Nin lagu waayay maalgalinta al-Shabaab
Maxkamadda ayaa lagu soo bandhigay documentiyo muujinaya lacagta uu diray, hase yeeshee xaakimka Norwegian-ka ah ayaa xukmiyay in lacagta la diray in aysan u dhigmin maalgalin falal argagixisnimo....
View ArticleAmisom: Nabad Ilaalin mise iil Badin? Qalinkii iyo fikardii qoraa Bashiir M....
Amisom: Nabad Ilaalin mise iil Badin?!!!. Horudhac taariikheed. Aflagaadadii Musafeni. Calooshood u shaqaystayaal. Fashalka Ciidamada Afrika. Xabashi gargaar. Xasuuqa shacabka. Ujeedka AMISOM. AMISOM...
View ArticleMuwaadiniin somali ah oo xabsiyada Uganda laga sii daayey
Maxkamad ku taala dalka Ugandha ayaa xabsiga ka sii daysay muwaadiniin Somaliah oo ey xabsi hayeen muddo dheer kadib qaraxii dadka lagu laayey ee ka dhacay magaalada Kambala. Ganacsade somali ah oo...
View ArticleBaaq nabadeed oo loo jeedinayo beelo walaalo ah oo ku dagaalaya gobolka Mudug!!
Qaar kamid ah Waxgaradka , odyaal iyo culimada Maamulada dalka Somalia ayaa codsaday in la joojiyo dagaalada macna darada ah ee ka soconaya meelo kamid ah gobolka Mudug iyagoo sheegay in aan dagaal...
View ArticleMadaafiic waxyeelo geysatay oo lagu garaacay suuqa bakaarha iyo Waqooyiga...
Dad rayid ah ayaa madfac ey soo rideen Ciiamada AMISOM waxaa uu ku waxyeeleeyey suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho iyadoo halkaasi lagu kala cararay. Qof rayid ah ayaa dhintay ku dhawaad 5 qofood...
View ArticleWar deg deg ah: Dhismaha safaaradii Somalia ee Kenya oo maanta somalia loo...
Maxkamad ku taalla dalka Kenya ayaa maanta Soomaaliya u xukmisay Dhulka Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay dalka Kenya oo uu horay u iibsaday nin Ganacsade ah. Dacwaddaan oo muddo ka socotay maxkamad...
View ArticleAlshabaab oo dhalinyaro afar boqol (400) gaaraysa tababar ugu soo xiray...
Alshabaabka ka taliya gobolka Bay ayaa shalay tababar mudo socday ugu soo gunaanaday dhalinyaro gaareysa afar boqol. Dhalinyaradan oo laga soo kala uruuriyay deegaanada uu ka kooban yahay gobolka Bay...
View ArticleWasiirka arimaha dibadda ee Jamhuuriyada Jibuuti oo magaalada Muqdisho...
Tayib Dubad Yuusuf, Wasiirka arimaha dibadda Jibuuti ayaa maanta magaalada Muqdisho safar aan lasii shaacin ku soo gaaray magaalada dagaalada la ildaran ee Muqdisho. Wasiirka ayaa waxaa madaarka...
View Articlefataawa Inhizaamiya4-3.rmvb
Author: mudeyfa Keywords: Added: December 7, 2010 muxaadaro:
View Articlefataawa Inhizaamiya4-2.rmvb
Author: mudeyfa Keywords: Added: December 7, 2010 muxaadaro:
View Articlefataawa Inhizaamiya4-1.rmvb
Author: mudeyfa Keywords: Added: December 7, 2010 muxaadaro:
View Articlefataawa Inhizaamiya4-5.rmvb
Author: mudeyfa Keywords: Added: December 7, 2010 muxaadaro:
View Articlefataawa Inhizaamiya4-7.rmvb
Author: mudeyfa Keywords: Added: December 7, 2010 muxaadaro:
View Articlefataawa Inhizaamiya4-8.rmvb
Author: mudeyfa Keywords: Added: December 7, 2010 muxaadaro:
View Articlefataawa Inhizaamiya4-9.rmvb
Author: mudeyfa Keywords: Added: December 7, 2010 muxaadaro:
View ArticleWaa muhim inaad fiirsato Filimkan: My Somali people watch this video please....
Author: moOmar100 Keywords: Added: December 7, 2010 video:
View ArticleQaxootiga Soomaalida oo lagu xadgudbo gudaha Kenya
Hay'adda Amnesty International, ayaa dhaleecaysay qaxootiga Soomaalida sida loola dhaqmo gudaha dalka Kenya.Warbixin goor dhow la soo saaray ayaa sheegtay in tobanaan kun oo dadka Soomaaliyeed ah ay...
View ArticleFaah faahin dheeraad ah oo ka soo baxeysa dagaal xalay illaa saakay...
Dagaal culus oo ey la isu adeegsanayo hubka noocyadiisa kala ayaa xalay ku dhexmaray degmada Hodon ciidamada dowladda KMG ah iyo kuwa AMISOM oo isku dhinac kuwa Alshabaab. Sida la sheegay Weerarka...
View ArticleMaamulka Alshabaab oo magacaabay guddi la tacaalaya abaaraha ku dhuftay meelo...
Madax ka tirsan xarakada Shabaab ayaa maanta magaalada Muqdisho kaga dhawaaqay guddi gaar ah oo la tacaala abaaraha ka jira gobolada ay gacanta ku hayaan ee koonfurta iyo bartamaha wadanka. Sheekh...
View ArticleSafiir Cali Ameerico oo xabsi ka soo daayay muwaadiniin farabadan somali ah
Safaarada somaliya oo kenya oo shegtay in ay ku guulaysatay sii daynta dad qaar ka mid ah dadkii ay xiriin kenya safiirka somaliya u fadhiya dalka kenya ap max’ed cali ameeriko oo warbaahinta muqdisho...
View Article