Wefdi ka socda shirkad kuwa shiidaal baara ah oo Magaalada Hargeysa kula...
Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siillaanyo), ayaa shalay qasriga Madaxtooyadda ku qaabilay wefti ka socday shirkad baadhitaan shidaal ka bilaabmaysa Somaliland. Madaxwaynaha...
View ArticleCABDIWELI GAAS: “Dadweynaha ku nool Deegaannada Puntland waxay ii sheegeen in...
Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Soomaaliya Prof. Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) oo dhowaan booqasho ku maray qaar ka mid ah magaalooyinka Puntland ayaa shir jaraa’id oo uu magaalada Gaalkacayo ku...
View ArticleCiidamada Puntland oo xeray siyaasiyiin weerarna u geystay saraakiil
Wararka ka imaanaya Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobalka Bari ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamada Booliiska magaaladaasi ay xabsiga dhigeen xoghayahii Madaxweynahii hore ee Puntland. Ciidamo uu wato...
View ArticleNin Jar jaray jirka shaqsi ay saaxiibo ahaayeen oo dil lagu xukumay
Ninkii shalay jarjar jirka ruux ay saaxiibo ahaayeen ayaa maanta markii lasoo taagay maxkamada waxaa lagu xukumay dil toogasho ,isaga oo ku sugnaa magaalada Boosaaso. Xuseen Xaaju Dhicis waa shaqsiga...
View ArticleGudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya Oo Ku Amray Xildhibaannada Dalka Dibaddiisa...
Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Cismaan Jawaari ayaa ku amray xubnaha ka tirsan Xildhibaannada Baarlamaanka ee ku maqan dalka Dibaddiisa iney si deg deg ah ugu soo xaroodaan gudaha dalka...
View ArticleGolaha Ammaanka ee QM oo Muddada u kordhiyay AMISOM iyo Muran ka taagan...
Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa kulan ay Arbacadii shalay ku yeesheen xaruntooda New York waxay muddo afar bilood ah ku kordhiyeen xilliga shaqo ee ciidamada Midowga Afrika AMISOM,...
View ArticleUrurka Suxufiyiinta Soomaaliyeed oo ka Hadley suxufiyiin ku Go’doosan Kismaayo
Xogyaha Ururka suxufiyiintaSsoomaaliyeed Maxamed Ibraahim Pakistan Oo maanta Shir Jaraa’id ku qabtey Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu shirkiisa jaraa’id kaga waramey Arimo dhowr Ah oo ku aadan Saxaafada...
View ArticleXukuumadda Uganda oo ku adkeysanaysa inay ciidamadeeda Nabad Ilaalinta ah...
Dowladda Uganda ayaa ku adkeysanaysa inay ciidamadeeda kala baxayso Soomaaliya, haddii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay uu ku adkeysto go’aankoodii ahaa in Uganda ay taageero siiso jabahadda...
View ArticleDahabshiil CEO and Dr Laura Hammond Discuss Preliminary Findings of...
Africa Business Abdirashid Duale, CEO of Dahabshiil – one of Africa’s largest remittance businesses – today discussed the economic future of the Somali territories at an event at London’s prestigious...
View ArticleWariyeyaal loo diiray inay galaan Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose oo ku...
Garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa waxaa ku xayiran 12 wariye oo loo diiday inay galaan magaalada Kismaayo, kuwaasoo la socday wafdi isugu jira dowladda...
View ArticleBanaabax Balaaran oo lagu Taageerayo Xukuumada Cusub Ee Saacid oo ka Dhacay...
Banaabaxaan oo ahaa mid balaaran isla markaana ay ka soo qeyb galeen kumanaan dadweyne ah oo isaga yimid degmooyinka kala duwan ee gobolka banaadir ayaa maanta waxa uu ka dhacay stadium Koonis ee...
View ArticleMadaxweynaha Soomaaliya oo Hambalyo u diray Madaxweynaha Mareykanka Barack...
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u hambalyo ku aaddan dib u doorashadiisa u diray madaxweynaha dalka Mareykanka, Barack Hussein Obama oo dib loogu doortay inuu hoggaamiyo Mareykanka...
View ArticleThe Ogaden Problem: Will an Old Insurgency Tip the Balance in East Africa?
An ONLF soldier rests inside the destoyed town school during a sweep in the area for government soldiers in Ethiopia, Feb. 23, 2009. Wednesday, November 07, 2012 By William Lloyd George Addis Ababa –...
View ArticleLaacibka Steven Gerrard oo mudnaan gaar ah ka helay Qaranka Ingiriiska (Aqriso)
Steven Gerrard ayaa lagu wadaa in lagu dhowaaqo maanta inuu ka mid noqonayo kooxda xulka qaranka England ee la ciyaari doonta Arbacada soo socota kulanka saaxibtimo ee Sweden markaa oo ay noqon doonto...
View ArticleGuddigii dowladu u dirtay Kismaayo iyo wariyaal weli ku xayiran garoonka...
Suxufiyiin isugu jira Soomaali iyo ajaaniib oo ku godoonsan garoonka dayuuradaha magaalada Kismaayo, kana mid ahaa wafdi ka socday dowlada Somalia, AMISOM iyo QM oo dib looga celiyey halkaas ayaa...
View ArticleArin sii hurin karta xaalada kacsanaanta Kismaayo oo maanta ka dhacday...
Wararka aan ka helayno duleedka magaalada Kismaayo iyo xaafadaha magaalada ayaa sheegaya in dilal kala duwan ay maanta ka geysteen halkaasi ciidamada Raaskaambooni ee ku sugan Gobolka Jubbada Hoose....
View ArticleShacabka Dhoobleey oo maanta Sameynaya arin jawaab u ah siyaasada Jubooyinka...
Magaalada Dhoobleey ee Gobolka Jubbada ayaa lagu soo waramayaa inay ka dhacayaan banaanbax ay dhigayaan dadka deegaanka kaasi oo ay kaga soo horjeedaan qorshaha iyo damaca siyaasadeed ee dowlada...
View ArticleBritain oo deeqda ka joojineysa India
Dowladda Britain ayaa ku dhawaaqday inay si deg deg ah ku joojineyso dhamaan gargaarka dhaqaale ee ay siiso dalka India.
View ArticleMaxaa Alshabaab iyo AMISOM Maanta kala qabsaday war culus
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaalo maanta ka dhacay duleedka iyo bartamaha deegaanka Leego ee Gobolka Shabeelaha Hoose. Dagaalka ayaa waxaa la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan oo...
View ArticleDowlada Somalia oo is saartay culeys aan loo baahneyn iyo talo ku socota!!
Dowladan uu hoggaamiyo madaxweyne Xassan Sh. Maxamuud Calasow ayaa durba la kulantay caqabado adag oo ey u maleegay dad cadow ku ah midnimada wadajirka beelaha soomaaliyeed oo intii eysan iman meel...
View Article