Quantcast
Channel: HALGANKA.NET
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live

Somali man guilty of attack on cartoonist - Independent Online

Copenhagen - A Danish court on Thursday declared a Somali man guilty of terrorism for using an axe to break into the home of a Danish cartoonist who had caricatured the Prophet Muhammad. The...

View Article


Ciidamo al-Shabaab ka tirsan oo magaalada Mandera ee Waqooyi Bari kenya ku...

Magaalada Mandera ee ku taal xadka kala bara Kenya iyo Soomaaliya ayaa sida wararku sheegayaan waxaa lagu qaarajiyay laba nin oo ka tirsanaa maamulka dowladda ee gobolka Bakool. Macalin Jiis,...

View Article


Wararkii u dambeeyay ee naga soo gaaray dagaalka al-Shabaab iyo Ahlu Sunna ku...

Waxaa iska soo daba-dhacaya warar ku saabsan qasaaraha ka dhashay dagaalka al-Shabaab iyo Ahlu Sunna ku dhexmaraya deegaanka Dhagaxyaalo oo sida la sheegayo maamul ahaan hoostaga degmada Guriceel...

View Article

Maamulka xarakada al-Shabaab ee Galgaduud oo degmada Ceelbuur wiil dhalinyaro...

Degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud oo ka mid ah goobaha ay ku xoogga badan yihiin al-Shabaabku ayaa waxay maxkamad ku taalaahi in gacanta laga jaro ku xukuntay wiil da' yar. Wiilkan oo shalay...

View Article

Ra'iisal wasaaraha Itoobiya Meles Zenawi "Dowladda Soomaaliya ma lahan awood...

Ra'iisal wasaaraha dowladda Itoobiya Meles Zenawi ayaa mar kale ku celiyay sida uu uga welwelsan yahay itaal-darada dowladda Soomaaliya. Meles oo la hadlay baarlamaanka dalkiisa ayaa dowladda...

View Article


Aqoonyahan soomaaliyeed oo cambaareeyey AMISOM iyo xilli kordhinta barlamanka...

Aqoonyahan caan ah oo Soomaaliyeed, ayaa si aad  ah u cambaareeyey kordhinta ey isu kordhiyeen xilli barlamanka mudanayaasha dowladda KMG ah isaga oo sheegay in arrintaasi dhibaato cusub ku tahay...

View Article

Gudoomiyaha gobolka Banaadir; "Dhibaatada Muqdisho ka taagan waxaa qeyb weyn...

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, Tarzan ayaa dhibataada ka jirta magaalada Muqdisho ku eedeeyay in ay qeyb weyn ka qaataan ciidamada dowladda. Tarzan ayaa ku wax laga xumaado...

View Article

Xarardheere oo wiil dhalinyaro ah ay ku dileen ciidamada al-Shabaabku ka dib...

Degmada Xarardheere oo ka mid ah deegaanada ay ka taliyaan xoogagga al-Shabaabku ayaa waxay ciidamo ka tirsan xoogagaasi ku dileen wiil dhalinyaro ah kadib markii sida la sheegay uu wiilkani ka dhega...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MUXAADARO SH. XASSAN IBRAAHIM QASE STUDIO, 2011.wmv

MUXAADARO SH. XASSAN IBRAAHIM QASE STUDIO, 2011.wmv MUXAADARO SH. XASSAN IBRAAHIM QASE STUDIO From: dahirqase Views: 0 0 ratings Time: 54:58 More in Film & Animation muxaadaro: 

View Article


Maamulka Somaliland iyo Jabhadda SSC oo ku dagaalamay qeybo ka tirsan gobolka...

Dagaal culus ayaa sida la soo sheegayo waxaa uu ku dhexmarayaa deegaanka Kalshaale ee gobolka Sool maamulka Somaliland iyo jabhada SSC. Dagaalkan oo sida dadka deegaanka laga soo weriyay aad u xoog...

