Alshabaab oo maamul cusub u magacaabay degmada Baadheeree ee Gedo(daawo...
Maamulka xarakada al shabaab ee Gobalka Gedo ayaa maamul cusub u magacowday degmada Baardheere oo ka tirsan Gobalka Gedo iyadoo maamulkii hore xilkii laga...
View ArticleAlshabaab oo maamul kale u magacaabay lafoole
Maamulka gobalka shabeelaha hoose ee xarakada mujaahidiinta al Shabaab ayaa maamul cusub u magacaabay degaanka lafoole oo ku yaala duleedka magaalada Muqdisho. Maamulkan cusub ayaa ka kooban waaloga...
View ArticleDhibaatada ay u geysatey Dagaladda sokeeye dhalinyaradda Soomaaliyeed
20-sano oo dagaalo sokeeye ay ka socdeen wadanka Soomaaliya, dhalinyaradda ayaa aheed kuwa uga weyn ee laga dhigtey xaabadda la shito. Markii kooxiihii jabhadaha ay qabsadeen caasimadda Muqdisho...
View ArticleMudanayaasha Barlamanka oo maanta kulmaya
Mudanayaasha Baarlamanka Soomaliya ayaa maanta lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan xarunta golaha shacabka kaasi oo ay uga doodayaan ansixinta xubno ka harsan gudiga madaxa banaan ee Dastuur u sameynta...
View ArticleAdmiral Faarax Qare" ciidamada Baddu waxa ay gacanta ku dhigeen Markab"
Ciidanka badda Soomaliya ayaa gacanta ku soo dhigay Markab si sharci daro ah dhuxul uga soo qaadayay mid ka mid ah Dekdedaha dalka, kadib howlgal ay ka sameeyeen xeebaha Soomaliya iyagoo dhanka kale...
View ArticleSheekh Abu Salmaan Xassaan Xusseen حفظه الله ::: Fataawaa Al-Inhizaamiya : ...
Author: IbnTuraab Keywords: Added: January 4, 2011 muxaadaro:

View ArticleAlshabaab oo Baydhabo lug iyo gacan is-dhaaf ah uga jaray wiil dhalinyaro ah...
Magaalada Baydhabo, xarunta maamulka gobolka Bay waxaa shalay lug iyo gacan is-dhaaf ah looga jaray wiil dhalinayro ah oo lagu magacaabo Nuur Maxamad Nuur ka dib markii al-Shabaabku ku eedeeyeen in uu...
View ArticleCusbitaalka Caanka ah ee Martiini oo mudo dheer ka dib ay dowlada Soomaalidu...
Cusbitaalka Martiini ee magaalada Muqdisho oo in mudo ah aan wax adeeg caafimaad ah u qaban shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa hadda sida la sheegayo waxay dowladu diyaarineysaa qorshe ay dib...
View ArticleAlbaabka guri ku yaal magaalada Hargeysa oo la soo dhigay xalay cunug...
Magaalada Hargeysa, xaafadda Sheekh Nuur wararka ka imaanaya ayaa sheegaya in xalay la soo dhigay gabar yar oo gacanta loogu soo dhejiyay warqad uu magac ku qoran yahay. Gabadhan dhallaanka ah oo...
View ArticleUrurka Ahlu Sunna oo isu diyaarinaya weeraro ey ku qaadaan degaanada Xarakada...
Wararka ka imaanaya Gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamada maamulka ahlusunna laga dareemay dhaq dhaqaaqyo ciidan oo ka wadaan deegaanada ay gacanta ku hayaan gaar ahaan magaalada dhuus mareeb...
View ArticleTatankii koobka kubada cagta ee ka soconaayay dalka Malaysia oo lasoo...
Taman Melati ayaa ku guuleysatay tartankii koobka kubadda cagta ee dhax maray Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan wadanka Malaysia, koobkaas ayaa loogu magac daray Kontan guuradii ka soo wareegtay...
View ArticleDhibaatada haysata Carruurta Soomaaliyeed
Wakiiladda gaarka ah Radhika Coomaraswamy ayaa Qaramada Midoobay uga warbixisay xaalada carruurta soomaaliyeed ay ku sugan yihiin ka dib markii ay dhawaan booqasho ku soomartay meelo kamid ah dhulka...
View ArticleSoomaali lagu waayay danbi Australia
Laba wiil oo Soomaali ah oo lagu waayay danbi argagixiso dalka Australia. Cabdiraxmaan Maxamed Axmed oo labaatan iyo lix jir ah, iyo Yacquub Khayre oo labaatan iyo saddex jir ah ayaa lagu waayay danbi...
View Article