Afewerki: Wax lug ah kuma lihin colaadda Somalia
Madaxweynaha dalka Eritrea Isaias Afewerki ayaa beeniyay in dalkiisu uu ku lug leeyahay mushkiladda ka taagan dalka Somalia. Qramada Midoobay ayaa dalka Eritrea saartay cunaqateyn la xiriirta taageerro...
View ArticleSomaliland: 12 ku Dhintay daadad soo Rogmaday
Ugu yaraan 12 qof oo 11 ka mid ah ay dumar yihiin ayaa dhintay kaddib markii xalay ay qaadeen daadad ka soo rogmaday tog lagu magacaabo Agabar oo ku yaalla dhinaca waqooyiga Somaliland Dadkan ayaa la...
View ArticleXildhibaan Diheeye: Shacabka Soomaaliyeed Dhamaantood waa barakac waxa ayna u...
Muqdisho (RBC Radio) Mudane ka tirsan baarlamaanka KMG Soomaaliya ayaa sheegay in loo baahanyahay in dadka Soomaaliyeed loo soo gumado. Xildhibaan Maxamed Cali Diheeyo ayaa sheegay in dadka...
View ArticleQaxooti Somaliya oo Dibad bax xoogan kadhigay Dalka Holand”Daawo Sawirada”
Boqolaal Soomaaliyeed oo ay wehliyaan ajaaniibta kale ee ku nool dalka Holland ayaa maanta isugu soo baxay xarunta Dowladda Nederland ee Den Haag, gaar ahaan wadada Malieveld halkaasoo ay ku soo...
View ArticleCiyaaryahano caalamka siweyn looga yaqaano Somaliya deeqo U aruurinaayo
Sida shaaciyeen labaan ciyaaryahan si weyn loga yaqaano dunidaan aan saaranahe dusheyda aya shegeen in soo qaban qaabinayaan ciyaar kasoo qeyb galayaan ciyaaryahano caalamka si weyn loga yaqaano...
View ArticleCeeb&Calool Xumada Haweynka Somaliyeed kuheesatada Qurbaha”Daawo Vidio”
Dagaalada iyo Colaadaha looga soo cararay dalkeena Hooyo ee Somalia ayaa wexeey noqdeen kuwo Shacabka Soomaaliyeed dhan kasta Ibtilo iyo dhibaato eeysan horay u arag dhabarka u saaray. Shacabka...
View ArticleMucaaradka Libya Oo Gudaha U Galay Magaalada uu ku dhashay Qadaafi ee Sirta...
Sirta (RBC):- Ka dib Seddax Maalin oo dagaallo xoogan lagu hayay magaalada Sirta waxa ay maanta Mucaaradka Libya gudaha u galeen magaalada. Dagaalyahada daacada u ah Korneel Qaaafi ayaa waxa ay soo...
View ArticleValencia iyo Chelsea, Arsenal iyo Olympiakos oo isku dhici doona iyo kulamo...
Muqdisho (RBC Radio) Kulamo aad u xiiso badan oo ka tirsan koobka horyaalada Qaarada Yurub ee Champions League ayaa la ciyaari doonaa waxa ayna kooxuhu isku arki doonaan sidatan. 10:02...
View ArticleSomali Tahriibayaal nolol iyo Geeri lagu la’yahay Gudaha Dalka Yeman
Wararka naga soo garaayo gudaha dalka yeman ay shegaya in halkaas lagu yahay somali aad u badan oo halkaas qaxooti ku ahaa in dhawaale waxaana lasheegay in saacadihi lasoo dhaafay meel aan lagu...
View ArticleWasiirka Difaaca Dalka Yemen Oo Isku Day Dil Kabadbaaday
Sana’a (RBC):- Sida ay qortay wakaalada wararka Reuters Wararka maanta oo Talaado ah Wasiirka Difaaca Yemen ayaa waxa uu ka badbaaday isku day lagu doonayay in lagu qaarajiyo. Waxaa lagu weeraray Qarax...
View ArticleShir looga hadlayo arrimaha Soomaaliya oo ka furmay dalka Denmark
Shir ay ka qeyb galayaan in ka badan 40-dal iyo hay’ado madax bannaan oo ku mideysan kooxda xiriirka Soomaaliya ee Contact Group ayaa ka furmay maanta dalka Dernmark. Shirkaas ayaa waxaa looga...
View ArticleDagaal Gobolka Gedo
Gedo goob ka tirsan ayaa ciidanka Dowladdu ay kala wareegeen Shabaab, dagaal kulul ka dib.
View ArticleSomaliland oo Deeq Geysay Xeryaha Dhadhaab
Somaliland ayaa maanta deeq gaarsiisay xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kenya. Deeqdan oo ku filan 5 kun oo qoys ayaa waxaa maanta loo qeybiyay dadka ku jira xerada Ifo 2. Deeqdan waxaa halkaasi...
View ArticleBisha Cas oo ka qaybinaysa cunto dhulka abaarta
Hayadda caalamiga ee gargaarka ee Bisha Cas ayaa sheegtay inay isku diyaarinayso inay cunto gargaar ah ay siiyaan in ka badan hal milyan oo qof
View ArticleUNHCR: Soomaalida Yemen ma Taageeri karno
Hay'adda Qaramada Midoobey u qaabilsan Qaxootiga Caalamka xafiiska ay ku leedahay caasimada dalka Yemen ee Sanca ayaa u sheegtey Somalida qaxootiga ah ee wadankaas ku nool in hadii xaalada dalka Yemen...
View ArticleDowladda Federaalka ku meelgaarka ah ee Soomaaliya oo lagu eedeeyay in ay...
Dowladda Soomaaliya oo horay u sharciyeysay hirgelinta iyo dabaqaadda shareecadda Islaamka ayaa waxaa hadda lagu eedeynayaa in aysan ku dhaqmin shareecadda Islaamka. Xildhibaanad Khadiijo Diiriye oo...
View ArticleMunaasabad ballaaran oo Xarunta Gobolka Banaadir ka dhacday (Sawirro)
Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaliya Mudane Shariif Sh. Axmed ayaa maanta xarunta gobolka banaadir kula kulmay dadweyne aad u fara’badan oo ay ka mid yihiin ururada haweenka Soomaliyeed, dalinyarada,...
View ArticleFaah faahin ka soo baxeysa Weerar lagu qaaday fariisin guuto ka tirsan...
Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa weerar shalay Kooxo Hubeysan oo dhar shibil watay ku qaateen Fariisin ay ku sugnaayeen Ururka 12aad ee Guutada 2aad Ciidamada Xooga dalka, iyadoo weerarkaa...
View ArticleKulamadii xalay ee Champions League, Barca, Milan iyo Arsenal oo badiyay
Kulamo xiiso lahaa oo ka tirsanaa Koobka Horyaalada Qaarada Yurub ee Champions League ayaa xalay la ciyaaray,kuwaasoo ahaa ciyaarihii labaad ee Wareega Group-yada Koobkaas. Arsenal oo beryahan...
View Article