Qaar kamid ah odayasha Ceelbuur oo beeniyey ismaandhaaf la sheegay inuu ka...
Qaar kamid ah Odayaasha dhaqanka ee degamada Ceelbuur ee gobolka Gal-guduud ayaa been aan sal iyo raad lahayn ku tilmaamay warar sheegay in khilaaf iyo maandhaaf ka jiro degmada Ceelbuur kaas oo ku...
View Articlefataawa Inhizaamiya10-1.rmvb( Xasaan Xuseen).rmvb
Author: mudeyfa Keywords: Added: January 10, 2011 muxaadaro:
View ArticleBan Ki Moon oo ka hadlay arrimaha Soomaaliya
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Ban Ki Moon, ayaa warbixin uu soo saaray todobaadkan ka digay wuxuu ugu baaqay bulshada caalamka in ay si deg deg ah xoog military iyo taageero kaleba u siiyaan...
View ArticleSadex ka mid ah mas'uuliyiintii al-shabaab ee degmada Bu'aale oo xilkii laga...
Degmada Bu'aale wararka ka imaanaya ayaa sheegaya in qaar ka mid ah maamulkii al-Shabaab ee degmadaas xilkii laga qaaday iyo mas'uuliyiintaas qaarkood oo ka biya diiday xilka laga qaaday. Shiikh...
View ArticleR/wasaare Farmaajo oo ku sii jeeda Mareykanka
Raisul wasaaraha xukuumada KMG ee Soomaaliya Prof Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa goor dhoweyd oo maanta ah ka duulay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho. Safarka raisul wasaaraha ayaa...
View ArticleAtam oo weerar gaadma ah ku qaaday ciidamada Puntland ee Galgala fariisinka...
Wararka naga soo gaaraya Deegaanka Buuraleyda Galgala ayaa sheegaya halkaasi dagaalo geystay Qasaarooyin kala duwan oo isugu jira Dhimasho iyo Dhaawac ku dhex maray Ciidamada Sheekh Maxamad Siciid Atam...
View ArticleDowladda oo xirtay 10 qof oo u dhashay India
Ciidanka ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa lagu waramay inay xireen toban nin oo ahaa shaqaalaha markab kuwa ganacsiga ah magaalada Muqdisho. Sababta loo xiray shaqaalaha ayaa lagu sheegay inay...
View ArticleMuxaadaro Geerida Rasuulka SCW iyo Dardaarankiisii Sh Maxamed Idiris Full
Author: albadaris Keywords: Added: January 11, 2011 muxaadaro:
View ArticleMaamulka Alshabaab ee koonfurta Somalia oo u diiday hay'adaha garagaarka...
Maamulka Al-Shabaab Ayaa maanta si buuxda u shaacisay in aysan u ogolaan doonin hay'adaha gargaarka caalamiga ah iney nafaqo gaarsiiyaan gobolada ey iyagu ka taliyaan kadib markii sidaas ey ka...
View ArticleDowladda Mareykanka oo ku baaqday in la kordhiyo ciidamda AMISOM ee Somalia...
Taliska Mareykanka ee Qaaradda Africa ayaa ku booriyay wadamada Uganda iyo Burundi in ay Soomaaliya ku soo daad gureeyaan 8,000 oo nabad ilaalin ah. Taliyaha Africom G. William Ward oo hoggaaminaya...
View ArticleAl-Shabaabka Bu'aale iyo ganactsada Dhuxusha dhoofiyisa oo heshiiyay iyo...
Degmada Bu'aale ee gobolka Jubbada Dhexe wararka naga soo gaaraya ayaa sheegaya in halkaas ay ka jirto xiisad u dhexeysa Maleeshiyaad deegaanka u dhashay iyo maamulka al-Shabaab ee degmada. Xiisadan...
View ArticleDhaqdhaqaaq ciidan oo laga dareemayo degmada Xarardheere iyo al-Shabaab oo...
Degmada Xarardheere ee gobolka Mudug xoogaga gacanta ku haya ee al-Shabaab mas'uuliyoontooda ayaa ku hawlan sida la soo sheegayo qabqanqaabada duulaan ka dhan ah degmada Hobyo. Warar la qaadan karo oo...
View ArticleXildhibaana Cali Maxamuud Faarax, Seeko; "Xukuumadu waxba kama qaban karto...
Xildhibaan Cali Maxamuud Faarax oo sidoo kalena ku magac dheer Cali Seeko ayaa sheegay in xaalada mushkilada xambaarsan ee Soomaaliya aysan xukuumadu waxba uga qaban karin waqtigii boqolka maalmood...
View ArticleFaahfaahin ku saabsan dagaaladii xalay iyo duqeyntii barbar socotay ee...
Magaalada Muqdisho gaar ahaan agagaarka suuqa weyn ee Bakaaraha ayaa sida warar soo baxaya ay sheegayaan waxaa ku dhintay inta la ogyahay shan qofood oo shacab ah halka dhaawucuna uu toban qofood ka...
View ArticleRa'iisal wasaare Farmaajo; "Marka aad doonayso inaad ka hortagto koox, waxaad...
Ra'iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Farmaajo oo haatan ku sugan dalka Mareykanka ayaa ka hadlay qorshaha dagaal ee ka dhanka ah al-Shabaabka dagaalka kula jira dowladda Soomaaliya. Mr. Farmaajo...
View ArticleHambalyo dhalasho cawo iyo ayaan leh hawada loo marinayo Habaryar Aniso Aadan...
Habryar Aniso Aadan Iidle iyo Seygeeda Maxamed oo wiil ugu dhashay Cusbitaalka Jorvi, Magaalada Espoo Galbeedka dalka Finland ayaa waxaa halkan hambalo ka soo go'day kal iyo laab iyo qalbi farax la...
View ArticleAfhayeenka ciidamada Brundi oo sheegay in askari looga dilay Muqdisho
Afhayeen u hadlay ciidamada Burundi oo lagu magacaabo Gaspard Baratuza ayaa sheegay in mid ka mid ah ciidamooda lagu dilay dagaal ay la galeen xarakada Al-Shabaab maalmihii la soo dhaafay. Sidoo kale...
View ArticleCiidamo ka wada tirsan dowladda oo isku rasaaseeyey degmada Waaberi ee...
Ciidamo ka wada tirsan dowladda KMG ah ayaa iska Hor imaad ku dhexmaray degamada Waabari ee magaaklada Muqdisho iyada uu khal khal geliyey dadka shacabka ee xaafadaasi deggan. Waxaa la sheegay in iska...
View ArticleArdayda Somaliyeed ee Jaamacadda MMU ee dalka Malaysia oo guul balaaran soo...
Barnaamij xiiso badan oo loogu talla gallay in arday kasta ay kusoo bandhigto Hidaha iyo Dhaqanka uu lee-yahay dalalka ay ka kala yimaadeen ayaa waxaa lagu qabtay Jaamacadda Multimedia University...
View ArticleDagaal iyo duqeymo daba socday oo saakay dad shacab ku waxyeeleeyey magaalada...
Ugu yaraan laba qof, ayaa ku dhintay shan kalena way ku dhaawacmeen dagaallo iyo duqeymo culus oo saakay magaalada Muqdisho ku dhexmaray ciidammada dowladda oo kaashanaya AMISOM iyo dagaalyahannada...
View Article