View Article

Xoogagga al-Shabaab oo markale degmada Ceelbuur wiil dhalinyaro ah gacanta...

Maamulka al-Shabaab ee degmada Ceelbuur ayaa shalay meel fagaara ah oo ku taal gudaha magaalada waxay gacanta uga jareen wiil dhalinyaro ah oo sida ay al-shabaabku sheegeen fal xatooyo ah sameeyay....

View Article

Mas'uul ka tirsan Dowladda Kanada; "Dowladda Soomaalidu waxay xiriir la...

Dowladda Soomaaliya ayaa waxaa lagu eedeeyay in ay xiriir hoose oo aad u dhow la leedahay kooxaha Socotada Badda ku dhiba Badweynta Hindiya iyo Gacanka cadmeen. Bogga internetka ee lagu magacaabo...

View Article

Al-Shabaab oo degmada Wanla-Weyn ku xirxiray in ka badan 150 ka tirsan...

Al-Shabaab ayaa gelinkii dambe ee maalintii shalay aheyd xabsiga dhigay in ka badan 150 xubnood oo ka tirsan Firqada ay Soomaalidu u taqaan Takfiirka. Dadkan ay al-Shabaabku xirxireen ayaa waxaa...

View Article


Midowga Africa oo sheegay in la kordhinayo ciidamada AMISOM

Saraakiisha ammaanka ee Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay ayaa sheegay in sanadkan inta uusan dhamaan Soomaaliya loo dirayo ciidamo isku dhaf ah oo ka socda Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika...

View Article

Malez Zenawi oo sheegay iney raadineynayaan dekado ey isticmaalaan!

Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in ay raadinayaan dekado ey isticmaalaaan geeska kuwaasay ka mid yihiin kuwa Soomaaliya. 

Ra’isal wasaaraha Itoobiya Meles Zenawi ayaa sheegay in la sameeyay daraasad...

View Article


Xukuumada Faransiiska oo wax laga xumaado ku tilmaamay Waqtiga ay kororsadeed...

Tan iyo wixii ka dambeysay markii Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaalidu waqtiga jiritaankoodi ay kororsadeen ayaa waxaa iska soo daba dhacaya cambaareyn iyo shaki ka dhan ah talaabadaas. Dowladda...

View Article

Suldaan Cali Cabdullahi Xasan oo al-Shabaabka Galgaduud eedeyn dhinacya badan...

Al-Shabaabka ka taliya gobolka Galgaduud intiisa badan ayaa waxaa lagu eedeeyay in ay dhibaatooyin fara badan ku hayaan dadka shacabka ah ee gobolka ku dhaqan. Suldaan Cali Cabdullaahi Xasan oo ka mid...

View Article


Khilaaf xoogan oo soo kala dhexgalay mas'uuliyiin ka tirsan Ahlu Sunna iyo...

Waxaa bannaanka u soo baxay khilaaf aan yareyn sida la sheegayo oo soo kala dhexgalay qaar ka tirsan mas'uuliyiinta ugu sareysa maamulka Ahlu Sunna ee gobolka Galgaduud. Khilaafkan ayaa si gaar ah uga...

View Article

Taliye ka tirsan Jabhada SSC; "Somaliland dagaalka waan ku jebinay ilaa ay...

Taliye ka tirsan Jabhadda SSC ayaa sheegay in dagaalka ay kula jiraan ciidamada Somaliland uu sii socon doono ilaa ay ka saarayaan deegaanada Sool iyo Sanaag gaar ahaan deegaanka Kalshaale oo...

View Article

Koonfurta Sudan oo noqotay dal cusub kadib afti loo qaaday dadka

Dabaaldeg ayaa ka bilaabmay magaalo madaxda Koonfurta Sudan ee Juba markii lagu dhawaaqay natiijada aftida gooni isku taaga koonfurta Suudaan. Dadka qaar ayaa bilaabay ciyaar iyagoo tumaaya gurbaano,...

View Article
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live


<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>