Quantcast
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live

Maamul Goboleedka Puntland oo sheegay in laba kun oo askari oo Amisom ah ay...

Maamulka Puntland ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in laba kun oo askari oo Amisom ah, ay imaan doonaan deegaanada ay ka talliso Maamulka uu hogaamiyo Mudane C/Raxmaan Faroole. Maamul Goboleedka Puntland...

View Article


Madaxweyne Shariif oo maanta markale sheegay in Dowladda Somaliya ay qaadeyso...

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa wuxuu maanta uu ku goodiyay in Xoogaga Shabaab ay ka saari doonaan dalka Soomaaliya oo dhan, isagoo taasi sabab uga dhigay inay dhibaatooyin xoogan ka abuurayaan dalka...

View Article


Dibadbaxyo balaaran oo ka dhacay deegaanada Ximan iyo Xeeb

Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa sheegay in si qaldan loo maamulay deeqaha waxbarasho ee Turkigu ugu deeqay ardad soomaaliyeed iyadoo Banaanbaxyo cabasho ah ay maanta ka dhexeen deegaanada Ximan iyo Xeeb....

View Article

Aamina Faarax & Xaawo Max’ed Oo Dacwadooda Lagu Qaadayo Minnesota

Minnesota – GMN - Inkastoo aysan ahayn markii ugu horaysay, ayaa Laba haween Soomaaliyeed ah laga sugayaa maanta maxkamadda gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, kaddib markii lagu eedeeyay inay...

View Article

Hey’ad Samafal Oo Cunta Karin U Bilowday Barakacyaasha Degmada...

Maamulka degmada Yaaqshiid ayaa ka warbixiyay kushiin barakacayaasha cunto loogu kariyo  oo hey’ad samafal oo Masari ah ay ka furtay degmada Yaaqshiid. Guddoomiyaha degmada Yaaqshiid ayaa maanta...

View Article


Maamulka G/Banaadir Oo Beeniyay In Barakacayaasha Xerada Badbaado Lagu Xadgudbo

Guddoomiyaha maamulka gobalka banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho oo wareysi gaar ah siiyay  Radio Muqdisha ayaa beeniyay in haba yaraatee aysan waxna ka jiraan wararka been abuurka ah ee shaagaya in...

View Article

Isgaarsiinta Gobolada Oo Dib u Soo Laabtay

Muqdisho(GMN)-ka dib markii maalintii shalay ay hawada ka baxeen isgaarsiintii Gobolada Koonfurta iyo bartamaha dalka soomaaliya ayaa maanta si caadi ah u soo laabtay. talaabadani waxa ay  ka danbeysay...

View Article

Dowlada Hoose Ee Xamar Oo Olole Nadaafadeed Ka Bilowday Suuqa Bakaaraha

Maamulka G/Banaadir ayaa olole nadaafadeen ka bilaabay suuqa bakaaraha kaas oo dib loogu soo celinayo bilicdii suuqaasi. Howlahan nadaafadeed ee ka bilowday suuqa weyn ee bakaaraha ayaa waxaa loogu...

View Article


Faarax Macallin: Kenya ma Kaafin karto Qaxootiga Soomaalida

Guddoomiha Ku-xigeenka Baarlamaanka Kenya, Faarax Macallin ayaa madaxda Soomaalida u sheegay inay siyaasadda xal ka gaaraan si dadka xeryaha ku dhibaataysan ay u dib ugu noqdaan. Guddoomiy Ku-xigeenka...

View Article


Prof. Ibbi: Cabsi kama Jirto Xadka Badda Somalia

Wasiirkii hore ee Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee DKMG, Prof. Cabdiraxmaan Sheekh Aadam (Ibbi) ayaa sheegay in is-fahamkii ay saxeexeen ee ku saabsanaa xadka Badda Somalia ay ka noqdeen markii...

View Article

Dagaal ka Socda Dhuuse-mareeb

Dagaallo xooggan ayaa ka socda magaalada Dhuusemareeb ee gobolka Galgaduud kuwaasoo dhexmaraya maleeshiyooyinka kooxda al-Shabaab iyo ururka Ahlu-sunna Wal Jamaaca. Dagaalladan ayaa bilowday kaddib...

View Article

Somalia: A Road Map into a New Quagmire

Since September 6th when a two and a half a day long conference known as the High Level Consultative Meeting was concluded in Mogadishu, the name that has been dominating the Somali political discourse...

View Article

Tacsi Tiiraanyo Leh.

03 Oct 2011 Gudoomiyaha naadiga Easteleigh Starahne Milkilaha kooxdaas  mudane Daahir Ciise Weheliye C/laahi Cilmi  Ereg (Xaaji Gaab) oo ahaa cayaartooydii hore ee naadigii LLPP Jennyo Idiris Maxamuud...

View Article


Tacsi Tiiraanyo Leh.

03 Oct 2011 Gudoomiyaha naadiga Easteleigh Starahne Milkilaha kooxdaas  mudane Daahir Ciise Weheliye C/laahi Cilmi  Ereg (Xaaji Gaab) oo ahaa cayaartooydii hore ee naadigii LLPP Jennyo Idiris Maxamuud...

View Article

Tacsi Tiiraanyo Leh.

03 Oct 2011 Gudoomiyaha naadiga Easteleigh Starahne Milkilaha kooxdaas  mudane Daahir Ciise Weheliye C/laahi Cilmi  Ereg (Xaaji Gaab) oo ahaa cayaartooydii hore ee naadigii LLPP Jennyo Idiris Maxamuud...

View Article


Baarlamaanka oo dood kulul maalintii labaad ka yeeshay Arrinta Badda

Iyadoo wali ay meel xasaasi ah mareyso arrinta ku saabsan Badda Soomaaliya ayaa maalintii labaad waxay Baarlamaanka guda galeen dood kulul oo daba socotay mid shalay dhex martay, waxaana kulanka uu...

View Article

Daah Furka Beybalada Ahlu-Kitaabka.W/Q: Calinuur Xoogsade

  Ahlu Kitaab waxaa la yiraahdaa Yuhuuda iyo Nasaarada oo ahaa labo Umadood oo uu Allaah u soo kala Diray Labada Nabi oo kala ah Nabi Muuse iyo Nabi Ciise ka hor intii aan lasoo saarin Nabi Muxamad...

View Article


tacsi tiiraanyaleh Marxuum cabdi axmed aadan kaar oo loo yaqiinay cabdifood

anagoo ah asaxaabtaan hoos ku qoran waxan tacsi tiiraanyaleh udirayn  reer il axmed aadn kaar reer ilma axmed indha case reer ilma iyo intii maqalkiisa iyo muuqaalkiisa taqiinay alaha unaxariistee...

View Article

TACSI Geerida Mohamed Gaheyr‏

  Ilaahey waa keligii isaga ayaana loo wada noqonayaa. Dhamaan dadka halkan ku qoran waxey tacsi u dirayaan qoyskii, reerkii iyo eheladii uu ka geeriyoodey Eng. Mohamed Gaheyr Xirsi ilaahey naxariista...

View Article

Warbixin ku saabsan doodii kululeyd Baarlamaanka ee Ajandaha Badda

Iyadoo wali ay meel xasaasi ah mareyso arrinta ku saabsan Badda Soomaaliya ayaa maalintii labaadwaxay Baarlamaanka guda galeen dood kulul oo daba socotay mid shalay dhex martay, waxaana kulanka uu ahaa...

View Article
Browsing all 54547 articles
Browse latest View live