Bidaartu dhib ma kugu haysaa dawo ayaa loo helay
khubaro dhinaca caafimaadka ah oo u dhashay DalkaIngiriiska ayaa shaaca ka qaaday in daawo loogu tala galay indhaha ay haatan ogaadeen in ay suurto gal tahay in lagula dagaalamo oo lagu daweeyo...
View ArticleWaswaas dartii shaqada maku weysay?????
25 ayeey musqusha gashaa in ka badan 300 jeerna gacmaheeda ayeey dhaqdaa maalin kasta natiijada ka dhalatayna waa in ay shaqadeeda ku weyso. Juuliyaa Bintu Cabdulahi oo ah 40 jir u dhalatay wadanka...
View ArticleToddobaadka Soomaalida
Halkan ka dhageyso barnaamijka toddobaadka Soomaalida, oo BBC ay ka warreysatay, Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi, Macallin Saciid Saalax Axmed, Xuseen Shiikh Axmed Kadare, Abwaan Cabdullahi...
View ArticleQarax qasaaro geystay oo ka dhacay Kismaayo, J/hoose
Kismaayo (Sh.M.Network)—Qarax qasaaro geystay ayaa caawa waxa uu ka dhacay Magaalada Kismaayo ee Xarunta gobolka J/hoose. Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ayaa sheegay in qarax qasaaro geystay...
View ArticleArin la Yaab leh oo Soo Wajahday Haweenka u dhashay Sacuudi.
Dowlada Sacuudiga ayaa Dib ugu Fiirsaneyso Go’aankii ay Ku Fasaxday Dumarka in ay Dharka Hoose Laqataan oo Dukuumada ay iibiyaan Kalaaban Rabto Sida Wararka Ka Soo Baxay Xaruunta Madaxtooyada Dalka...
View ArticleAmeeriko: Dowladda ayaa leh maamul sameynta
Danjiraha dowladda Soomaaliya u fadhiya magaalada Nairobi ayaa sheegay in maamul u dhisidda magaalada Kismaayo ay tahay shaqo u taal dowladda Soomaaliya iyo dadka deegaanka, balse aanay ahayn hawl u...
View ArticleKenya: AMISOM waxa ka dhintay in ka badan 2000
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in in ka badan laba kun oo ciidamada AMISOM ah ay ku dhinteen dalka Soomaaliya ilaa sanadkii 2007.
View ArticleObama oo Booqanaya Meelo ay Duufaantu ku Dhufatay
Madaxweyne Mareykanka Barack Obama ayaa maanta booqanaya meelo ay duufaantu ku dhufatay gobolka New Jersey, gaar ahaan dhulke xeebta
View ArticleR/wasaarihii Hore Ee Soomaaliya C/wali Cali Gaas Oo Lagu Amray In Uu Mudo 24...
Wararka naga soo gaarayo Magaalada Boosaaso ee Xarunta Goboilka Bari ayaa sheegaya in R/Wasaarihii hore ee Soomaaliya hadana ah mudane katirsan Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Wali Maxamed Cali gaas...
View ArticleXildhibaanimada Saado Cali oo la isku Heesto. “XOG + GORFEYN”
Waxaa buuq ka taagan yahay kamid ahaan shaha Baarlamaanka ee Xildhibaanadda Saada Cali kadib markii lagu eedeeyay inay ka qeyb qaadatay bur-burkii Dalka Somalia Xildhibaanadda Saada Cali Warsame ayaa...
View ArticleFanaaniinta kala ah Cawale Adan iyo Hodan C/Raxmaan oo is Jeclaaday.
Warar hoose uu helay boga Markacadey.net ,ayaa shegaya in labada fanaan ee ku nool North America Cawaale Adan Iyo Hodan C/Raxmaan uu u bilawaday jaceyl ,kadib markii dhawaan la isku arkay labada...
View ArticleFanaanada Nimco Dareen oo Gacanta Ku Qoratay Magaca Gabadheeda.
Fananada Nimco Dareen ayaa hees cusub ay soo sartay malintii Ciida oo lagu magacaabo Nabsi ku muujisay jaceylka ay u qabto gabadha ay hooyada u tahay ee lagu magacaabo Najma. Nimco ayaa bogeeda...
View ArticleNimco Dareen oo Hees Cusub Kula Ciiday Tageerayasheda.
Fananaada Nimco Dareen ,ayaa malinta Ciidda ku soo beegtay hees cusub iyo waliba muuqaal cusub oo cajiib ah . Heestaan Cusub ee lagu magacabo Nabsi .waxaa dhanka jilitaanka kala qayb qatay Nimco...
View ArticleQiso Xanuun Badan: “Isma laheyn Sidaan buu ku galaa Daahir….”.
Qiso Xanuun badan oo ay ka sheekeeyneyso Gabadhaan Soomaaliyeed oo lagu Magacaabo Saciido Kaahire waxeeyna hadalkeda ku bilaabeeysa hadalo marka aad maqasho aad uga naxeeyso… Isma laheen daahir sidaan...
View ArticleOlolaha Doorashada Deegaanka Somaliland Oo Galay Maalintii Afraad Iyo...
Kaambaynka ololaha doorashada golaha deegaanka oo galay maalintii Afraad(4),ayaa waxa maanta u lahaa Urur siyaasadeedka DALSAN,oo ka mida ururada siyaasada ee u tartamaaya doorashada golaha deegaan...
View ArticleBanaanbax looga soo horjeedo Qaadka
Ilaa boqol qof oo Soomaalida dalkan Britain ah ayaa isugu soo baxay xafiiska Raiisul Wasaaraha UK hortiisa ee agaalada London, iyaga oo ku baaqaya in la joojiyo Qaadka.
View ArticleBadhasaabka Gobolka Awdal Oo Dareen Cadho Leh Kaga Hadlay Hub Dhowaan Guri Ku...
Badhasaabka Gobolka Awdal Axmed Xadi Sidci ayaa dareen cadho leh ka muujiyey Hub uu Taliyaha Ciidnka Bilayska Somaliland sheegay in laga helay guri ku yaallaMagaalada Boorame ee Xarunta Gobolka Awdal...
View ArticleGuddida Daba Galka Habsami U Socodka Doorashooyinka Goleyaasha Deegaanka...
Guddida daba-galka habsaami u socodka Doorashooyinka Goleyaasha Deegaanka Somaliland ayaa Guddoomiyeyaasha Gobolada Somaliland iyo Maayarida Magaalooyinka ugu digay inaanay ku milmin Ololaha...
View ArticleWakhti Kordhin Kooban oo loo Sameeyay AMISOM
Golaha Amniga ayaa 7 cisho u kordhiyay wakhtiga howlgalka AMISOM ee Somalia. Augustine Mahiga ayaa sheegay in toddobaadka danbe la filayo inuu Golahu muddo sannad ah ugu daro wakhtiga AMISOM.
View Article