ka hadlay howlgalka Ciidan ee ka socda G/Sh/Hoose
Kadib markii shalay ciidmada XDS iyo kuwa Amisom ay la wareegeen deeganka Laanta buuro iyo deegaanno kale oo ka tirsan gobolka Shabeelaha hoose ayaa waxaa arintaasi ka hadlay afhayeenka cusub ee...
View ArticleCiidamada Nabadsugidda dowladda KMG ah oo howlgaallo ka sameeyey Balcad
Ciidmada nabadugidda ayaa xalaay ilaa maanta howlgallo xooggan ka wadda degmada Baalcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kaaso lagu xaqiijinayo ammaanka degmadaasi. Ujeeddada howlgakaasi ayaa ah...
View ArticleFaah faahin dheeri ah oo ka soo baxaysa duqeyn ka dhacday gobolka Gedo
Muqdisho: (SONNA) Maamulka dowladda KMG Soomaaliya ee gobolka Gedo ayaa faah faahin ka bixiyay duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday deegaan hoostaga degamada Garbahaarey ee gobolkaasi. Guddoomiyaha...
View ArticleKenya: Two Policemen Injured in Mandera Al Shabaab Ambush
NAIROBI(SONNA)— Two police officers were shot and seriously wounded on Thursday morning in an attack blamed on Al Shabaab militiamen in Mandera. The officers were in a group of three headed back to...
View ArticleAlshabaab ku Hubaysan Gaadiidka Dagaalka oo saakay lagu daabulay Garoonka...
Wararka ka imaanaya Gobolka Sh.Hoose gaar ahaan Deegaanka lanbar 60 ayaa sheegaya in halkaas ay soo gaareen Ciidamo ka tirsan Maleeshiyadaka shabaab kuwaas oo ka yimid Degmada marka iyo Baraawe....
View ArticleAmm. Islaamka: Kacdoonka Shiicada Sucuudiga
Muddo ku siman labo sano waxa dalka ka socday gadood aan mar-mar aad u muuqan oo ay sameynayaan dadka Sucuudiga ee Shiicada ah. Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.
View Article19 ayaa ku dhintay shil tareen
Ugu yaraan 19 qof ayaa ku dhintay shil tareen oo ka dhacay bariga waddanka Koonfur Afrika. Dadka dhintay ayaa ah shaqaale beeraleey ah.
View Article30 Soomaali ah oo lagu Dhaawacay Yemen
Soomaali ka kalluumeysanaysay deegaanka Mahrab ee dalka Yemen ayaa waxa weerar ku qaaday dad reer Yemen oo diidanaa joogistooda Mahreb. Warbixin arrintaas la xiriirta hoosta ka dhageyso.
View ArticleFaaqidaadda: Hanaanka Kala-guurka oo Dhow
Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkan waxa ka qeyb galaya Prof. Axmed I Samatar iyo Dr. Cabdiraxmaan Baadiyo oo labaduba u taagan xilka madaxweynenimo iyo Wasiirka Dastuurka iyo Dib u heshiisiinta...
View ArticleBandhiggii 5aad ee Buugaagta oo Hargeysa ka Dhacay
Bandhiggan waxa ka soo qeyb galay dad Soomaali iyo ajaanib iskugu jira oo soo bandhigay buugaag ka hadlaya mawduucyo kala duwan. Warbixin arrintaas la xiriirta oo dhameystiran hoosta ka dhageyso.
View ArticleSomalia: Somali Government, Elders Agree on New Constitution
The Somali government says it has reached an agreement with traditional elders to move ahead with plans to adopt a draft constitution. A government minister told VOA that a Constituent Assembly will...
View ArticleTony Blair oo Noqday La Taliyaha Dowlada Cusub Ee Koonfurta Sudan &...
Jariiirada Sunday Telegraph ee dalka Ingiriiska ayaa qortay in Reysal Wasaarihii hore ee dalka Ingiriiska Tony Blair uu isku kalla bixiyey wadamo badan oo kamida qaarada Africa isagoo noqday...
View ArticleShirkad Shiine Ah oo Dalka Masar u Soo Iib Geysay Xabag La Isku dhejinayo oo...
Dalka Masar ayaa waxaa ku faafay xabag yar oo balaster ah oo la sheegay inay haraadka ka illaalinayo dadka Sooman bisha Ramadaan. Xabagtan oo ay soo sameysay shirkad Shiine ah ayaa muran badan oo...
View ArticleAU oo Gudoomiye Cusub Dooratay
Waxaa shalay ka furmay magaalada Adisababa ee xarunta dalka Ethiopia Shir madaxeedka Midowga Africa, kaasoo ku baaqay in ururka uu kaalin fir fircoon ka qaato xal u helidda colaadaha gobolka. Midowga...
View ArticleBREAKING NEWS: Suicide explosion hits Mogadishu
At least one person was killed and three others, among a woman and traditional elder was seriously wounded after suicide bomber hit a busy market in Hamarweyne district in the capital of Somalia,...
View Article