Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live

Sylvester Stallone RAMBO oo filim cusub oo ka sameeyey burcad badeeda somalida

Filim la yiraahrdo The Expendables oo uu jilayo Sylvester Stallone oo somalidu u taqaaan RAMBO ayaa shineemooyinka qaar dhowaan soo koridoona iyadoo filimkan laga sameeyey burcad badeeda somalida ka...

View Article


Muxaadaro Cusub Axkaamta Soonka Sh Maxmed Umal Qeebta 3

Author: albadaris Keywords: Added: August 9, 2010 muxaadaro: 

View Article


Muxaadaro Cusub Axkaamta Soonka Sh Maxmed Umal Qeebta 4

Author: albadaris Keywords: Added: August 9, 2010 muxaadaro: 

View Article

Muxaadaro Cusub Diintu Waa Naseexo Sh Mustafa x. Ismaaciil Qeeta 1

Author: albadaris Keywords: Added: August 10, 2010 muxaadaro: 

View Article

Ciidamada AMISOM oo Muqdisho isku balaarinaya iyo Saldhig Cusub oo ay ka...

Ciidamada AMISOM ee sida ay sheegtaan Muqdisho u jooga ilaalinta Nabad aan meeshaba oolin ayaa hadda u muuqda kuwo isku balaarinaya magaalada Muqdisho. Cutubyo ka ka tirsan AMISOM oo wada gaadiidka...

View Article


Madaxweynaha Puntland; "Waxaan qabqabanay Dhalinyaro Koofurta Soomaaliya ka...

Cabdiraxmaan Faroole, hogaamiyaha maamul goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya ee Puntland oo warbaahinta qaarkood la hadlay ayaa sheegay in ciidamadiisu qabqabteen dhalinyaro ka soo jeeda Koofurta...

View Article

Muxaadaro Cusub Diintu Waa Naseexo Sh Mustafa x. Ismaaciil Qeeta 2

Author: albadaris Keywords: Added: August 10, 2010 muxaadaro: 

View Article

Wasiir Cabdi Qeybdiid; " Galmudug State iyo Somaliland waxaan ugu baaqahayaa...

Cabdi Qeybdiid, Wasiirka Macdanta iyo Biyaha Xukuumada Soomaaliya oo saxaafada la hadlay ayaa daboolka ka qaaday in dagaalada ka socda Puntland ay gaari doonaan meel halis ah haddii aan gacan la siin...

View Article


Baarlamaanka Soomaaliya oo aan weli ku heshiin sharcinimada Xukuumada...

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo mararka qaar aad ugu mashquula Mooshinno damac gaar ahi uu dabada ka riixayo ayaa weli isku afgaran la' sida ay ka yeelayaan xukuumada Soomaalida ee dhowaan...

View Article


Muxaadaro Cusub Diintu Waa Naseexo Sh Mustafa x. Ismaaciil Qeeta 3

Author: albadaris Keywords: Added: August 10, 2010 muxaadaro: 

View Article

Maxkamad ku taal dalka Mareykanka oo damiin ku sii deysay Haweenkii...

Waxay damiin ay ku sii deysay Maxkamad ku taal dalka Mareykanka Haween Soomaaliyeed oo dhowaan lagu xiray halkaas ka dib markii FBI:du ku eedeysay haweenkan in ay taageero dhaqaale siiyaan Xoogaga...

View Article

Qiimaha qamadiga oo kordhay

Ruushka oo ah waddanka ugu wayn ee soo saara qamadiga ayaa ka digayin wax soo saarka qamadiga uu yaraan doono sanadkan. Raiisal wasaaraha Ruushka Vladimir Putin, ayaa sheegay in waddankiisa uu soo...

View Article

Muxaadaro Cusub Diintu Waa Naseexo Sh Mustafa x. Ismaaciil Qeeta 4

Author: albadaris Keywords: Added: August 10, 2010 muxaadaro: 

View Article


Muxaadaro Cusub Diintu Waa Naseexo Sh Mustafa x. Ismaaciil Qeeta 5

Author: albadaris Keywords: Added: August 10, 2010 muxaadaro: 

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sh. Attam "Dagaalka Galgala weli ma dhammaan"

Degaanka Galgala oo maalmahanba ay ciidammada Puntland ka wadeen hawlgallo ayaa waxaa malliishiyada la weeraray ay sheegtay in aan laga guuleysan.   Daar noocyada kale ee Maqal/muuqaal Ciidanka...

View Article


Bisha barakaysan Bulshooy ixtiraama Belaayada jooja bilaah Calaykum:by Galeyr

Waxaan  ku bilaabayaa qoraalkayga alle bari iyo duco maadaama bishii barakaysnayd Beri bilanayso ee ramaadaan waa bishii quraanku soo degay waa bishii danbi dhaafka Waana bishii cibaadada ee loogu...

View Article

Somalia oo inta badan oo berrito laga soomayo!

Inta badan maamulada aan kala warheyn ee ka jira dalka somalia ayaa caawa ku dhawaaqay in maalinta berri ah ay tahay Ramadaan iyagoo ku booriyey shacabka dhamaan in ay Soomaan isla markaana ugu...

View Article


Sheekh Maxamed Kaariye:::Ducada iyo Shurudeyda:::Qaybta # 1 ...

Author: IbnTuraab Keywords: Added: August 10, 2010 muxaadaro: 

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne shekh shariif oo hanbalyo Ramadaanka ku saabsan diray sheegayna in...

Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Sheekh Shariif Sh. Axmed ayaa shacabka Soomaliyeed ugu hambalyeeyay curashada bisha barakeysan ee Ramadaan  isagoo ugu baaqay Shacabka in ay is gargaaraan. Sheekh...

View Article

Macallin Xaashi oo ku baaqay dagaal inta lagu guda jiro Bisha Ramadan

Macallin Xaashi guddoomiyaha gobolKA Banaadir ee ururka Xisbul islaam ayaa ku baaqay in bisha ramadaan la dardar geliyo dagaalada lagu la jiro waxa uu ku tilmaamay Ashahaado la dirirka isagoo taageero...

View Article
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>