Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live

Muxuu Augustine Mahiga uu ka yiri arinta soo magacaabista Golaha Wasiirada...

Dr. Augustine Mahiga ayaa wuxuu si kooban uu uga hadlay soo magacaabista daahday ee Golaha Wasiirada ee Xukuumada Raa’isal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”. Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobe...

View Article


Sheeko Jaceyl: Alla Muxuu Sidaan iigu galaa Miyuu Bini’aadam aheyn “Qeybtii...

Aniga oo faraxsan hadane qanacsan ayaan taksiga soo raacay, afkeyga ayaan ka qaadi waayay alxamdulillah, alxamdulillah, waayo dhibka ay noloshayda soo martay mid lamid ah ima soo marin, cadaab aduun...

View Article


Sheekh Shariif oo Kadigay Arin Halis ah. “Maxeey tahay Arintaasi Aqri”

Madaxweynihii hore ee Somalia Shariif Sheikh Axmed ayaa kadigay in 21-gii sanno ee lasoo dhaafay dalka dib loogu celsho xili caalamka ay rajeynaayan in Somalia ay kabaxdo dhibaatadii aafeeyay Mudane...

View Article

Magacyada Qaar ka mid ah Golaha Wasiirada Cusub oo aan Helnay.

Qeybta Warqabadka ee Shabakada Balcad.com waxaa si hoose u soo gaar qaar ka mid ah Magacyada Xubnaha lagu wado in ay ka mid noqdaan Golaha Wasiirada Cusub ee la filayo Maalmaha soo socdo in lagu...

View Article

New York oo ka Soo Kabaneysa Duufaantii Sandy

Dhawaq iyo shanqar ay caan ku tahay ayaa dib ugu soo noqday magaalada New York ee dalkan Mareykanka, gaar ahaan qadadka tareenada iyo basaska dadweynaha.

View Article


AMISOM oo dagaal la kulmay iyo duleedka Marka oo la isku qabsaday

Ciidamada AMISOM ayaa waxay weerar xoogan ay kala kulmeen ciidamada Alshabaab ee ku sugan deegaanada Gobolka Shabeelaha Halkaasi oo la sheegay inay wadada u galeen. Ciidamadaasi ayaa kasoo dhaqaaqay...

View Article

Wejigii Labaad Ee Ololaha Doorashada Deegaanka Somaliland Oo Manta La Galay...

Wejigii labaad ee Ololaha doorashada Deegaanka ee Somaliland ka socda, ayaa manta la galay, ka dib markii uu soo dhamaaday wareegii koowaad ee Ololahan oo socday muddo todoba cisho ah, kaas oo ay...

View Article

Qarax khasaaro geestay oo ka dhacay Kismaayo

Kismaayo (Sh.M.Network) — Wararka Ka’imaanaya Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in qarax miino oo khasaara geestay lagula eegtay Ciidamada Kenya ee qaybta ka...

View Article


Beesha Dagoodi:Dowladda Godob ayeey naga gashay

Muqdisho (Sh.M.Network) —Waxgaradkani ka soo jeeda beesha dagoodi oo maanta kulan kuyeeshay Magaalada Muqdisho ayaa kulankooda waxay diiradda ku saareen qaabkii ay ka yeeli lahaayeen dilkii dhawaan loo...

View Article


Roadside blast kills 4 Soldiers in Somalia’s port city of Kismayo

KISMAYO (Sh.M.Network)— At least four soldiers died and more than that number injured in a roadside bomb that rocked on Monday afternoon in Somalia’s southern port city of Kismayo, 500 Km south of...

View Article

BIGILKUU XAQSOOR TUMAY BARI IYO GALBEED MAQAL. by Ismael Handule

BIGILKUU XAQSOOR TUMAY BARI IYO GALBEED MAQAL.  by Ismael Handule 1-BAYD HADDAAD DHIS LEEDAHAY BISINKAW HOREEYOO,LA YIDHAA BELOOY BAYDH, 2-BAALAHOON LA DHIGIN SEES,DHUSHA INAAD BINAYSAA,BAABOCO KA EEG...

View Article

Tacsi ka socota qurbajooga beelweynta Reer Nuur

 Tacsi ka socota qurbajooga beelweynta Reer Nuur Dhamaan beelweynta qurbajooga Reer Nuur ee kala dagan dunida daafaheeda waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Col. Xasan Xuseen Rirash iyo dhamaan reer...

View Article

Maxay Somaliland Ka Tidhi Xilka Loo Magaacabay Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan Iyo...

Somaliland,  ayaa ka hadashay  siada ay u aragto Xilka loo magacaabay Foosiya Yuusf Xaaji Aadn Qabille oo uu Raysal Wasaaraha Somalia u magacaabay wasiirka arrimaha dibeda ahna  Raysal Wasaare  ku...

View Article


Dowladda Uganda oo lagu qanciyay inaysan Ciidamadeeda kala bixin dalka...

Dowladda Uganda oo maal-mahaanba sheegeysay inay Ciidamadeeda kala bixi doonto dalka Soomaaliya, ayaa waxaa lagu qanciyay inaysan ciidamadeeda kala bixin dalka Soomaaliya. Dowladda Maraykanka ayaa...

View Article

Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland Oo Si Wada Jir Ah U Ansixiyay Xeerka...

Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa fadhigoodii maanta  si wada jir ah ugu Ansixiyey laba oo kala ah, Xeerka Sirdoonka Qaranka Somaliland iyo Xeerka Wadda marista Gaadiidka,waxana fadhiga...

View Article


Nin gowracay saaxiibkiis oo Maxkamadda Boosaaso ay dil ku xukuntay

Nin lagu magacaabo Xuseen Xaaji Yuusuf (Dhicis) oo shalay nin ay Saaxiibo ahaayeen ku gowracay magaalada Boosaaso ayay maanta Maxkamadda magaalada Boosaaso ku xukuntay dil  toogasho ah.  Xuseen Dhicis...

View Article

Barack Obama’s victory speech (Part 1)Barack Obama has won the US...

View Article


Madaxweynaha Obama oo mar labaad loo doortay inuu afar sano oo kale...

Madaxweynaha Mareykanka, Barack Hussein Obama ayaa mar labaad loo doortay inuu hoggaamiyo Mareykanka afarta sano ee soo socota, kaddib markii uu helay 303 cod oo ka badan codadkii loo...

View Article

Baabuur Walxaha Qaraxa laga buuxiyay oo ku Qarxay dibadda Xarunta...

Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay saddex ruux oo caruur ahna way ku dhaawacmeen qarax ka dhashay baabuur waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo goor-dhow ku qarxay barxadda weyn ee masjidka Isbahaysiga...

View Article

Xildhibaan ay qaraabo yihiin Raa’isal Wasaare Gaas oo ka digay in uu dagaalo...

Dr. Xuseen Khaliif Jaamac oo ay isu heyb yihiin Raa’isal Wasaare Gaas, kana mid ahaa Musharaxiintii u sharaxneyd Jagada Madaxweynimo, ayaa wuxuu ka jawaabay hadalkii shalay ka soo yeeray Dr. Gaas. War...

View Article
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>