Madaxweyne Shariif oo la shirbay Bar baarta gaashaman (Daawo-Sawirada)
Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed ayaa oo maanta kormeero kala duwan ku maray qeybo ka mid ah Magaalada, isla markaana ku dhex lugeeyay Xaafadaha degmada Xamar weyne ayaa mar uu tagay...
View ArticleAfrican Union to get extra troops for Somalia mission
The African Union (AU) says it expects to receive 3,000 extra troops over the next six months to reinforce its operations in Somalia. Lt Colonel Paddy Ankunda, spokesman for the AU mission in Somalia,...
View ArticleAhlu Sunnada Gobolada Dhexe iyo maamulka Ximan iyo Xeeb oo is eedeeyay. Maxaa...
Suufiyiinta inta badan ka taliya gobolada Dhexe ee Soomaaliya ayaa sheegay in koox hubeysan oo ka soo jeeda dhanka Ximan iyo Xeeb ay dhaceen raashin gargaar ah oo loo waday agoon ku sugan Galguduud....
View ArticleDiyaarad Mareykanka laga leeyahay oo aan duuliya wadin ayaa ku soo dhacday...
Diyaarad ay Mareykanku leeyihiin oo nooca duuliya la'aanta duula ah ayaa waxaa la sheegayaa in ay ku soo dhacday agagaarka degmada Dhoobley. Wakaaladda wararka ee PRESS TV oo soo xiganeysay sarkaal...
View ArticleSiilaanyo: "yaan la isku khaldin gurmadka iyo siyaasadda"
Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa ku tilmaamay in aan Somaliland ka noqon doonin gooni isu taagga. Waxaa uu ka jawaabayay hadallo ka soo yeeray madaxda Soomaaliya oo ku baaqay midow.
View ArticleWar naxdin leh oo laga soo sheegayo qaar ka tirsan barakacayaasha ku sugan...
Idaacadda Shabeelle Radio oo booqasho shaqo ku tagtay xerada Soona Key (Zone K) ee magaalada Muqdisho ayaa soo tebisay war murugo iyo uur kutaalo leh. Idaacaddu waxay sheegtay in ay indhohooda ku soo...
View ArticleCILMI BAARIS: Cabista qaxwada (Kafeega) oo ka hortegi karta Niyad jabka...
Cabista ama durduurasha kafeega ayaa waxaa hadda la sheegayaa in ay wax ka tareysa cudurka niyad jabka ama murugada ee Dumarka. BBC:da ayaa baahisay warbixin cilmi-baariseed oo ka soo baxday...
View ArticleCiise Muuse Yay U Shirayaan oo Ka Shirayaan? By- Ahmed Jama Hure
Tolow yay u shirayaan oo ka shirayaan? Wallee Timir Lafbaa Ku Jirta! 1. Ma Dawladda Somaliland ayay u dhoolo tusayaan? 2. Ma Marxuunkii Ina-Cigaal ayay siyaaro u dhigayaan?...
View ArticleSHARIIFAW MARNBA SOMALILAND KAMA NOQONAYSO GOONI ISKU TAAGEEDA IYO...
Dhamaan Shaqaalaha Oodwayne News Aad Ayaan Idiin Salmayaa Hadii Aan U Dhaadhaco Maqaalkaygan Hadlka Shariifku Iyo Raysal Wasaraaha Somaliya Ay Kula Dul Dhacay Hadal Aan Ka Qaban Somaliland .Waxaan...
View ArticleMaxaa kallifay in madaxweynuhu u jawaabo dad gaar ah iyadoo…. By- Maxamed...
Aad ayaan u salaamayaa ummada s/land iyo saxaafada xorta ahba, salaam kadib waxaan qalinka u qaatay in aan weedh ka idhaahdo jawaabta uu madaxweynuhu ugu jawaabayay ashqaas gaar ah iyadoo isugu...
View Article” Tiiraanyadiinnii horaan Tiicayaa Welliye, Miyaanu caqligu Toosahayn Tanina...
Dadku waa labo qaybood oo kala ah makas iyo masuul. Diinteenna ayey ka dhuux muuqataa farqiga u dhexeeya makas (sufaho) iyo masuulka. Labada qaybood isku aragti maaha, isku ficil maaha, iskuna dood...
View ArticleUrur Siyaasadeedka DALSAN Oo Laga Dhawaaqay Magaalada Hargeysa
Hargeysa (OWN)- Munaasibad balaaadhan aasaasayay urur siyaasadeed cusub oo la magac baxay DALSAN ayaa maanta lagu qabtay Hotel Xaraf ee magaalada Hargeysa. Kulankani oo ahaa mid balaadhan oo ay ka soo...
View ArticleSarkaal ka tirsan ciidamada amniga Puntland oo toogasho lagu dilay
Sarkaal lagu magacaabi jiray Gaashaanle Axmed Maxamed Nuux ayaa habeenkii xalay lagu magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ee maamulka Puntlan. Sarkaalkaas ayaa waxaa dilkiisa geystay kooxo...
View ArticleShirka Gollaha Wasiiradda Oo Lagu Aqoonsaday Gollaha Qaranka KMG...
Shirkii todobaadlaha ahaa ee gollaha wasiiradda Xukuumadda Soomaaliya oo looga doodday arrimaha badan maanta ayaa lagu aqoonsaday gollaha qaranka KMG ah ee Liibiya. Shirkii maanta ay yeesheen gollaha...
View ArticleShirkii Dalalka Daneeya Arrimaha Soomaaliya Oo Maanta Si Rasmi Ah Uga Furmay...
Kulankan oo ay ka soo qeybgaleen dhamaan xubnaha ku jira kooxdan xiriirka caalamiga ah, Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo ay horkacayaan gudoomiyaha golaha baarlamaanka soomaaliya iyo Rwasaaraha...
View ArticleRa’iisul Wasaaraha Soomaaliya Oo Lagu Casuumay Machadka Daraasaadka Arrimaha...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Professor Abdiweli Mohamed Ali ayaa ka qeybgalay kulan ay Machadka daraasaadka Arrimaha Dibadda ee Denmark soo qabanqaabiyeen, halkaas oo uu ka jeediyey khudbad ama cashar...
View ArticleUrur caawinaya saamaynta burcadda
Olole lagu caawinayo dadka ay burcad baddeeda ay saamaysay ayaa laga bilaabayaa maanta London
View ArticleMadaxda Sare Ee Ciidanka Qaranka Sanaag Oo Qaylo-dhaan Ka Muujiyey Gubista...
CEERIGAABO(OWN)- Shir-jaraa’id oo taliskooda magaalada Ceerigabo ku qabteen Taliyaha Ciidanka Qaranka Sanaag Suldaan-Muuse Jaamac Delef iyo Abbaanduulihiisa C/laahi Suufi ayna ku weheliyeen Isuduwaha...
View ArticleMADAXWEYNE 5 SANNO OO DANBENA WAAN KU DOORANAYNAA NADAADIHI MA DAALOW By-...
Waxaa wax laga xumaado ah in Madaxweyne kasta oo kursigaa yimiaada laga dayn waayo xagxagasho iyo hadal qadaf ku ah Madaxweynaha oo af xumadu horaa loo yidhi "Afku wuxuu la xoog yahay magliga xawda...
View Article