Diyaarad Habeeenkii Labaad Dul Heehaabaysa Magaalada Burco
Diyaad aan lagaranay ujeedadeeda ayaa Habeenkii labaaad ku dul wareegaysa hawada magaalada burco, waxaana ay dadku qaar sheegayaan inaanay ahayn diyaarad balse ay yihiin laba diyaaradood oo is...
View ArticleFikrad gaar ah:Dawladda Sh. Shariif: Deyr oodan, Dood furan iyo Dayac...
DooDawladda Sh. Shariif: Deyr oodan, Dood furan iyo Dayac baahsan. Doorashadii Sheekh Shariif waxay hammi badan galisay inta diin jacaylka lagu qalday, inta damiirkooda qabiilku ku laba qarxay, iyo...
View ArticleDowlada oo saakay iskuul boliisiya xukun dil ah saddex askeri kula fulisay...
Maxkamada ciidamada dowlada Soomaaliya ayaa saakay fagaaraha Iskuul Boliisiya dil toogasho ah kula fulisay saddex askeri oo lagu eedeeyay in ay horay u dileen shacab. Wasiirka gaashaandhiga xukuumada...
View ArticleSaraakiil qurbo-joog ah oo la kulmay madaxweyne Shariif Sh. Axmad
Madaxweynaha Dowladda KMG ah ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wasiirka gaashaandhigga ahna ku simaha ra’iisul wasaaraha C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi, ayaa shalay gallinkii dambe kulan ay...
View ArticleOdayaal dhaqameed ey dhowaan Alshabaabku ku xireen Ceelbuur oo la la'yahay!!
Sedex nin oo ah odayaal dhaqameed dhowaan ey ku xireen ceelbuur ayaa la la'yahay meel jaan iyo cirib dhigeen kadib markii qaraabadoodu ka waayeen xabsiga magaalada Ceelbuur oo ey in muddo ah ku...
View ArticleLaba muwaadin somali ah oo ey toogteen ciidamada AMISOM oo saakay laga helay...
Labadaan meyd ahaa xaga danbe ee madaxa waxaa uga yaal dhawacyo u muuqdo in ay yihiin risaastii madaxa lagala dhacay ee ay u geeriyoodeen . Warku ayaa intaa ku daraya in meydadka ay ahaayeen kuwo aan...
View ArticleSheekh Abu Salmaan Xassaan Xusseen حفظه الله ::: Fataawaa Al-Inhizaamiya : ...
Author: IbnTuraab Keywords: Added: January 17, 2011 muxaadaro:

View ArticleMaxey isku qoonsadeen Cabdiraxmaan Faroole iyo Sh. Shariif Sh. Axmad?
Dowlad goboleedka Puntland ayaa dhowaan sheegtay iney xiriirkii wada shaqeynta u jartay dowladda KMG ah ee Sh. Shariif Sh. Axmad iyadoo aan carabaabin waxa ey ku qoonsadeen dowladda KMG ah. Hadaba...
View ArticleAl-Shabaab oo madaafiic ku garaacay xarunta baarlamaanka iyo AMISOM oo ka...
Dagaalyanada Xarakada Al-Shabaab ayaa maanta hoobiyeyaal ku weeraray xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho, halkaasoo ay ku kulansanaayeen Xildhibaanada baarlamaanka Somalia. Madaafiic jawaab...
View ArticleShacab aad uga carooday ficil ay al-Shabaabku maanta ka sameeyeen...
Magaalada Muqdisho gaar ahaan deegaanka Ceel-Carfiid oo ka mid ah goobaha ay ku xoogga badan yihiin al-Shabaabku ayaa waxaa maanta ka dhacay dibadbax ka dhan al-Shabaab kaas oo ilaa iyo caawa soo...
View ArticleAl-Shabaabka Ceelbuur oo Nabaddoon Shire Diiriye Cismaan gurigiisi kala baxay...
Degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud wararka ka imaanaya ayaa sheegaya in halkaas xoogagga gacanta ku haya ee al-Shabaab ay xalay gurigiisi ugu galeen dabadeedna xabsigooda ku xireen mid ka mid ah...
View ArticleXildhibaanada Baarlamaanka ee ka soo jeeda Puntland oo ka soo horjeestay...
Ka dib markii maamul goboleedka Puntland ee uu hogaamiyo Cabdiraxmaan Faroole ay ka soo horjeesteen nidaamka ay ku shaqeyneyso hadda dowladda Soomaalidu islamarkaana ku dhawaaqeen in ay xiriirkii u...
View Article