Iska hor imaad qasaare dhaliyay oo xalay Shabaab ku dhex maray duleedka Muqdisho
Iyadoo maalmahan ay soo xoogeysaneysa khilaaf salka ku hayay lacagaha laga qaado Gaadiidka isaga kala goosha Muqdisho iyo deegaanada loo barakacay, halkaas oo Bar koontarool ay Shabaab ku leeyihiin...
View ArticleMucaaradka Libiya oo galay magaaladii uu ku dhashay Col. Qadaafi ee Sirte
Ciidamada Dowladda KMG ee Libiya ayaa horumar ballaaran ka sameeyay duulaankoodii Sirte, iyadoo gudaha u galay Magaaladii u dambeysay ee uu ku xooganaa Madaxweynaha talada laga tuuray Col. Qadaafi....
View ArticleDiyaarad kuwa aan duuliyaha laheyn oo ku soo dhacday Kismaayo
Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in diyaarad kuwa aan duuliyaha laheyn oo ah kuwa wax basaasa ay xalay fiidkii ku soo dhacday Magaaladaas, xilli ay...
View ArticleHey’ada Salaam oo deeq gargaar ka ah ka qeybisay Muqdisho.
Hey’ada Nabadda iyo Hormarinta Bulshada ayaa maanta deeq lacageed ka qebisay Xerada Al cadaala ee degmada wadajir ee Gobolka Banaadir iyadoona deeqdaani loo qeybyey boqolaal. Gudoomiayaha Hey’ada...
View ArticleAayadda Maanta: Suuratul Dhuxa Aayah-9-11
Aayadda-Maanta-Suuratul-Dhuxa-Aayah-9-11Maqaaladda La Xiriira: Aayadda Maanta: Suuratul-Zumar Aayah 9 Aayadda Maanta: Suuratul-Xujraat Aayah 10 Aayadda Maanta: Suuratul-Xashri Aayah 9
View ArticleMUXAADARO XHEEKH XASAN DEHEEYE.wmv
MUXAADARO XHEEKH XASAN DEHEEYE.wmv From: salalnews Views: 0 0 ratings Time: 10:04 More in Entertainment muxaadaro:
View ArticleMareykanka oo dukheeyay al-Shabaab
Dagaal ayaa ka dhacay koonfurta Soomaaliya, oo ay ku lug leeyihiin dayaaradaha aanay cidina wadin ee Mareykanka iyo ciidamada dowladda KMG ah ee Soomaaliya kuwaasi oo weeraray kooxda islaamiga ee...
View ArticleRabshadihii Yemen oo sii Kordhay
Kadib markii Madaweyne Cali C. Saalix uu dalka kusoo noqday waxa sii xoogeystay gacan-ka-hadalka u dhexeeya ciidamadiisa iyo mucaaradka. Weeraro ay ciidamada dawladdu ku qaadeen goobaha uu deggan yahay...
View ArticleWicitaanka: Batuula Isaaq Maxamed
Barnaamijka Wicitaanka ee maanta waxa marti ku ah Batuula Isaaq Maxamed oo xubin ka ah ah Ururka Haweenka Soomaalida ee Qurbe-joogta Batuula waxay ka qeyb gashay shir lagu qabtay magaalada Lund ee...
View ArticleHaweenka Sacuudiga oo xaq u yeelanaya doorashooyinka
Boqorka Sacuudiga Cabdalla Bin Cabdulcasiis ayaa balanqaaday in haweenka Sacuudiga markii ugu horeysay ay ka qeybgali karaan doorashooyinka dowladdaha hoose ee dhici doona 4 sano kadib.
View ArticleNeb. commission tells Grand Island is can't use 911 funds to pay for ... -...
Neb. commission tells Grand Island is can't use 911 funds to pay for ...The RepublicMost of the city's non-English calls to 911 have been in Spanish, Arabic, Vietnamese, Somali and Somali Arabic....
View Article2 qof oo ku dhimatay shil gaari oo ka dhacay Bakool
Laba qof ayaa ku dhimatay shan kalena dhaawacyo halis ah ayaa ka soo gaaray, kaddib markii gaari nooca xamuulka qaado oo ay saarnaayeen uu ku rogmaday deegaanka Buurdhuxunle ee u dhaxeysa degmooyinka...
View ArticleMadaxweyne Sheekh Shariif: “Waalidiinta Caruurtooda wax habaraan hadii kale...
Muqdisho Sept 25,2011(qurbejoog.com)- Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Xubno ka socday Maamulka gobolka Banaadir, Wasiiro ka tirsan Xukuumadda oo ay wehliyaan Saraakiil iyo Ciidamo ka tirsan AMISOM ayaa...
View ArticleDagaal askar faro badan ay ku dhimatay oo xalay Muqdisho ka dhacay
Muqdisho Sept 26,2011(qurbejoog.com)-Dagaal xalay magaalada Muqdisho ku dhexmaray ciidamda dawlada iyo kuwa ka amr qaata kooxda AlShabaab ayaa waxa ku dhintay askar fara badan oo kuwa dawlada ah....
View ArticleSomali P.M. issues alert to U.N.
UNITED NATIONS, Sept. 24 (UPI) — Somali Prime Minister Abdiweli Mohamed Ali warned the U.N. General Assembly Saturday Islamic militants in his country have international aspirations. Speaking in New...
View ArticleAfrica: First Prize for Child in Somalia - an Ak-47 - AllAfrica.com
Africa: First Prize for Child in Somalia - an Ak-47AllAfrica.comOver the weekend, a Somali radio station run by the Shabab, the most powerful Islamist militant group in the war-ravaged country, held an...
View ArticleSoomaali sideed maalmood u kala lugeysay Toronto iyo Ottawa
Ottawa Sept 26,2011(qurbejoog.com)-Soomaalida ku nool dalka Canada ayaa dhawaan qaaday olole aan noociisa hore loo arag oo ay dunida ugu muujinayaan sida ay uga xun yihiin xaalada macaluul ee dalka...
View Article